Ciidamada Booliiska Magaalada B/Weyne oo Fashiliyay Miino lagu Aasay dhulka.

0
Sunday March 08, 2020 - 15:45:20 in Wararka by
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliiska Magaalada B/Weyne oo Fashiliyay Miino lagu Aasay dhulka.

    Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen inay fashiliyeen Miino nooca dhulka lagu aaso ah oo la geliyay Xaafad ka tirsan Magaaladaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen inay fashiliyeen Miino nooca dhulka lagu aaso ah oo la geliyay Xaafad ka tirsan Magaaladaas.

Saraakiisha Ciidamada ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxaas lagu aasay agagaarka Dahabshiil ee Xaafadda Kooshin ee Baladweyne, isla markaana Ciidanka Amniga ay ku guleeysteen iney fashiliyaan Miinada.


Inta uu socday howlgalka lagu soo saarayay Miinada ayaa waxaa hakad galay isku socodka dadka iyo gaadiidka ee Xaafadaas, balse markii uu soo dhamaaday howlgalka dib ayaa loo furay.

Saraakiisha Booliska ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ay tilmaameen in Miinada la damacsanaa in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan Xaafadda Kooshin, hayeeshee laga hortegay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip