SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigey dhismaha Xarun muhiim ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta taariikhiga ah Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere.
Ujeedka dhagax dhigaan ayaa ahaa mid ay dowlada Hoose ee Xamar ugu talagashay in dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyo xaruntan si bulshada ay ugu soo dalxiis tagaan ugana bogtaan taariikhda goobtaan oo ah xaruntii Barlamaankii ugu horeeyay ee Jamhuuriyda Soomaaliya ee 1960.
Xarunta Maanta la dhagax-dhigey ayaa waxaa ay ku taalla agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere,waxaana ka muuqda burbur xoogan,iyada oo la filayo in dib u dhis lagu sameeyo.
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigey dhismaha Xarun muhiim ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta taariikhiga ah Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere. Ujeedka dhagax dhigaan ayaa ahaa mid ay dowlada Hoose ee Xamar