Wararka

C/qaadir Shariif Sheekhuna oo Xil Wasiir Dowle looga magacaabay Xukuumadda Kheyre

0 Visits: 226 | Monday April 06, 2020 - 20:31:45
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye xilka Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya.

Read More »

Axmed Madoobe,Xidig iyo seerar oo gaarey heshiis horudhac ah

0 Visits: 262 | Monday April 06, 2020 - 20:24:28
Warar hordhac ah oo ka imaanaya magaalada Nairoobi ayaa sheegaya in uu jiro Is afgarad aan wali la dhameystiran oo dhexmaray dhinacyada isku haya Jubbaland, gaar ahaana Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seerar. Xubnahaan ayaa isku qabtay arrimaha doorashooyinkii…

Read More »

Duqa Muqdisho & Guddiga diyaarinta xeerka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka oo kulmey

0 Visits: 226 | Monday April 06, 2020 - 20:08:19
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Maxamed Cabdullaahi tuulax ayaa swaxaa ay la kulmeen Guddoonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerka dhamaystirka sharciga Doorashoyinka.

Read More »

Qof Muqdisho ku sugan oo safar dibadeed aan gelin oo laga helay Coronavirus

0 Visits: 209 | Monday April 06, 2020 - 20:02:15
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Maxamed Siciid Cabdullaahi ayaa ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee cudurka Coronavirus, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Mustaqbal. Wasiirka ayaa wareysigaan ku sheegay inay hayaan kiiskii ugu horreeyey ee COVID-19, kaas oo aan…

Read More »

Madaxweyne Xaaf "Wax badan ma aanan maqneyn xoogaa yar oo kululeysi ayay aheyd, Galmudug waa…"

0 Visits: 216 | Monday April 06, 2020 - 19:59:34
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Galmudug ay mid tahay oo aysan labo aheyn. Axmed Xaaf oo ka hadlayay munaasabad soo dhoweyn ah oo u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa sheegay inuu u tanaasulay danaha Galmudug,…

Read More »

Mareykanka oo War kasoo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

0 Visits: 213 | Monday April 06, 2020 - 19:36:09
Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in saddex duqaymood oo cusub oo lala beegsaday ururka Al-Shabab ay ka fulisay Gudaha dalka Soomaaliya. Duqayntan ayaa taliska Maraykana ee Africa ee loona yaqaan AFRICOM sheegeen inay ka dhacday degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellada Hoose, maakintii shalay ee Axadda.

Read More »

Fahad Yaasiin oo Madaxii Ilaaladiisa u magacaabay Taliyaha Nabadsugida G/Banaadir

0 Visits: 215 | Monday April 06, 2020 - 19:28:45
Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goor dhow magacaabay Taliyaha cusub ee Nabadsugida Gobolka Banaadir, kaddib markii bil ka hor xilka uu ka qaaday Taliyihii xilkaas hayay Ibraahim Macalin. Agaasime Fahad Yaasiin ayaa xilka Taliyaha Nabadsugida…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo si degdeg ah ugu baaqay in la joojiyo colaada Wanlaweyn

0 Visits: 199 | Monday April 06, 2020 - 19:23:18
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-gobeeldka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay u istaagaan xallinta colaadda macno darrada ah ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Xayawaankii ugu horeeyay oo laga helay Cudurka Corona

0 Visits: 202 | Monday April 06, 2020 - 19:04:45
Dalka Mareykanka waxaa cudurka Corona laga helay Shabeel. Shabeelkani Dhiddiga ah oo dad'diisa lagu sheegay 4 sano islamarkana lagu magacaabo Nadia ayaa ku jirta beerta xayawaanada lagu xanaaneeyo ee Bronx. Shabeelkan, ayaa inta la ogyahay noqonaya Xayawaankii ugu horeeyay ee laga helo caadurka…

Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadashay xariga Agaasime Waaxda Maaliyadda

0 Visits: 198 | Monday April 06, 2020 - 19:01:00
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar ayaa ka hadashay xarigii Agaasimihii Waaxda Maaliyadda Wasaaradda oo habeen ka hor ay Ciidamada Booliska ka xireen Hoygiisa oo ku yaalla Muqdisho.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-4-2020

0 Visits: 346 | Monday April 06, 2020 - 09:59:37
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowl ad-gobeeldka KGalbeed, Odeyaasha Dhaq anka iyo waxgaradka deegaanna da inay u istaagaan xallinta colad da macno darrada ah…

Read More »

SOMALILAND oo shaacisay natiijada dad kale oo looga shakisanaa Coronavirus

0 Visits: 264 | Sunday April 05, 2020 - 21:28:21
Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay Natiijada ka soo baxday dad looga shakisanaa cudurka Coronavirus oo dhowaan loo diray dheecaanadooda dalka dibadiisa, kuwaasi oo qaarkood ay la kulmeen Dad laga helay cudurkaasi gudaha Somaliland. Somaliland ayaa sheegtay in dhamaan dadkii ay direen dheecaanadooda…

Read More »

Shirkadda Turkish Airline oo Joojisay Duulimaadyada

0 Visits: 281 | Sunday April 05, 2020 - 21:26:26
Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish AirLine ayaa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duulimaadyadii ay ka samayn jirtay gobolada iyo magaalooyinka waddanka Turkiga dhexdiisa ilaa iyo inta laga gaarayo 20-ka April. Shirkadda ayaa arrintan ku sheegtay inay qayb ka tahay…

Read More »

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigey dhismaha Xarun muhiim ah

0 Visits: 301 | Sunday April 05, 2020 - 21:25:09
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta taariikhiga ah Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere. Ujeedka dhagax dhigaan ayaa ahaa mid ay dowlada Hoose ee Xamar ugu talagashay in dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyo…

Read More »

Tirada dadka u geeriyooday Coronavirus oo gaartay 65,000

0 Visits: 225 | Sunday April 05, 2020 - 21:23:50
Tirada kiisaska dunida ee uu ku dhacay coronavirus ayaa dhaaftay 1.2 milyan iyadoo 65,000 oo qofna ay cudurkan u geeriyoodeen illaa markii uu coronavirus ka dillaacay Shiinaha dhammaadkii sanadkii hore sida ay ku warameyso xog aruurin ay baahisay jaamacadda Johns Hopkins. Madaxweynaha Mareykanka Donald…

Read More »

Agaasime ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo lagu xiray Magaalada Muqdisho

0 Visits: 264 | Sunday April 05, 2020 - 21:14:43
Ciidamada Dowladda ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku xiray Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliya, Maxamuud Maxamed Buule. Ciidamada Dowladda ayaa Agaasimaha ka kaxeystay Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho, sababo aan illaa iyo hadda la shaacin awgood. Waxaa soo baxaya warar…

Read More »

Hey'adda IMF oo digniin ku wajahan Dalalka Afrika soo saartay.

0 Visits: 216 | Sunday April 05, 2020 - 21:12:15
Hey'adda IMF oo digniin ku wajahan Dalalka Afrika soo saartay. Muqdisho:-Hey'adda maamusha sanduuqa lacagta aduunka ee IMF ayaa waxaa ay soo saartay warbixin dheer oo ay uga hadleyso xaalada dhabta ah ee ay wajahayaan dalal badan oo ka tirsan qaaradda Afrika, kuwaas oo qaarkood uu aad u saameeyey…

Read More »

Taabit Cabdi oo si kulul uga hadley Kufsi loo geystey laba Gabdhood

0 Visits: 264 | Sunday April 05, 2020 - 21:09:13
Guddoomiyihii ore ee Gobolkan Banaadir ahaana dua Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadley kufsi dhawaan Gabdha yar yar loogu geystay degmada Afooye oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Taabit ayaa Qoraal uu so dhigey Bartiisa Facebook waxaa uu ku cambaareeyey falkaas,isaga…

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Go'aan soo saarey

0 Visits: 255 | Sunday April 05, 2020 - 21:07:52
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa soo saaray Go'aankan kadib wadatashi uu la yeeshay Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka , Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir iyo Dhamaan Garsoorka Maamul Goboleedyadda Dalka. War-saxaafadeed kasoo baxey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf…

Read More »

Guddoomiye Cismaan Barre oo baaq u direy laamaha amniga Hir-Shabeelle

0 Visits: 295 | Sunday April 05, 2020 - 21:06:03
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa isbitaalka Degmada Jowhar ku booqday dadkii shalay ku waxyeeloobay qarx miino oo dhulka loogu aasay Goob lagu shaaho oo ka ag dhow boosteejada gaadiidka soo aada Magaalada Muqdisho. Dadka waxyeelada soo gaartay waxaa ka mid ah Xilibaan…

Read More »