Jubbaland oo Dowladda Federalka ka dalbatay inay meel ku sheegto wasiirkii amniga

0
Wednesday January 29, 2020 - 09:41:11 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo Dowladda Federalka ka dalbatay inay meel ku sheegto wasiirkii amniga

    Dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay ka murugaysan yihiin xaalad badqab ee wasiirkoodii amniga Cabdirashiid Janan, kadib markii maanta taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya ay sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa. War

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay ka murugaysan yihiin xaalad badqab ee wasiirkoodii amniga Cabdirashiid Janan, kadib markii maanta taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya ay sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa. Warsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa dowladda federalka looga dalbaday inay meel ku sheegto wasiir Janan oo muddo bilood ah u xirnaa, haddii kale ay qaadayso masuuliyada wixii gaara wasiirka amniga Jubbaland. Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka Jubbaland.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip