HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 8-3-2020

0
Sunday March 08, 2020 - 09:33:15 in Wararka by
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 8-3-2020

    Guddoomiye Cumar Finish oo Shalay dib ugu celiyey Maxamed Shariif 30 hoygii sa oo laga heytay Maxamed Shariif Cumar oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano si sharci-darro ah looga haystay gurigiisa ayaa shalay si rasmi ya dib loogu celiy ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cumar Finish oo Shalay dib ugu celiyey Maxamed Shariif 30 hoygii sa oo laga heytay Maxamed Shariif Cumar oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano si sharci-darro ah looga haystay gurigiisa ayaa shalay si rasmi ya dib loogu celiy ay hoygiisa. Gud oomiyaha Maam ulka G/Banaadir ahna Duqa M/Mu qdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa gu rigan dib ugu celiyay Maxamed Shariif Cu mar. Maxamed Shariif Cumar oo ah milkiilaha hoygan oo ku yaala Waaxda Jabuuti ee Deg mada Kaaraan ayaa soo dhaweeyay tallaa bada 30 sano ka dib, dib loogu soo celiyay hoygiisa. Hoyga oo daryeel la'aan uu ka mu uqanayo ayaa dadkii deganaa mudadaasi fog waxay si nabadgelyo leh ku oggolaad een inay dib ugu wareejiyaan dadkii iska lahaa. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Duqa Mu qdisho ayaa lagu sheegay in dadkaasi ay ka jawaabayeen baaqii Duqa Muqdisho, ee ah aa inaan la aqbali doonin in Caasimadda gu daheeda qof hantidiisa, si sharci-darro ah lo ogu haysto. Duqa Muqdisho ayaa muddooyinkii ugu dambeysay waday tallaabo dib loogu celinay ay dadka guryahooda looga haysto gudaha Magaalada Muqdisho.

Itoobiya oo lasoo baxday safiirradii u fa dhiyay 8 dal oo caalamka iyo Sababta

Ilo-wareedyo diblumaasiyadeed ayaa xaqi ijinaya in dowladda Itoobiya ay uyeeratay qa ar badan kamid ah safiiradeeda ufadhiyay wadamada caalamka sabab aan illaa iyo hadda la shaacin.

Telefeshinka Al Jazeera ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay labaxday safiiraddii ka fadhiyay illaa 8 dowladood oo isugu jira Yurub iyo Afrikaan. Dowladaha ay Itoobiya safiiraddii kalasoo baxday waxaa kamid ah Suudaan, Maqrib (Marocco), Biljamka iyo Ingiriiska.

Wargeys maxalli ah oo Itoobiya kasoo ba xa ayaa sheegay in xukuumadda Addis Ab aba ay ka carootay mawaaqifta ay dowladah aas ka qaateen khilaafka ka dhashay biya xireenka ay ka sameyneyso webiga Nile.

Wararka ayaa intaas ku daraya iyo maa lintii Arbacada ay Itoobiya lasoo baxday saf iirradii ka fadhiyay wadamada K/rta Suudaan iyo Australia.

Diblumaasiyiin ayaa sheegay in Itoobiya ay si aad ah uga carootay dowladaha Ingiriis ka iyo Biljamka oo lasaftay dowladda Masar kuna baaqay in Itoobiya caddeyso waxa ay ka damacsantahay biya xireenka ay ka dhis ayso Wabiga Nile. Go’aankan carada leh ee Itoobiya qaadatay ayaa yimid maalin ka dib markii ay wasiirrada arrimaha dibadda dowla daha ku bahoobay Ururka Jaamacadda Car abta ay taageereen dadaallada ay wadaan Suudaan iyo Masar ee ka dhanka ah biya xireenka Nile.

Dowladda Itoobiya ayaa isbuucii lasoo dhaafay iska diiday inay ka qeyb gasho shir ar ka dhici lahaa M/Washington oo Marey kanku uu ku dhax dhaxaadin lahaa sedaxda dowladood ee isku khilaafsan qeybsiga biya ha wabiga Niil.

Ciidanka Xoogga Dalka oo shaaca ka qaa day ‘in la dilay’ Bashiir Maxamed Qoor gaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ayaga ciidamada Mareykanka ee AFRICOM oo iskaashanaya ay dileen Bashi ir Maxamed Qoorgaab, oo ahaa abaanduuli hii kooxda Al-Shabaab.

Qoraal ay soo saareen Ciidanka Xoogga Dalka, laguna baahiyey warbaahinta dowlad da, ayaa lagu sheegay in Bashiir Qoorgaab lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Saa koow ee G/Jubada Dhexe, 22-kii Febraayo.

Qoraalka Ciidanka XDS ayaa lagu sheeg ay in Bashiir Qoorgaab uu sidoo kale ahaa madaxii howl-gallada Al-Shabaab ee Kenya, iyo Xubin ka mid ah golaha fulinta Al-Shab aab, uuna sidoo kale mas’uul ka ahaa weera rada xeryaha ciidamada.

Saraakiil ka tirsan CXDS ayaa sheegay in "dilka Bashiir Maxamed Qoorgaab ay ku su urta-gashay iskaaashi ay sameeyeen sirdo onka Ciidanka Xoogga Dalka iyo kan taliska cidamada Mareykanka ee Africa ee Africom.

Ma jirto cid, si madax bannaan u xaqiijin karta sheegashada CXDalka.

AFRICOM weli ma aysan shaacin inay dil een Bashiir Qoorgaab, hase yeeshee waxaa jiray qoraal ay soo saareen 25-kii Febraayo oo ay ku sheegeen in duqeyn ay fuliyeen 22-kii Febraayo lagu dilay hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab oo mas’uul ka ahaa weerarkii saldhigga Manda Bay ee Kenya, iyo xaaskii sa oo sidoo kale xubin ka ahayd Al-Shab aab. "Waxa uu ahaa hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab oo mas’uul ka ahaa qorsheynta iyo agaasinka howl-gallada argagixiso ee xu duudda Kenya, oo uu ku jiro howl-galkii lagu weeraray saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda Bay,” ayaa lagu yiri qoraalka AFR ICOM.

Qoraalkaas laguma shaacin magacyada da dka la dilay. Si kastaba, waxaa lagu muujiy ey in hoggaamiyaha la dilay uu xil sare ka hayey Al-Shabaab. Taliska AFRICOM ayaa inta badan muddo ay ku qaadataa inay shaa ciyaan magacyada xubnaha la yaqaan ee Al-Shabaab ee ay dilaan, haddiiba ay dhacdo.

Warka ku saabsan dilka Qoorgaab ayaa imanaya ayada oo sirdoonka Soomaaliya ay dhowaan shaaciyeen in laga qaaday xilalkii uu ka hayey Al-Shabaab. Qoraal ay hay’ad da sirdoonka Soomaaliya ee NISA ay 3-dii Febraayo soo dhigtay barteeda twitter-ka ayay ku sheegtay in hoggaamiyaha Al-Shab aab Axmed Diiriye uu Mahad Karataay iyo Bashiir Qoorgaab ka saaray golaha fulinta ee xarakada Al-Shabaab, kana xayuubiyay dhammaan xilalkii ay ka hayeen xarakada.

NISA ayaa sheegtay in sababta uu Axmed Diiriye u qaaday tallaabadan ay tahay kadib markii ay ka dalbadeen "joojinta qaraxyada joogtada ah ee lagu beegsado shacabka magaalada Muqdisho.”

Faarax Macallin oo si cajiib ah ciidama da Somalia uga difaacay eedeynta Uhuru

Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee baar lamanka Kenya Faarax Macallin ayaa ciid amada xoogga dalka Soomaaliya ka difaac ay eedeynta uga timid madaxweynaha Ken ya Uhuru Kenyatta ee ah inay kusoo duule en Kenya.

Uhuru ayaa qoraal uu soo saaray Arbac adii ku yiri "ciidamada xoogga dalka Sooma aliya waxay xadgudub ku sameeyeen mad ax-banaanida iyo sharafta dhuleed ee Kenya 2-dii March 2020, halkaasi oo ciidamada ajn abiga ah ayaga oo jebinaya, islmarkaana aan wax ixtiraam ah u hayn xeerarka caala miga ay dhaq-dhaqaaqyo gardarro ah fuliy een, ayaga oo dhibaya islamarkaana burburi naya hantiada shacabka Kenya ee ku nool magaalo xuduudeedka Mandhera.”

Hase yeeshee Faarax Macallin ayaa she egay in Uhuru uu leeyahay sabab kasta oo Mandhera uu weerar uga yimaado ciidama da Soomaaliya, maadaama uu mart-geliyey "hoggaamiye kooxeed baxsad ah” oo halka as weerar kasoo qaadaya.

"Kenya waxay hubeeneysaa hoggaamiye kooxeed baxsad ah, kadibna waxay hogga amiye kooxeedkaas u ogolaaneysaa inuu gu daha dalka Kenya kasoo weeraro Soomaal iya isaga oo ku gabanaya hoobiyeyaasha Ke nya. Markii ay Ciidamada Qaranka Soomaal iya ay is-difaacaanna, oo ay rasaas ugu ja waabaan, Uhuru waxa uu ku cabaadayaa in Soomaaliya ay soo weerartay dhulka Kenya.

Allaha na bad-baadiyo,” ayuu Faarax Macallin ku yiri qoraal usoo dhigay twitter-ka. Faarax Macallin ayaa qoraal kale ku she egay in gobolka uu qalalaase lugaha lasii gal ayo, loogana baahan yahay Uhuru Kenyatta inuu beddelo xeeladdiisa.

M/Mandhera ayaa waxaa weli ku sugan wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Ja nan iyo ciidamo uu wato, waxaana maamul ka halkaas uu sheegay in Jubaland iyo DFS ay ciidamo kusoo kala ururinayaan Mandh era iyo Beled Xaawo oo ah halka ay kala joo gaan, lagana yaabo inuu dagaal kale qarxo.

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dast uurka iyo Garsoorka Galmudug oo shiray

Waxaa M/Dhuusamareeb ee caasimadda DG/Galmudug ku qabsoomay kulan u dhaxe eyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gud igga Ba arlamaanka ee La-soco dka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Gudigga Madaxbanaan Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, iyo bahda Garsoorka iyo Sarci yaqaanada ee Dowlad Goboleedka Galmu dug.

Kulanka ayaa waxaa ugu horeeyn ka had lay Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Galmu dug Md. Abshir Cabdi Shiikhoow isaga oo faahfaahin ka bixiyay qaab-dhismeedka iyo sida dhow ee ay u wada shaqeeyaan hay’ adaha Garsoorka ee Galmudug.

Intaa kadib, Gudoomiyaha Gudigga Baarl amaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku booriyay garsoor ayaasha iyo sharciyaqaanada Galmudug in ay si dhow ula socdaan howlaha dib-u-eegi sta dastuurka oo sameeyn aad u weyn ku leh shaqadooda.

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Md. Saalax Axmed Jamaac oo kulanka furay ayaa sharraxaad kooban ka bixiyay howlaha dib-u-eegista dastuurka iyo arrimaha cadaal adda oo ah kuwo aad isugu dhow.

"Sidaad ogtihiinba dalka Soomaaliya wa xaa sanado badan ka socday geedi-socodka dib-u-eegista dastuurka oo iminka gebogebo ku dhow, si loo dhameeystiro geedi-socod kaas waxaa lagama maarmaan ah in laga heshiiyo qodobada u baahan wadaxaajood ka siyaasadeed inay ka galaan dowaladda dhexe iyo dowlad goboledyada oo ay kamid tahay hannaanka iyo qaabdhismedka cadaal adda; waxa ugu weyn ee kulankan aan ka sugeyno waa inaan dhageeysano talooyinkii na ku aadan arintaa” ayuu yiri Wasiirka.

Gebogabadii, bahda Garsoorka iyo Sharc iyaqaanada Galmudug ayaa ballanqaaday talooyinkooda oo dhameeytiran inay muddo bil gudaheed ah la soo wadaagi doonaan ha y’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka.

Axmed Madoobe "Bur-burinta Dowlad da ay ka wado Jubbaland,waxaan ka leeyahay shallaay ma horeeyee, waa dambeeyaa..”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay furay ka lfadhiga baarlama an ka maamulkiisa ayaa halkaas ka jeediyey khudbad dhinacyo badan ta abaneysay oo int eeda badan uu eed eymo ugu jeediyey madaxda dowladda federaalka.

Axmed Madoo be ayaa sheegay in qofkii ka horyimaada aragtida madaxda hat an hog gaamisa DFS ay ku shaabadeynayaan in uu yahay qaa’inu wad dan, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale Madaxweynaha Jubbal and ayaa sheegay in dowladda federaalka ay joojisay dagaalkii ka dhan ahaa Al-Shabaab, taas macneheeduna uu yahay "in heshiis kala dhexee yo” sida uu sheegay.

"Bur-burinta dowlad da federaalku ay ka wado Jubbala nd,wa xaan ka leeyahay shall aay ma horee yee, waa dambeeyaa, Haram cad iyo Shabeelay ey xoreynayaan?”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Isagoo aad u careysan ayuu hadalkiisa sii ra aciyey, "Haramcad, Shabeel iyo Shab aab an aga waa iskula kaana mid, Turkiga waxaan ka codsanayaa in ay joojiyaan tababarrada ciidamada naloo adeegsanayo, Qatar-na ha naga joojiso dhaqaalaha ay ku bixiso Soom aliya, Itoobiyana hana dhaafto fadlan”.

Md.Axmed Madoobe ayaa ka dalbaday Madaxweyne Farmaajo inay ka wadahadla an khilaafka ka dhex aloosan Jubbaland iyo dowladda dhexe.

"War Farmaajow kaalay madaxweynahe yga ayaa tahay, aan ka wadahadalno waxa na dhexyaalla, haddii lagaa waayo intaas, cid walba aayeheeda haka tashato” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Sidoo kale Md.Axmed Madoobe ayaa cii damada ay dowladdu geysay G/Gedo waxa uu ugu baaqay in ay joojiyaan duulaanka si da uu sheegay ay ku hayaan dadka shacab ka ah, oo uu sheegay in ay barakiciyeen dad kii rayidka ahaa.

"Dowladda federaalka waxaan si sharuud la’aan ah uga codsaneynaa inay ciidamada ka saarto gobolka Gedo, wadahadalna aan iskugu imaano”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Mar uu soo hadal qaaday maqaamka caa simadda waxa uu yiri, "Tacsibaan u dirayaa maqaamka caasimadda Muqdisho”.

Arrimaha dib u eegista dastuurka kmg ah ee dalka ayuu sidoo kale soo hadal qaad ay Axmed Madoobe, isagoo sheegay in was iirkii hore dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil uu geeriyooday, guddoomiye Jawaari na la eryey, waxuuna su’aal ka keenay halka lagu ogyahay howshii dib u eegista dastuur ka dalka.

"Dhameys tirka dastuurka waa muhiim Ju bbaland-na qeyb ayey ka tahay, waana muh iim in dastuurka loo helo guddi farsamo” ay uu hadaliisa sii raaciyey. Axmed Maxamed Islaam ayaa khudbadiisa uga hadlay arinta deyn cafinta dalka, waxuuna sheegay in arin tan geedi socodkeeda uu soo bilaabay Mad axweynihii hore ee dalka Xasan Sh.Maxam uud, haatana ka Jubbaland ahaan ay si we yn u garab taaganyihiin.

Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde "Ma Dhimanin Himiladii Shanta Soomaaliyeed"

Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde oo She egay in Aanay Dhiman in Himiladii Shanta Soomaaliyeed "Shantii Soomaaliyeed Ina gam ay Dhimanin, Waxaan Filaynaa in Shan tii oo Xor ahi ay Isa Soo Doontaan.”. Xil dhib baan Cabdiqa adir jirde Xildhibba an Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah Muda neyaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somal iland, ayaa soo bandhigay inuu jiro ra bit aanka dawladda It oobiya ee ku aadan xee baha Somaliland, waxaana uu iftiimiyey in arrintaasi ay tahay himilo soo jireen ah oo ay wakhtiyo badan iska soo dhaxlayeen daw ladihii kala dambee yey ee wadanka Itoob iya.

Xildhibbaan Jirde, ayaa hadalkan sheeg ay mar uu ka hadlaayey Golaha Wakiilada Somaliland, waxaana uu carabka ku dhuftay in sida himilada Soomaali weyn aanay u dhi man oo kale in aanay u dhimanin himilooyin ka waaweyn ee dawladda Itoobiya ay ka lee dahay Geeska Afrika, isaga oo xusay in him iladdii Shanta Soomaaliyeed rejo laga qabo in maruun ay isku iman doonaan oo ay mid oobi doonaan balse hadda ay xidheen duru ufaha wakhtigan jira.

"Dawladda Itoobiya waa dawlad aynnu deris nahay, waana dawlad hindiseyaal gab oobay (soo-jireen) ka leh mandaqadda, himil ooyinka caynkaas ahina ma dhintaan oo ko lba dawladda timaada ayaa wadciga la soc odsiisa dadka oo siday wax uga badalayso se wax dhinta maaha. Arrinta ah in Itoobiya doonayso xeebaheena wax qarsoon maaha. Inaga ba himilooyinkeenu may dhiman oo Soomaali-weyn inagamay dhimanin, shanti Soomaaliyeed inagamay dhimanin ee wadc igan uun baa xidhay, waxaana aanu filaynaa maalin ka mid ah in shanti oo xor ah ay isa soo doontaan oo waa wax aan dhimanin, himilooyinka caynkaas ahina ma dhintaan”. Ayuu yidhi Xildhibbaan Jirde

Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde oo hadalki isa sii wata, wuxu sidoo kale sheegay in la sahashanaayo qorsheyaasha uu maagan yahay Raysal Wasaaraha Wadanka Itoobiya balse loo baahan yahay Aqoonyahanada ku xeel-dheer Xidhiidhada Caalamku ay arrint aas darsaan sidoo kale na ay soo saaraan qorsheyaasha laga ga badbaadi karo, waxa ana uu yidhi: "Markaa Abey baa adeerkeen ah oo ina jecel oo wax wanaagsan innoo wa da waa wax la sahashanayo, waana waxyaa baha lagu sirmo weeye, waxaynnu u baahan nahay ilayn khubaro waa aynnu lee nahee in waxaa shuruucda caalamiga iyo xidhiidhada ba yaqaana ee Jaamacadaha dibadda wax ka dhiga iyo kuwa halkan jooga ba in la aba abulo oo la yidhaa cilmi-baadhisyo ka soo sa ara iyo qorsheyaasha aynnu kaga badbaada

ynno waxaa mandaqadda ka socda”.


Midowga Afrika oo Mar kale war kasoo saaray Xiisadda Soomaaliya iyo Kenya

Guddoomiyaha Gudiga Midawga Afrika, Moussa Faki Mahamat ayaa walaac ka muujiyay Xiisadda Siyaasadeed ee soo laablaabatay ee Ke nya iyo Soomaaliya.

Gudoomiyaha wux uu ka codsaday dha mmaan daneeyayaasha inay xasiliyaan Xiis adda oo ay xakameeyaan, kuna dhiiri galiyo labada dal inay khilaafaadkooda ku xalliyaan wadahadal.

Waxaa uu sheegay in Midowga Afrika, oo kaashanaysa Beesha Caalamka uu sii wadi doonaan inay si dhaw ula socdaan xaa ladda labadda dal si looga baaqsado in Khi laafka sii xoogeysto.

Guddoomiyuhu wuxuu mar kale xaqiiji iyay u diyaar ahaanshaha Ururka Midowga Afrika si loo taageero labada dal in ay yee shaan wadahadal wax ku ool ah oo lagu hor umarinayo nabadda, xasilloonida iyo deris wanaagga, iyada oo la waafajinayo astaam aha iyo mabaadi’da Midowga Afrika. Labadii bilood ee lasoo dhaafay dowladdaha Sooma aliya iyo Kenya ayaa eedeymo kala duwan hawadda isku marsiiyay ka dib markii dowladda Soomaaliya ay sheegtay in ay Kenya ay faragalin ku heyso arimaha gud aha Soomaaliya..

Golaha Wakiiladda Somaliland oo laall ay kootaddii Shirkadda SOMCABLE loo gu xidhay keenista Internetka Fiber Optic

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray go’aan meesha looga saarayo qod obkii kootadda loogu xidhay shirkadda SO MCABLE keenista xadhiga Fiber Optic ee badda hoos mara oo sanadkii 2011-kii shirk adaasi kooto loogu xidhay.

In Wax ka bedel lagu sameeyo xeerka boostada iyo Isgaadhsiinta waxa soo gud biyey 75 xildhibaan, kuwaas oo sheegay in cid gaar ah in kooto loogu xidhaa ka hor ima nayso dastuurka,isla markaana loo baahan yahay Internet ka jaban ka hada la istic maalo si loogu tartamo suuqa waa in aan ci dna kooto loogu xidhay keenista Enternet jaban oo ka xawaale badan ka hadda la isti cmaallo.

68 Xildhibaan ayaa cod ku meel mariyay wax ka beddelka xeerkaasi, halka Xildhiba an diiday, midna ka aamusay, gudoomiyuh una aanu codeyn. Shirkadaha waaweyn ee dalka sida Shirkadda Somcable iyo Telesom ayaa muddo dheer diidanayeen in shirkad gaar ah kooto loogu xidho keenista Internet ka badda hoos mara, haseyeeshee waxay shalay soo dhoweeyeen go’aankaasi gola ha Wakiilada oo iyagu ay dabada ka raac iyeen in xeerkaasi kootadda wax laga bedelo.

Golahan wakiiladda Somaliland ayaa sa nadkii 2011-kii cod aqbaliyad ah kooto ugu xidhay shirkadda SOMCABLE keenista Kay balka Internetka ee badda hoos mara, waxa ana arrintaasi u fududeeyey xukuuma ddii hore ee madaxweyne Siilaanyo.

Si kastaba ha ahaatee, mulkiilaha shir kada SOMCABLE ee Internetka Maxamed Aw Siciid oo ay saaxiib dhow ahaayeen ma daxweyne Biixi ayaa talaabadani ku keenay sa in ay kala fogaadaan,maadaama oo uu ahaa ninkii lacagta ugu badan ku bixiyey door ashadiisii.

15 kiis oo cudurka Coranavirus ah oo laga helay imaaraatka Carabta

Wasaaradda Caafimaadka iyo Ka Hortag ga (MoHAP) ayaa soo warisay 15 xaaladood oo cusub oo ah coronavirus, taasoo ka dhi geysa tirada guud ee la xaqiijiyay 45 kiis oo Coronavirusa.

Dhanka kale, laba bukaan oo Shiineeys ah oo horey looga helay cudurka 'coronavi rus' ee UAE ayaa kasoo bogsaday cudurka, sida laga soo xigtay MoHAP.

Bukaannada soo kabsaday, oo da’doodu u dhaxayso 38 iyo 10 sano, waxay xubno ka ahaayeen qoys Shiineys ah oo markii ugu horraysay laga helay cudurka gudaha UAE.

Sidoo kale, UAE waxay ogaatay 15 xaa ladood oo cusub oo ah cudurka oo u horse eday dhaqaalihii adduunka oo dhan inuu istaago.

Tirada guud ee dadka laga helay cudu rka 'Covid-19' ee UAE imminka waxay joo gtaa 45. Kiisaska cusub waxaa lagu ogaa dey iyada oo loo marayo kormeer iyo nida amyo warbixineed oo laga hirgaliyay dalk aas.

Dadka uu cudurku saameeyay waxaa ka mid ah muwaadiniin kasoo kala jeeda Thailand, Morocco, China iyo India, iyo si doo kale Saudi Arabia, Ethiopia iyo Iran. In taa waxaa sii dheer, saddex Emiratis ayaa laga helay Covid-19.

Dib U Dayactir Lagu Bilaabay Xaruntii Ahlusunna Ee Inji

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Ga lmudug Cali Daahir Ciid ayaa Shalay korm eer ku tagay Xarunta Inji oo ay ay dagaan yeen hogaankii Ahlusunna Waljamaaca, hal kaas oo uu saameeyn ku yeeshay dagaal dhawaan dhexmaray Ciidanka dowl adda iyo kuwii Ahlusunna. Madaafiic xoogan oo ku dhacday dhism eyaashii ku yaalla gudaha Xarunta ayaa sab abay burbur xoogan oo soo gaaray derb iyada iyo saqaafka sare ee guryaha iyo hool alka halkaas ku yaalla, hayeeshee waxaa ha atan lagu bilaabay dib u dayactir ballaaran.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo warbaahinta la hadlay ay aa waxaa uu sheegay in Xarunta ay si KMG ah ugu shaqeyn doonaan Xafiiska Madaxw eyne ku-xigeenka iyo Golaha Wasiirada Galmudug. Xarunta Inji ayaa ka kooban dhi smayaal badan oo isugu jira Goobo la jiifto iyo Hoolal lagu shiro, waxaana xusid mudan in kal kore Xaruntaas dib u dhis ugu sameey een Bulshadda Degmooyinka Dhuusamar eeb iyo Guriceel.

Nin Odey Ahaa Oo Goordhow Isku Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa Goordhow qeyb kamid ah Suuqa Bakaaraha ee M/Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan dhanka lagu iibiyo Maacu unta isku dilay Nin Odey ahaa.

Goobjoogayaal la hadlay Warqabadka Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u shee geen in Ninka Ogeyga uu dilkiisa u adeegsa day Tooreey, wax aana goobta uu ya alay Meydkiisa isu gu soo baxay dad weyne badan.

Sawirro laga soo qaaday Ninka is-dilay laguna faafiyay baraha bulshada ayaa muuji nayay inuu dhuunta isaga dhuftay Tooreey, uuna ka baxay dhiig badan, isagoona isla goobta ku geeriyooday.

Weli lama oga sababta keentay in Ninka Odeyga uu is-dilo, hayeeshee wararka qaar kood ee la helayo ayaa waxaa ay sheegaya an in xoogaa madaxa looga jiray oo uusan taam aheyn.

Duqa Muqdisho Oo Ballan Qaad U Same eyay Haweenka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Fin ish oo ka hadlaayay Munaasabad lagu soo dhaweenayo 8 Maarso ayaa wax aa uu balan qa ad Cusub u sameeyay Haweenka Sooma aliyeed.

Gudoomiyaha G/ Banaadir ayaa wa xaa uu sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay u dhisi doona an Hool weyn oo lagu qabto Munaas abada ha 8 Maarso oo ah maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Aduunka.

Waxaa uu sheegay Guddoomiye Cumar Finish in isaga iyo Guddoomiyaha Ururka Ha weenka Gobalka Banaadir Jawaahir Barqab ay ku balameen in la dhiso Hoolka Haween ka Soomaaliyeed iyo Goobo kale oo hawe enka muhiim u ah.

"Waxaan rajeynayaa Sanadka soo socda hadii Alle yiraahdo in Haweenka Soomaaliy eed aan u dhisno Hool-weyn oo aan kuleel aheyn, isla markaana ay ku xafladeyn doon aan” ayuu yiri Duqa Muqdisho. Munaasabad lagu soo dhawenayo 8 maarso oo daraad ku beegan ayaa shalay lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, waxaa na Munasabadaas ka qeyb galay xildhibaa no iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan

dowladda Soomaaliya.

 

James Swan;”Haweenka Soomaaliyeed waxay waxqabad muhiim ah ka geysteen dib-u-dhiska Soomaaliya

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka awgeed, ayaa Qaramada Mid oobay waxay bogaadisay dowrka haweenka Soomaaliyeed ay ka cayaareen horumarka dalkooda, waxayna sidoo kale dhiirrigeline ysaa dadaallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo ka-qeybgalkooda dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

"Haweenka Soomaaliyeed waxay waxqa bad muhiim ah ka geysteen dib-u-dhiska Soomaaliya oo iyadu kusii socota tubta nab adda iyo xasilloonida” ayuu yiri Wakiilka Gaar ka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.

`"Waxay muujiyeen geesinimo aad u weyn, adkeysi iyo dadaal iyagoo wajahaya caqabado badan, oo ay ku jiraan colaado daba-dheeraaday, amni darro, musiibooyin dabiici ah iyo xasillooni darro siyaasade ed.”ayuu sii raaciyay hadalkiisa James Swan.

"Nasiib darro, doodaha amniga ee khus eeya haweenka ayaa inta badan ku tilma ama inay yihiin dhibanayaal waana yartahay in lagu tilaamo inay yihiin wakiilo firfircoon oo muhiim u ah hagaajinta xaaladda amni ee naftooda iyo dadka kaleba. Waa in arri nkaas is-bedelo,” ayuu raaciyay.

Hal-kudhigga sanadkan ee Maalinta Caal amiga ah ee Haweenka ayaa ah ‘Waxaan ahay Jiilka Sinaanta: Xaqiijinta Xuquuqda Haweenka.’ Ka-hor doorashada Soomaaliya ee soo socota ee qof-iyo-codka’ ah.

Bahda Qaramada Midoobay ee ka hawl gasha Soomaaliya waxay ku boorineysaa dhammaan saamailayda Soomaaliyeed ee hawshu khusayso, gaar ahaan hoggaanka si yaasadeed, inay taageeraan matalaadda ha weenku ku leeyihiin siyaasadda iyo go’aan gaarista, iyo inay dammaanad qaadaan in si nnaantu noqoto xaqiiqo dhab ah oo kamid ah nolosha dhamaan dadka Soomaaliyeed, iyadoon loo eegin jinsigooda.

Sidaas darteed, Qaramada Midoobay wa xay si xooggan u taageereysaa qoondada haweenka ee ugu yaraan boqolkiiba 30 ee matalaadda baarlamaanka.

Q/M waxay sidoo kale dhiirrigelinaysa da daalka dardadrgelinta leh ee madaxda qaran ka ku bixinayaan Hindise-Sahrciyeedka Xad gudubka Jinsiga ee qabyada ah iyo Hindise-Sharciyeedka Gudniinka Gabdhaha, oo as aas u ah ilaalinta xuquuqda haweenka ku nool Soomaaliya.

"In haweenku si siman u helaan xuquu qda, fursadaha iyo ka-qaybgalka waa astaan muhiim u ah xaqiijinta ajandaha horumarinta qaran ee Soomaaliya,” ayuu yiri Md. Swan. "Taas waxay ku imaan kartaa oo kaliya tall aab wadareed ay qaadaan dhamaan dadka, oo ay ku jiraan dadka talada haya.”

Xukun dil ah oo lagu riday Askari Askari kale dilay

Maxkamada Ciidanka Jubbaland ayaa xukun dil ah ku riday Dable Bile Khaliif Xus sein oo ka tirsan Ciidanka Xoo ga dalka qaybta 43-aad.

Askariggaan ayaa 5-3-2020 askari kale oo ka tirsan Ciidanka xooga dalka ku dilay Xaafada Farjano Ee M/Kismaayo. Marxuu mka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Aad an Dhicis Axmed.

Garsooraha Maxamed Ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland Bashiir Maxamuud Xareed ayaa ku dhawaaqay in Askariggaan lagu riday Xukun ah.

Waxaa uu sidoo kale uga digay Askarta dowladda iyo kuwa Jubbaland dilka Askarta kale iyo Shacabka degaanada maamulka Jubbaland.dhinacyada.

Dowladda Indonesia oo war ka soo saartey heshiiskii Taalibaan iyo Marey kanka.

Dowladda indonisiya ayaa waxaa ku dha waaqday in ay isku dayeyso in aanu Burb urin he shiiskii Nabadda ee u dhexeeyey Ururka Taalibaan iyo mareykanka,

waxaa ay na Dowladda Dalkaasi ay sheegt ey in ay Casuumdaad u dirireyso madaxda Dagaal yahanada Ururka Taalibaan.

Wargeyska carab News oo soo xigan eya wasiirka arimaha Dibadda Dowladda, indonusiya mr Retno Marsudi ayaa sheegey in Xukuumadda Jakaarta ay isu

diyaarineyso sidii loo bad daadin lahaa he shiiskii dhawaantaan lagu saxiixday Magaal ada Doha ee Xaruunta DALKA Qadar.

INDONUSIYA, ayaa waxaa ay dhinackale Codsi u dirtey madaxweynaha Dalka Afgaa nistaan Ashraf Afgaani, iyada oo kacodsatey in uu aqabalo he shiiskii dhawaan ay galeen Taalibaan iyo Mareykanka.

Baaqaan ayaa waxaa uu imaaneyaa Xeli dhawaan uu qarka u korey in uu Burburo Cahdigii sida wada jirka ah ay u saxiixeen Taalibaan iyo Xulafada Waashinton, walina waxaa taagan isfahmi waa u dhexeeya

CUDUR KU FAAFA DUNIDAN QARNI KASTA!!! (Warbixin muhiim ah aqriso lana wadaag asxaabta)

Microbesyo aad u yar yar oo marki Dan bana malaayiin noqonaya , daacuun Caloole ,Cholera , hergab halis ah,iyo hadda oo uu aduunka meelo badan ka Jiro corona virus waxaa ay ahaayeen afartii qar ni ee la soo dhaafay kuwo laa yay dadyow badan oo dunidan ku noolaa ,kuwaas oo tiradoo da marka la isku daro ka ba dan dadkii ku dhintay dagaalkii kowaad iyo labaad ee mar hore dunidan ka soo dhacay.

Hadaba sir muhiim ah ayaa jirta ee aqri qoraalkan illaa dhamaadkiisa.

-1720 kii Magaalada Marcielle ee Dalka Fransiiska waxaa ka dillaacay daacuun caloole loogu magac daray (Daacuunkii we ynaa) kaas oo laayay dad ka badan(boqol kun oo qofood).

-1820 kii Wadamada Indone sia,Thail and,iyo Philippines,waxaa ka dilaa cay Chol era,kaas oo laayay asagane dad ka badan boqol kun oo qofood.

-1920 kii wadanka Spain waxaa ka dila acay hergab xun oo sun ah,kaas oo ay ku dhinteen dad ka badan boqol milyan oo qofo od,waxaana uu si dhaqso ah ugu faafay meelo badan oo caalamka ka mid ah, Khuba rada caafimaadka ee aduunkana waxaa ay xal u waayeen in ay helaan dawada lagu daaweeyo hergabkaasi.

-2020 ka oo ah sanadka hadda aan ku jirno waxaa wadanka ugu dadka badan caal amka ee shiinaha ka dilaacay cudurka cor ona virus kaas oo illaa hadda dunida meelo badan oo ka mid ah ku faafay tirada dhima shada waa sii kordheysaa maalin walba.wa damo badan oo caalamka ahna waa ku sii faafayaa,dadaalo badan oo arintaas loogu hortagaayo ayaa socda hadda.

Arinta la yaabka leh ayaa ah:

1720ki

1820ki

1920ki

2020ki

waa afar qarni oo isku xegta,qarni walba sanadka marka uu maryo tirada sanadka iyo 20, ayuu dunidan ka dilaacaa cudur halis ah oo gallaafta nafta dad badan oo caalamka ku nool.

Khubarada caalamka ee falaga iyo kuwa caafimaadka intaba waa u la,yihiin in ay fasi raad sax ah u helaan atintani soo noq noq ota ee qarni kasta sandku marka uu gaar 20 dunidan ka dhacda.

Maxay ka dhigantahay in virus cabirkiisu ka yar yahay 150 Nanometer uu laayo isla markaana uu cabsi iyo wel wel ku abuuro dadka dunidan oo cabirkeeda ka weyny tahay 550 Milyan oo miter oo isku wareeg ah?

Hadaba akhriste maxay kula tahay arint an mucjisada ah?

W/Q:Maxamed Deeq

Email:deeq1982@hotmail.com


Md.Daahir Geelle”Ciidan aan wadada Afgooye mari-karin oo tan Balcad aan aadi karin Gedo lama geeyo”

Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku tilmaamay dagaalada ka dhacay gobolka Gedo inuu yahay dagaal sokeeye,waxana uu ku taliyay in khilaafka ka jira dalka lagu xaliyo wadahadal.

Waxaa uu sheegay in shalay dagaallo Soke-eye aysan noqon karin xal, islamarkaana loo baahan yahay Siyaasad Mideysan.

"Dalka waxaa ka dhacaya waa dagaal sokeeye,waayo dagaalka ka dhex dhaca wadan hal calan leh waa dagaal sokeeye.”ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle Waxaa uu intaasi kusii daray hadalkiisa ”Ciidan aan wadada Afgooye mari-karin oo tan Balcad aan aadi karin Gedo lama geeyo Dayuurad inta lagu qaado”ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle.

Daahir Geelle ayaa aad u dhaliilay siyaasada dowlada federalka isagoo shee-gay in dadka ay is qabtaan ay weeraraan.

Daahir Maxamuud Geelle ayaa labo jeer soo noqday Wasiirka Warfaafinta dowladda So-omaaliya, waxaa uu sidoo kale soo noqday Danjiraha Soomaaliya ee dalka Sacuudiga oo uu ka mid ahaa Safiiradii ugu waqtiga dheeraa wixii ka dambeeyay burburkii dalka.

Coronavirus oo laga helay Gobolka Soomaalida ku badan tahay ee Minnesota

Kiiskii ugu horeeyay ee Coronavirus ayaa laga helay Gobolka Somalida ku badan tahay ee Minnesota dalka Mareykanka, sida Hawlwadeenada Caafimaadka u sheegeen Warbaahinta dalkaasi.

"Waxaa jira hal kiis oo la xaqiijiyay oo ah cudurka coronavirus (COVID-19) ee gobolka Minnesota” Waxaa sidaasi yiri Sarkaal ka tirsan Waaxda Caafimaadka.

Qofka kiiska laga helay waa nin wa-ayeel ah oo weyn oo deggan degmada Ra-msey.

Bukaanka ayaa la sheegay inuu kali lagu haayo guriga uuna soo kabanayo.

Waaxda Caafimaadka ee Minnesota waxay sheegtay inay wali sugayaan xaqiijinta CDC-da, laakiin in "saraakiisha caafimaadka ay ti-xgeliyaan natiijada ka soo baxda baarit-aanada.

AMISOM oo Agab Ciidan ku wareejisay Booliska Hirshabeelle

Taliyaha ciidamada Booliska Maamulka Hirshabeelle Xasan Dhicisow Xasan ayaa kala wareegay agab ciidan taliyaha Booliska AMISOM degaanada Hirshabeelle.

Munaasabadda agabkaasi uu kula war-eegaayay Taliska ciidanka Booliska Hirsha-beelle ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay taliyaha Booliska AMISOM ee deegaanada Hirshabeele.

Wuxuu sheegay in agabkan ay ugu talagaleen in ciidamada Booliska Hirshabe-elle,waxayna ka kooban yihiin Budad,Qa-lmaan iyo Buugaag iyo waxyaabo kale oo muhiim ah howlaha Booliska.

Waxaana agabkan hadda ku howlgalaya saldhigyada Booliska degmooyinka Jowhar,Balcad,Warshiikh iyo Cadale oo ka tirsan gobolka Shabeelle Dhexe,kuwa kalena dhawaan ay soo gaarsiin doonaan.

Taliyaha Ciidamada Booliska Maamulka Hirshabeelle Korneyl Xasan Dhicisow Xasan ayaa uga mahad celiyay AMISOM agabkan ay soo gaarsiiyeen,wuxuuna hadalkiisa intaasi raaciyay howlaha Booliska ay meel wanaagsan marayaan,islamarkaana dufcadii seddexaad dhawaan tababar loo soo xiri doono.

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Mas’uul Cusub (Wareegto)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Mu-use Biixi Cabdi ayaa waxaa lagu magaca-abay Maareeye ku-xigeenka Dekadaha So-maliland.

Cumar Abuukar Jaamac ayuu Mad-axweyne Muuse Biixi Cabdi u Magacaabay inuu nqodo Maareeye ku-xigeenka Cusub ee Dekadaha Somaliland, waxaana Ware-egtada lagu magacaabay ay ku taarii-kheysneyd 7-da Bishaan Maarso ee 2020.

Sidoo kale Wareegtada Magacaab-ista ayaa waxaa lagu sheegay in Somaliland ay hanan karto Mas’uuliyada ka dhalaneysa xilkaas.

Ugu dambeyntiii Maareeye ku-xige-enka Cusub ee Dekadaha Somaliland Cu-mar Abuukar ayaa waxaa la faray inuu si to-os ah u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

 


UCID oo dalbaday in aan la aqbalin Iscasilaada Xasan Ducaale

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Iscasilaad ka diiday Xubintii uu hore ugu xulay Komiishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland, Xasan Yuusuf Ducaale, kaasi oo hore isaga casilay Komiishankii uu xubintii ka ahaa.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo soo saaray Qoraal uu arrintaa kaga hadlay ayaa sheegay in aanay Xisbi ahaan Xasan yuusuf Ducaale ka aqbalin Icasilaadda, sidaasi darteedna wuxuu Madaxweynaha ka codsaday inaanu isaguna ka aqbalin Icasilaadda, si uu dib ugu bilaabo Shaqadii Qaranka ee Komishanka Doorashooyinka.

Warqadda uu soo saaray Xisbiga UCID oo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip