Wararka

Beesha Caalamka oo walaac xooggan ka muujisay ciidamada isku urursanaya Gedo

0 Visits: 247 | Sunday March 08, 2020 - 21:53:53
Beesha Caalamka ayaa War Saxafadeed kasoo saartay Xaaladda gobolka Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay aheyd Mid kacsan ka dib markii ay halkaasi ku dagaallameen Ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Read More »

Qodobadda looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

0 Visits: 265 | Sunday March 08, 2020 - 21:52:27
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta waxa uu shir gudoomiyay kulankii todobaadlaha ee golaha wasiirada Maamulka Hirshabeelle,kaasoo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga,warbixin howleedka todobaadlaha ee Wasaaradaha…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya oo ka hadlay Ujeedka uu u yimid Muqdisho

0 Visits: 245 | Sunday March 08, 2020 - 21:49:06
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Fred Matiangi oo Maanta so gaarey Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin waxaa uu ka bixiyey ujeedadaka dambeysa Safarka uu ku yimid Magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigey Bartiisa twitter-ka ayaa waxaa uu ku sheegay in isaga iyo Saraakiil…

Read More »

Cayaartoygii caanka ahaa ee noqday eedeysane la doon doonayo

0 Visits: 2499 | Sunday March 08, 2020 - 21:45:54
Babacar Sarr waa 29-sano-jir cayaartoy ah oo kooxo waaweyn oo dunida ka dhisan usoo saftay, waxaana ka mid ah kooxaha ugu waaweyn dunida ee lacagaha ugu badan qaata. Sidoo kale waa eedeysane, dalka Norway ayaa looga haystaa eedeymo kufsi ah, waxaana loo jaray warqad caalami ah oo lagu soo xirayo. Wuxuu…

Read More »

Talyaaniga oo Karantiilay 16 Milyan qof

0 Visits: 211 | Sunday March 08, 2020 - 18:14:29
Talyaaniga ayaa ilaa 16 milyan oo qof karantiilay isagoo isku dayaya xakameynta faafitaanka caabuqa cusub ee coronavirus. Qof walba oo ku nool gobolka Lombardy iyo 14 kale oo gobol oo bartamaha iyo waqooyiga dalkaasi ku yaalla ayaa u baahnaan doona oggolaansho uu ku soo galo amaba kaga baxo gobolladaas.…

Read More »

Dhalashadii illaa dhimashadii Boqor Xayle Salaase (WQ: Khaalid Mahad Cismaan "Curaagte")

0 Visits: 1536 | Sunday March 08, 2020 - 18:11:01
Xayle Salaase (Haile Selassie I ) , oo magaciisa dhabta ah lagu magacaabi jirey Tafari Makonnen, wuxuu ku dhashay magaalada Herer , tariikhdu markii ay ahayd 23kii Julaay , 1892 kii .Wuxuu magaalada Addis Ababa ku bakhtiay 27 kii Ogos,1975kii. Odeygan caanka ahaa ayaa soo hoggaamineyay Itoobiya intii…

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ka Jawaabtay War-saxaafadeed ka soo baxay James Swan

0 Visits: 238 | Sunday March 08, 2020 - 17:53:03
Xukuumadda JSL ayaa cambaareysay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay James Swan oo sheegay inuu ka shaqeynayo nidaamka doorashooyinka Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka Xukuumadda JSL Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa galabta soo saaray…

Read More »

Kheyre "Haweenka Somaliyeed Kaalin Weyn Ayey Ka Qaateen Badbaadinta Qaranka"

0 Visits: 213 | Sunday March 08, 2020 - 17:30:53
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo gabdhaha iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta siddeedda Maarso ayaa caddeeyay in haweenka Soomaaliyeed ay yihiin hoggaamiyayaal, barbaariyayaal, dhaqaale abuurayaal, colaaadd demiyayaal iyo isku…

Read More »

Maxamed Bin Salmaan oo xiray 17 amiir oo kale, soona rogay AMAR yaab badan

0 Visits: 231 | Sunday March 08, 2020 - 17:14:04
Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa xabsiga dhigay 17 amiir oo kale, maalin kadib markii ay soo shaac baxday inuu xiray saddex ka mid ah amiirada ugu sarreeya dalka. Amiirada cusub ee la xiray ayaa la rumeysan yahay inay qeyb ka ahaayeen afgambi la doonayey in awoodda loogala wareego Maxamed…

Read More »

Ahlu Sunna oo ku eedeysay dowlada federalka inay hub kiimiko ah u isticmaashay dagaalkii Dhuusamareeb

0 Visits: 245 | Sunday March 08, 2020 - 17:00:12
Madaxda Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo ku sugan Garowe ayaa soo saaray War-Saxaafadeed ay ku muujinayaan jiritaankooda,waxayna ku eedeeyeen dowlada federalka in dagaalkii Dhuusamareeb u adeegsadeen hubka sharci darrada iyo sunta kiimikalka.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Dhambaal uu uga siday Madaxweynaha dalkaas

0 Visits: 198 | Sunday March 08, 2020 - 16:54:21
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang'i ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Madaxweynaha ayaa la wadaagay wafdiga…

Read More »

Beled-Xaawo: Wasiir ka tirsan Maamulka Jubbaland oo lagu soo dhaweeyey

0 Visits: 236 | Sunday March 08, 2020 - 16:47:34
Wararka Idaacadda Risaala ay ka heleyso degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in Saraakiisha Ciidamada Dowladda & Maamulka degmada ay halkaasi kusoo dhaweeyeen Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo shalay Gelinkii dambe isku soo dhiibey Ciidamada Dowladda.…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0 Visits: 218 | Sunday March 08, 2020 - 16:41:43
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Fred Matiangi ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Riday Nin ka tirsanaa Al-Shabaab.

0 Visits: 217 | Sunday March 08, 2020 - 16:34:00
Muuse Maxamed Axmed ayaa loo heysta ka mid ahaanshiyaha maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo farsameynta agabka qarxa sida Bom F1.

Read More »

Madaxweyne Deni oo farriin u direy Hay'adaha Garsoorka Puntland

0 Visits: 215 | Sunday March 08, 2020 - 16:23:40
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay munaasabada maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (International Women's Day) oo maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe. Munaasabadda xuska maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka waxaa Madaxweyne Deni kala…

Read More »

C/qaasim Salaad oo ku tilmaamay dagaalada ka socda Gobolka Gedo dagaal sokeeye

0 Visits: 249 | Sunday March 08, 2020 - 16:21:24
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalada ka socda gobolada dalka, isagoo ku baaqay in aan marnaba la qaadin dagaal iyo fidno. Wareysi uu siiyay Idaacada Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa Madaxweyne C/qaasim ku tilmaamay dagaalada ka socda gobolkada…

Read More »

Guddiga diyaarinta xilliga kala guurka Waxbarashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay.

0 Visits: 197 | Sunday March 08, 2020 - 16:18:34
Muqdisho:-Shir u dhaxeeya Madaxda Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Waxbarashada.

Read More »

Dhageyso:-Xildhibaano sheegay in Maanta ishor-istaag lagu sameeeyey

0 Visits: 226 | Sunday March 08, 2020 - 16:10:58
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in Maanta xilli ay howlo Shaqo ugu socdeen dhinaca Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ishor-istaag lagu sameeyey. Wareysi uu siiyey Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho Xildhibaanka waxaa uu…

Read More »

Ciidamada Booliiska Magaalada B/Weyne oo Fashiliyay Miino lagu Aasay dhulka.

0 Visits: 226 | Sunday March 08, 2020 - 15:45:20
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen inay fashiliyeen Miino nooca dhulka lagu aaso ah oo la geliyay Xaafad ka tirsan Magaaladaas.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 8-3-2020

0 Visits: 421 | Sunday March 08, 2020 - 09:33:15
Guddoomiye Cumar Finish oo Shalay dib ugu celiyey Maxamed Shariif 30 hoygii sa oo laga heytay Maxamed Shariif Cumar oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano si sharci-darro ah looga haystay gurigiisa ayaa shalay si rasmi ya dib loogu celiy ay hoygiisa. Gud oomiyaha Maam ulka G/Banaadir ahna Duqa…

Read More »