HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-4-2020

0
Monday April 06, 2020 - 09:59:37 in Wararka by
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-4-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowl ad-gobeeldka KGalbeed, Odeyaasha Dhaq anka iyo waxgaradka deeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowl ad-gobeeldka KGalbeed, Odeyaasha Dhaq anka iyo waxgaradka deegaanna da inay u istaagaan xallinta colad da macno darrada ah ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay D/Walaweyn ee G/Sh/ Ho ose. Madaxwaynaha ayaa ku bogaadiyey Ciida mada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) sida deg-degga ah ee ay ugu baxeen, una kala dhex galeen malayshiyo beeleedyada dagaallamayey, waxa uuna ku tilmaamay col aaddan arrin fool-xun oo aan la aqbali karin. "Innaa Lillaahi waa inaa Ileyhi raajicuun. Waxaa nasiib darro ah in dadkeennu ay u da gaallamaan qabyaalad iyo malayshiyo beele ed oo ay dhiigooda u daadiyaan, iya doo ay nu ku jirno maalmihii barakeys naa ee bisha Shacbaan oo cibaadada iyo sadaqada lagu dadaalo." Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay in DFS ay qaadayso tallaabo kasta oo la gu xaqiijinayo xasilloonida iyo nabadda deega annada ay dhibaatadu ka dhacday, iyada oo loo dirayo guddi soo baara dhibaatada ka dhalatay. Madaxwayne Farmaajo ayaa tacsi u diray dhammaan ehellada iyo qaraabada ay ka ge eriyoodeen dadkii birima-geydada ahaa ee ku nafwaayey colaaddan, waxa uuna Alle u weydiiyey caafimaad deg-deg ah dadka ay waxyeelladu ka soo gaartay. Dhammaad
W/Ganacsiga oo war kasoo saartay had dii ay jirto cabsi raashin yari oo ka dhalan karta Coronavirus

    Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ayaa Shalay sheegtay inaysan jirin cabsi laga qa bo raashin yari dalka ka dhacdo, sababo la xiriira cudurka Coronavirus.

    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soo maaliya Inj.C/hi Cali Xasan, ayaa Shalay xa fiiskiisa kulan is-xog-waraysi ah oo ku saabs an saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19 uu ku keeni karo maciishadda dalka la ye eshay mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo uu hoggaaminaayey guddo omiyaha Rugtaasi Maxamuud Cabdikariin Gabeyre iyo Ganacsato kala duwan oo Soomaaliyeed.

    Kulankan oo sidoo kale ay ka soo qeyb-galeen Agaasimaha guud Cabdicasiis Ibraah im Aadan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda, ayaa ujeedkiisu ahaa sidii  Wa saaraddu ay Ganacsatada uga heli lahayd xogo la xidhiidha badeecadaha dalka gaar ahaan kaydka raashinka. Ganacsatada ayaa waxay sheegeen in illaa hadda uu dalku hay sto badeecado ku filan oo aanay qabin wax wer-war ah sidoo kalena ay taagan yihiin Ma raakiib dalka u sida raashin tiro badan.

    Ganacsatadu, waxa kale oo ay halkaas ka sheegeen caqabadaha jira iyo weli ba tallooyin ku aadan sida ugu habboon ee lo oga hor-tagi karo saameynta dhaqaale ee uu keeni karo xanuunka Coronavirus (COV ID-19).    Inj. C/Cali Xasan oo ugu dambeyn halkaas ka hadlay, ayaa sheegay inay ka da wlad ahaan diyaar u yihiin tallaabo kasta oo looga hortagi karo saameynta dhaqaale ee cudurkaasi ku keeni karo maceeshada dal ka, waxaana uu carrabka ku dhuftay inay Ga nacsatada ka taageerayaan sidii loo yareyn lahaa caqabadaha jira iyo fududeynta Ganac siga, isaga oo ku dhiiri-geliyey in shacabka loo naxariisto wakhtiyadan adag isla-mar-ahaantaana aan kor loo qaadin qiimaha maceeshada dalka.

Madasha Xisbiyada oo Midowga Yurub kala hadlay Qabsomida doorasho xora

      Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qa ran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaa liya Sh.Shariif Sh Axmed ayaa Shalay M/Mu qdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga ee Soomaaliya Ambassador Nicolas Berla nga. Kulan ay yeesheen Xubno ka socday Madasha Xisbiyada Qaran uuna hogaamin ayay Guddoomiyaha Madasha Sh.Sharif Sh. Ahmed iyo danjiraha M/Yurub ee Soomaal iya Ambassador Nicolas Berlanga ayaa loo ga hadley arimo ay kamid yihiin.

1.Ilaalinta Dastuurka iyo dhowrista xuquuq da muwaadinka.

2. Qabsoomidda doorasho xor iyo xalaal ah xilligii loo asteeyay, aysanna dhicin wax mu ddo kordhin ah.

3.Xaqiijinta kuraasta loo qoondeeyay hawe enka

4. Iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa ka hortagga iyo la tacaalidda cudurka Corona Virus.

Dagaal beeleedyo ay dad badan ku dhin teen oo ka dhacay D/wanlaweyn ee G/ sh/hoose

      Ugu 12 qof ayaa ku dhimatay dagaal be eleed ka qarxay dagaano hoos taga D/wan laweyn ee G/Sh/Hoose, dadkan dhintay ay aa dhamaantood ah dad rayid ah oo aan qe yb ka aheyd ragga hubeysan ee diriraya, iya doo colaaddana ay sababtay in laga qaxo dagmada iyo deegaanada ku dhowdhow iya doo qabsi laga qab in dagaalku uu halkaas ku baaho.

     Siyaasiyinta kasoo jeeda deeganka ayaa midba mid kale ku eedeynaya inuu masuul ka yahay waxa ka dhacaya magaaladaasi, la akin si taas ka gadeisan waxaa dadaal wada duqowda dhaqan ee 2da oo iyaga xoogga saaraya xillinta khilaafkan iyo dagaalkan ka socda wanlaweyn iyo deeganada hoostaga, iyagoo ku dadaalaya in aanan colaaddan la siyaasadeeynin.

    Odayaasha iyo waxgaradkan ayaa ku shi rsan M/Beydhabo ee xarunta G/Baay, halka as oo ay uga arrinsanayaan, sidii loo xalinl ahaaa dhibaatadan ka soo cusboonaatay D/wanlaweyn iyo deegaanada hoos yimaa da, iyadoo ay xusid mudan tahay in dagaalk an uu saameyn xoogan ku yeeshay dhaqdh aqaaqi nololeed iyo kii ganacsi ee ka jir ay magaaladaasi iyo deeganada ku xeern, oo gabi ahaanba no qday kuwo xiran oo aan dhaqdhaqaaq lah eyn, dadkiina ay isaga qaxeen, waxaana ma gaalada ku sugan oo kaliya ciidamo hubeys an oo kasoo kala jeeda dhinacyada ee is-ha ya taas oo keeni karta in dagalka uu dib u qa rxo mar kale magaaladaasi,walow ay socda an dadaallo lagu qaboojinaayo xiiisadda ka taagan deegaankaasi.

     Ma ahan markii ugu horeysay oo ay dag aal beeleedyo ka dhacaan dagmada wanlaw eyn hasayeeshee dagaalkan ayaa ah kii uu xummaa ee soo mara deeganka, kaas oo xi taa aysan dadka rayidka ah ka badbaadin aanada iyo dhibta ka dhalatay colaaddan.

     Ugu dambeynti ma jiraaan illaa iyo iminka wax war ah oo kasoo baxay maamulka K/ Galbeed oo ay dagmadu ka tirsantahay iyo dhanka DFS oo ay ciidamadeedu ku sugan yihiin garoonka balidoogle ee G/sh/hoose.

Md.Cali Maxamed Carraale oo sheegay in ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Waare

    Xiisad ka dhalatay xil ka qaadistii lagu sa meeyey Guddoomiyihii Maamulka G/Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa weli ka taagan M/Beledweyne. Guddoomiyihii Maamulka G/ Hiiraan ee dhawaan xilka qaadista lagu sam eyey Cali Maxamed Carraale, oo shir jaraa’ id oo ku qabtay M/Beledweyne, ayaa sheeg ay in ciidamo ka ammar qaato Madaxweyna ha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ay soo weerareen.

       Guddoomiyihii hore ayaa xusay in wixii dhibaato ah oo ka dhasha weerarka uu shee gay inay kusoo qaadeen ciidamadaas uu mas’uuliyadeeda qaadan doono Madaxwe ynaha Shirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Caraale ayaa madaxda ugu sareeyo dalka ugu baaqay inay 48 saac gudahood kusoo farageliyaan xaaladda ka taagan M/B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

     Hadalka ka soo yeeray G/iyihii xil ka laga qaaday ayaa kusoo aadayo xilli Shalay Xar unta Maamulka uu shir kula qaaatey Gudd oomiyaha Cusub ee aan xilka la wareegin mas’uuliyiinta kale ee Maamulka.

     Waxaa fashilmay wadahadallo lagu doo nayey in Carraale lagu qanciyo inuu aqbalo xilka qaadista, iyadoo maagaalada laga dare emayo dhaq dhaqaaqyo xooggan.

     Hiiraan waxaa inta badan ku soo laa lab ta khilaafaadka salka ku haya arrimaha maa mulka, taas oo sabab looga dhigo is bed-be dalka ay HirShabelle ku sameyso.


Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigey dhismaha Xarun muhiim ah

    Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhisma ha xarunta taariikhiga ah Ex Baarlamaan ee D/Boondheere.

Ujeedka dhagax dhig aan ayaa ahaa mid ay dowlada Hoose ee Xamar ugu talaga shay in dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyo xaruntan si bulsha da ay ugu soo dalxiis tagaan ugana bogta an taariikhda goobtaan oo ah xaruntii Barla maankii ugu horeeyay ee JS 1960.

     Xarunta Shalay la dhagax-dhigey ayaa waxaa ay ku taalla agagaarka Taalada Daljir ka Daahsoon ee degmada Boondhee re,waxaana ka muuqda burbur xooggan, iyada oo la filayo in dib u dhis lagu sameeyo.

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo ka jawaabtey eedeyntii NISA ee Haaruun Macruuf

     War kasoo baxey Safaarada Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in Wariye Haaruun Macruuf uu yahay wariye xirfadle ah islamarkaa na Hay’a dda NISA ay ku xad gu dbayso xorriyadda Sax aafadda.

    "Haaruun Macruuf waa xirfad-yaqaan la ixti raamo, waana Saxafi ka tirsan VOANews, waa mid kamid ah saxafiyiinta Soomaalida ee ugu saameynta badan. Weerarada NISA waxay halis gelinayaan xoriyadda hadalka iyo madax banaanida warbaahinta ee aas-aaska u ah dimqoraadiyadda iyo isla xisaabt anka dowladeed ee Soomaaliya”

     2-dii Bishaan ayaa Hay’adda Nabadsugi da Soomaaliya qoraal ay ku daabacdey bar teeda twitter-ka waxaa ay ku sheegtay in Wariye Haaruun Macruuf talaabada sharciga ah ee ku habboon ku qaadayso,iyaga oo sheegay in uu leeyahay xiriirro khatar ku ah amniga Qaranka, kuna kacay falal ka baxs an anshaxa warbaahinta.

     Wariye Haaruun Macruuf oo hadda ka ho wlgalla Idaacadda Voa-da ayaanan weli ka jawaabin eedeynta uga timid Hay’adda Naba dsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya.

Ganacsatada Khudaarta oo ka cabana ya Canshuur xad-dhaafa oo Puntland ku soo rogtay

     Ganacsatada Puntland ee Khudaarta ka keena K/Soomaaliya iyo dalka Itoobiya, oo Shalay warbaahinta kula hadla Garoowe, ayaa cabasho xooggan ka muujiyay Cansh uur xad-dhaaf ah oo ay ku soo rogtay Pun tland.

    Ganacsatadu, waxay sheegeen in Khuda arta ay ka keenaan Itoobiya ay Puntland ku canshuurto 3goobood oo kala ah; Kastamka Falaydhyaale, degaanka Buura-wadal iyo Ka ntaroolka bixin ee Garoowe, kuwaas oo sida ay tilmaameen lagaga qaado canshuur xad-dhaaf ah oo aysan awoodi Karin.

    Sidoo kale, Ganacsatada ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya mid kasta hal meel ku canshuuro Khudaarta, si ka duwan Puntl and oo 3meelood ku canshuurta, islamarkaa na sii kordhisay canshuurta ay ka qaaddo Ganacsatadaas danyarta ah.

     Ganacsatada qaarkood, waxay sheegeen in aysan wax dhaqaale ah oo ay ku maareey aan Nolosha Qoyaskooda ka soo gelin Khu daarta ay keenaan, maadaama ay isu’gu dar    sameen Maciishaddii oo qaaliyowday iyo Ca nshuurta badan ee la saaray.

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirada ay khusayso, ayay ka codsa deen in laga khafiifiyo Canshuurta xad-dhaaf ka ah ee lagu soo rogay, taasi oo weliba sic ir barar ku keentay qiimaha Khudaarta ee suuqyada Puntland.

SOMALILAND oo shaacisay natiijada dad kale oo looga shakisanaa Coronavirus

      Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay Natiijada ka soo baxday dad looga shakisa naa cudurka Coronavirus oo dhowaan loo di ray dheecaanadooda dalka dibadiisa, kuwaa si oo qaarkood ay la kulmeen Dad laga hel ay cudurkaasi gudaha Somaliland.

     Somaliland ayaa sheegtay in dhammaan dadkii ay direen dheecaanadooda ay ka ba d-qabaan cudurkaasi, gaar ahaan dadkii la kulmay 2-dii qof ee deegaanadeeda laga he lay cudurkaasi oo ay dhowaan shaacisay xukuumada Muuse Biixi.

    Maxamed Cabdi Xergeeye, Agaasimaha wasaarada caafimaadka Somaliland oo war baahinta la hadlay ayaa sheegay inaysan So maliland ka jiran Kiisas cusub oo Coronav irus ah, marka laga reebo 2dii Kiis ee ay hore u shaacisay.

    Agaasime Xergeeye ayaa sidoo kale wa xa uu sheegay in gudaha Somaliland laga hi rgeliyay goobo loogu talo-galay in lagula tac aalo cudurkaasi, kuwaasi oo ka furan dha mmaan Gobolada ay maamuulan, sida uu sheegay Agaasimuhu.

     Md. Xergeeye ayaa waxa kale oo uu ka warbixiyey xaalada 2dii qof ee hore looga he lay cudurkaasi, isagoona xaqiijiyey in xaal adooda caafimaad ay wanaagsan tahay oo uusan si xun u soo ridan cudurku.

     Xukuumada Somaliland ee uu Muuse Bii xi ayaa iyadu wada dadaallo ay ku dooneyso inuusan cudurku si weyn ugu faafin deegaa nadeeda, iyadoona soo saartay go’aamo ka la duwan oo looga hortagayo cudurka Coron avirus ee dunida ku faafay.

Taliyihii Saldhigga bartamaha Gaalkacyo oo is casilay

      Taliyihii Saldhigga bartamaha D/Gaalka cyo G/Mudug ee Puntland Cabdiq ani Jaam ac Axmed (Xabuun) ayaa waraaq uu soo saaray ku sheegay in uu is casilay.

     Taliye Xabuun oo warqada uu isku casi lay ay ku taariikhaysneyd 30-kii bshii la soo dhaafay ee Maarso, wuxuu ku sababeey ey is casilaadiisa, markii laga jawaabi waayey baahiyaha aasaasiga ah ee Saldhiga dhexe ee D/Gaalkacyo.

   Md. Xabuun oo ah nin dhalinyaro ah ayaa Taliyaha Saldhigga bartamaha ee D/Gaalka cyo loo magacaabay 2-dii bishii Agoosto ee saandkii la soo dhaafay 2019, wuxuuna xilka as hayey muddo 8 bilood ah.

    16-kii bishii Oktoober ee sanadkii hore ayaa Md.Xabuun ka badbaaday qarax loogu xiray gaarig iisa.

     Is casilaada Taliyaha Saldhigga bartama ha D/Gaalkacyo ayaa ku soo aadaysa, iya doo Dorraad Madaxweyne Deni uu xilkii ka qa aday taliyihii qeybta G/Mudug G/sare Jaam ac Maxamed Axmed (Sandaqad), kuna dede lay taliyihii qeybta Booliska Nugaal Col. Muu min Cabdi Shirre.  M/Gaalakcyo ee xarunta G/Mudug,waxaa muddooyinkii u dambeeyey ka dhacayey fal al lid ku ah amniga.

Meydka wiil dhalinyaro ah oo Xeebta Xamar Weyne laga helay

     Duhurnimadii Shalay ayaa Xeebta De gmada Xamar Weyne waxaa laga helay me ydka Wiil dhalinyaro ahaa, oo dadka deeg aanka ay sheegeen inay soo tuftay badda.

    Dadka deegaanka ayaa sheegay ninkan dhalinyarada ah oo jirkiisa aysan ka muuqan dhaa wacyo, balse isa ga oo meyd ah mar keliya lagu arkay xeebtaasi, halkaasi oo dadkii badda u Kalluumeysi tagay ay soo arkeen.

     Intaasi ka dib ayaa dadka deeggan naw aaxiga Xeebta Xamar weyne gaar ahaan aga gaarka Aw-Aweyska, waxa ay ku warge liyeen Saldhiga Booliska D/Xamar Weyne in xeebta uu yaalo meydka wiil dhalinyaro ah.

    Ciidamada Booliska Saldhiga D/Xamar Weyne oo gaaray goobtaasi ayaa waxa ay meesha ka soo qaadeen meydka wiilkaasi, waxaana illaa hadda la garan la’yahay ehe lkiisa.

   Baraha bulshada ayaa lagu faafiyay sawirk iisa, si haddii ehelkiisa ay aqoonsadaan ay uga soo raadiyaan Saldhiga D/X/Weyne.

Maamulka G/Bari oo digniin soo saarey

    Maamuka G/Bari ee D/G/Puntland ayaa soo saarey digniin ku socota Ganacsatada ku nool Gobolka as,taas oo ku saabsan inays an qiima koror ku sameyn badeca daha kala duwan oo ay iibinay aan.

     G/G/Bari Cabdi Samad Yu usuf Maxam ed ayaa sheegay inay jiraan Ga nacsato qi imo koror ku sameeyey badeeca da ha kala duwan,iyaga oo ka faa’iideysana ya dagalka lagula jiro Cudurka Coronavirus.

     Ugu dambeyn waxaa uu Ganacsatada ku nool Gobolka Bari uga digey inay sare u qa adaan qiimaah maciisha,isla markaana dad kii lagu arko Xarumahooda ugu tegi doona

 an tallaabana ka qaadi doonaan


Hay’adaha Garsoorka oo kordhiyay hakinta dhageysiga dacwadaha

     Iyadoo laga taxadarayo faafitaanka Co ronavirus ayaa Hay’adaha Garsoorka Dalka, waxa ay soo saareen go’aano cusub oo lagu kordhinaayo hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga ee Garsoorka Dalka uu qaado.

      Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka, Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxaa lagu she egay in la kordhiyay hakinta dhageysiga dacwadaha mad aniga, furashada dacwadaha cusub, racfaan qaadashada.

      Arrintaan ayaa timid kadib markii G/ Max kamadda Sare ee wadatashi uu la sameey ay Garsoorayaasha Maxkamadaha, Xafiiska Xeer Ilaalinta & Garsoorka Maamul Goboled yada Dalka ka jira.

      Dacwadaha Ciqaabta ayaa la sheegay in lagu dhageysan doono hab Online ah, wax aana Taliska Ciidanka Asluubta laga dalbad ay inay fududeeyan doorkooda ku aadan arri ntaan.

Hub iyo dhar Ciidan oo lagu qabtay Addis Ababa

    Komishinka Booliska ismaamulka M/Addis Ababa ayaa sheegay hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah in lagu qabtay bakhaar uu shaqsi leeyahay oo ku yaalla magaalada Addis Ababa.

     Booliska waxay sheegeen dharka ciidan ka ee la qabtay iney isugu jiraan kuwa ciida mada qalbaka sida iyo kuwa booliska oo deegaanna kala duduwan ka kooban.

     Waxaa sida oo kale bakhaarkaasi lagu qabtay hub iyo qalab militari oo ka mamnuuc ah inuu shacab gacantii uu ku jiro.

     Dharka ciidamada Booliska ee la qabtay waxaa ka mid ah dharka ay xidhaan boolis ka deegaanka Soomalida ee dalka Itoobiya sida sawirkaba ka muuqato.

     Komishinka Boolisku M/Addis Ababa wa xay intaasi ku dareen in sida oo kale bakhaarka laga in laga helay 1 bam gacme ed, hal bistoolad iyo rasaas ka badan 250.

       Waxay booliska Addis Ababa gacanta ku soo dhageen 5 qof oo lala xidhiidhiyey hu bka iyo dharka ciidan ee la helay iney ku lug leeyihiin.

     "Waxaa shaqsiyaadkaasi booliska gacan ta uu ku soo dhagay hadda ku socota baari taan lagu ogaanayo arrinta loo haysto door ka ay ku leeyihiin” ayuu yiri Komishinka Booliska Addis Ababa.

      Taliyaha booliska degmada Addis Ket ema ee magaalada Addis Ababa Command er Kebede Asafa wuxuu sheegay bakhaarka hubka iyo dharka ciidanka lagu qabtay imuu u kireysnaa haweeney.

      Waxay boolisku sheegeen haweeneyda bakhaarka uu u kireysnaa dadka bakhaarka iska lahaa iney uga kiresatay kaba ay ka ga nacsato iny ku keydsaneyso.

      Bakhaarka qalabka kale ee lagu qabtay na waxaa ka mid ah dhar ciidan oo kala duw an, astaamaha booliska iyo ciidanka u gaar ka ah, dharka, koofiyadaha iyo suumanka cii danka, katiinada daka gacmaha looga xidho iyo qalab kale oo ay ciidamadu leeyihiin.

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmey Odayaasha Dhaqanka Xeraale

      Madaxweynaha D/G/Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa deegaanka Xeraale ee G/Galgaduud kula kulmey Odayaasha dhaq anka iyo qeybaha kale duwan ee bulshada,

     Madaxweynaha ayaa lacago samar siin ah ku wareejiyay Dadkii dadkooda dhibtu ku gaartay dagaaladii ka dhacey deegaanada Huurshe iyo Xeraale lacagahaasi oo horey oo ballan qaadey dowlada faderaalka Soom aaliya gaar ahaan Ra’iisul Wasaaraha.

     Madaxweynaha galmudug intuu joogey Xeraale waxuu Booqdey Saldhiga Booliska Degmada Xeraale iyo xarumo kale.

    Uga dambeyntii Madaxweynaha ayaa dha gax dhigey isbitaalka guud ee Dagmada Xer aale iyo iskuul dugsi sare ah oo maamulka galmudug ka dhisayo Degmada Xeraale.

Shirkadda Turkish Airline oo Joojisay Duulimaadyada

     Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish AirLine ay aa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duul imaadyadii ay ka samayn jirtay gobolada iyo magaalooyinka waddanka Turkiga dhexdiisa ilaa iyo inta laga gaarayo 20-ka April.

      Shirkadda ayaa arrintan ku sheegtay in ay qayb ka tahay tallaabooyinka looga hor ta gayo faafitaanka fayraska Corona, waxayna si toos ah ugu dhawaaqday in la joojiyay duu llimaadyadeedii gudaha dalkaas.

      Agaasimaha guud ee Shirkadda Turkish AirLine Bilaal Akshi ayaa arrintan la wada agay warbaahinta dalka turkiga, gaar ahaan wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadoul, wuxuu sidoo kale qoraal kusoo daabacay ba rtiisa Twitterka isagoo si rasmi ah u xaqi ijiyay in duulimaadyadii gudaha dalka ay joojiyeen.       Agaasime Akshi ayaa tilmaa may in ay qaadayaan tallaabo kasta oo ay u arkaan inay u wanaagsan tahay dagaalka la gula jiro cudurka dhibaatada badan ku haya caalam ka ee CoronaVirus.

Hey’adda IMF oo digniin ku wajahan Dalalka Afrika soo saartay.

     Hey’adda IMF oo digniin ku wajahan Dala lka Afrika soo saartay. Muqdisho:-Hey’adda maamusha sanduuqa lacagta aduunka ee IMF ayaa waxaa ay soo saartay warbixin dheer oo ay uga hadleyso xaalada dhabta ah ee ay wajahayaan dalal badan oo ka tirs an qaaradda Afrika, kuwaas oo qaarkood uu aad u saameeyey cudurka Coronavirus.

      Warbixintan ayaa waxaa si gaar ah diira da loogu saaray dalalka Zimbabwe iyo K/Afri ka oo dadkooda dhibaato badan ay kasoo gaartay bandow dowladahaasi ay kusoo ro geen, cabsi laga qabo Corona darteed, iya doo tilShalayy in xaaladahaasi ay isku be deli karaan kuwo bani’aadanimo.

         "Tani waa in si dhab ah loo qaataa oo aan indhaha oo kaliya laga eegan” ayaa la gu yiri warbixinta IMF.

    Zimbabwe ayaa waxaa laga helay 9 kiis oo ah xanuunka Coronavirus, halka dalka K/ Afrika uu ka mid yahay wadamada ugu bad an qaarada ee laga diiwaan geliyay kiisaska ugu badan oo la xariira Coronavirus.

Agaasime ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo musuq maasuq loo xiray

     Warar ay heshay Jowhar.com ayaa shee gaya in Agaasimihii Waaxda Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamuud Max amed Buulle ay Ciidamada Booliska ka xire en gurigiisa.

     Ilo wareedyo ku dhow dhow Xafiiska Ra’I isul Wasaaraha iyo Hanti dhowrka Guud ay aa sheegaya in Agaasimaha loo heysto arri mo la xiriira musuq maasuq.

      Wararka ayaa intaa ku daraya in Agaasi maha la weydiinayo su’aalo la xiriira halka ay ku maqan yihiin lacagahaas, waxaana Dorraad Hantidhowrka Guud uu baaritaan ku sameeyay Xafiiska Agaasimaha, taasoo soo dedejisay xarigiisa.

      Sidoo kale waxaa la shee gayaa in laca gaha maqan ay yihiin laca go loogu tala galay arrima ha caafimaadka iyo ka hortagga cudurka Coronavirus oo ay bixiyeen Hey’a daha UN-ka.

     Waxaa kaloo la sheegayaa in Mas’uu liyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafim aadka la tuhunsan yahay ku lug lahaansha ha arrimahan musuq maasuqa ah, iyadoo ay soo baxeen warar sheegaya in lacagtaas loo isticmaalay Adeegga Ganacsiga Online-ka ee Forex.

     Ma jirto illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay Hanti dhowrka Guud ee Qaranka iyo Laanta Dambi baarista Booliska oo ku aadan xarigga agaasimahan iyo wararka sheegaya lacagaha la musuq maasuqa ee loo heysto isaga iyo inay jiraan Mas’uuliyiin kale oo ku lug leh.

QM oo war ka soo saartay falkii arxan darrada ahaa ee ka dhacay Afgooye

    Hay’adda UNFPA oo ka mid ah hay’ad aha caalamiga ah ee Q/Midoobay ayaa cam baareysay fal kufsi arxan darro ahaa oo todo baadkii la soo dhaafay degmada Afgooye lo ogu geystay laba gabdhood oo da’ yar ah.

    UNFPA ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay falk aasi arxan darrada ah ee lagula kacay gab dhahaasi oo haatan lagu dabiibayo isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho.

      "UNFPA Somalia waxay si xoogan u ca mbaareyneysaa afduubka iyo kufsiga labada hablood ee da’da yar, oo da’doodu tahay 3x iyo 4jir markii ay ku ciyaarayeen 30-kii Maar so 2020 M/Afgooye, G/Sh/Hoose, Soomaal iya”. ayaa lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay hay’adda UNFPA oo ay heshay Caasi mada Online.

    Sidoo kale UNFPA ayaa intaasi ku dartay in labada gabdhood ay ku jiraan xaalad halis ah, balse ay hadda la tacaalayaan dhaqaatiir ta isbitaalka la dhigay ee Madiina.

      Ugu dambeyn ha’adda ayaa ugu baaqd ay D/Soomaaliya inay gacanta ku soo dhigto dambiilayaasha, si cadaalada loo horkeeno.

"Sharciga wuxuu muhiim u yahay ka hortag ga iyo la tacaalida dambiyada galmoodka.” ayaa markale lagu yiri qoraalka.

     Falkaan ayaa dhacay 30-kii bishii hore ee la soo dhaafay ee Maarso, iyadoona lagula kacay Aamino Muuse Axmed oo 3 sano ah jir ah iyo Sumayo Cabbaas Cumar oo 4 sa no jir ah, waxaana dhacdadaan ay si weyn u taabatay quluubta dhammaan dadka Soom aaliyeed.Xigashocaasimadda.net

Khilaaf xooggan oo ka taagan qorshe lagu xirayo Masaajiddada Somaliland

    Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa muddooyinkii dambe waday qorshayaal ay uga dan leed ahay inuusan cudurka Coronavirus ku faafin deegaanadeeda, maadama dhowaan labo ki is laga helay magaalooyin ka tirsan, isla mar kaana ay suurto-gal tahay faafitaanka cudur kaasi dunida ku habsaday.

     Iyadoo uu Guddiga  Muuse Biixi u magic aabay u diyaar garowga iyo ka hortaga fayr uska Coronaha ayaa waday qorshe ay ku rabeen in la xidho Masaajida deegaanadoo da, maadama gudaha Somaliland laga helay Kiisas la xiriira cudurkaasi Coronavirus.

     sida ay xogta lagu  helayo Go’aanka xidhi sta Masaajidada ee ay qorsheynayeen Gud digu ayaa waxa si weyn uga hor-yimid qaar ka mid ah Culimada Somaliland oo ay kulan kula qaateen M/Hargeysa, isla markaana ay u soo bandhigeen in gebi ahaanba la xiro Masaajida, si uusan u faafin cudurkan.

     Culimada Somaliland ayaa iyagu ku dood aya inaan weli la gaarin xiligii la xidhi lahaa Masaajida maadama aan Somaliland lagu soo rogin Bandow mabnuucaya isku socod ka dadka iyo suuqyada waaweyn ee dadku ka adeegtaan magaalada, taasi oo ay ku til maameen go’aan waqtigiisi ka soo hor-mar ay. Guddiga Somaliland ee u diyaar garow ga iyo ka hortaga cudurka Coronavirus, ay aa iyagu hore u qaaday go’aamo ay ku xadi dayaan goobaha dadku iskugu yimaadan, walow uusan si rasmi ah uga dhaqan galin magaalooyinka Somaliland.

     Culimada Somaliland ayaa iyagu qaba in ay xidhista Masaajidada ka muhiimsan tahay oo ay ka horeyso xidhista goobaha ay dadku iskugu yimaadaan sida, Huteelada waawe yn, Maqaaxiyaha iyo weliba goobaha ay ku qayilaan dadka cuna qaadku.

      Somaliland ayaa iyadu wajaheysa culeys xoogan oo ku aadan ka hortaga cudurkan du nida ku faafay, iyada oo qaar kamid ah de egaanadeedana uu ka jiro Cudurkaasi, taasi oo sarre u sii qaaday cabsida ku aadan inuu si dhaqso ah ugu faafo.

Guddoomiye Cismaan Barre oo baaq u direy laammaha amniga Hir-Shabeelle

       Guddoomiyaha G/Wakiilada Hir-Shabee lle Cismaan Barre Maxamed ayaa isbitaalka D/Jowhar ku booqday dadkii Dorraad ku waxy eeloobay qarx miino oo dhulka loogu aasay Goob lagu shaaho oo ka ag dhow boosteej ada gaadiidka soo aada M/Muqdisho.

     Dadka waxyeelada soo gaartay waxaa ka mid ah Xilibaan Sakiriye Muumin Hilowle oo lagalu tacaalayo isbitaalka Intersos Ee M/Jo whar ee Caasimadda Hir-Shabeelle.

     Guddoomiyaha oo mid mid u booqday bu kaanada ayaa Alle ugu baryay inuu caafima ad siiyo,waxaana laamaha amniga uu ka co dasaday inay xoojiyaan baaritaanada lagu goobayo dadkii ka dambeey qaraxaasi.

     Qaraxii ka dhacay M/Jowhar Habeen hore ayaa waxaa ku geeriyoodey hal uux halka ay ku dhaawacmeen Shan Ruux oo uu kamid ya hay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Md.Cali Jeyte oo Beledweyne ka bilaabay kulamo, xilli ay weli taagan tahay xiisad culus

     Guddoomiyaha cusub ee maamulka G/Hi iraan, Md.Cali Jeyte Cusmaan ayaa saaka kulamo uu la leeyahay saraakiisha ciidanka, xuno ka tirsan Maa mulka G/kan D/Beled we yne ka bilaabay ma gaaladaasi.

      Kulamada oo ah kuwa xasaasi ah ayaa waxaa looga arrisanayaa xiisada maamul ee ka taagan magaaladaasi, kadib markii gudd oomiyihii hore uu ka biyo diiday xilka qaadis ta.Sidoo kale waxaa kulamadaan oo ay qeyb ka yihiin bahda Garsoorka looga hadla yaa dardar gelin lahaa howlaha shaqo ee horya alla maamulka cusub.

     Arrintaan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo Cali Muxumed Caraale oo diidan inuu xilka wareejiyo uu dhankiis ku sugan yahay gudaha M/Beledweyne, kaas oo Dorraad sha aciyey inuu weli yahay guddoomiyaha saxda ah ee gobolka Hiiraan, sida uu sheegtay.

    Sidoo kale waxaa fashilmay wadahadallo lagu doonayey in Caraale lagu qanciyo inuu aqbalo xilka qaadista, iyadoo M/            B/We yne laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo xoo ggan. Hiiraan waxaa inta badan ku soo laa lab ta khilaafaadka salka ku haya arrimaha maa mulka, taas oo sabab looga dhigo is bed-bedalka ay HirShabelle ku sameyso.

Xaaf oo Maanta tegaya Magaalada Dhuusamareeb

    Madaxweynihii hore ee D/G/Galmudug Ax med Ducaale Geelle Xaaf oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambabaxay M/ Gaalkac yo ee G/Mudug ayaa xalay ku hoydey M/al insoor ee G/Galgaduud. Md.Xaaf ayaa la fla yaa in saacadaha soo socda ee Maanta ah inuu Yimaado M/Dhuusamareeb ee Caasim adda Galmudug,isaga oo la flayo inuu halk aasi kula kulmey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).

    Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheega yaan in munaasabad kooban M/Dhuusamar eeb dhawaan lagu qaban doono,taas oo uu xilka kula wareegayo Md. Qoorqoor

    Md.Xaaf ayaa wada-hadallo dhinaca tale foonka ah la galay Madax ka ttirsan DFS iyo Maamulka Galmudug,sidoo kale uu Gaalkac yo kula kulmey Xildhibanao ka tirsan G/Shac abka,kuwaas oo ugu dambeyn ku qanciyey in uu tago M/Dhuusamareeb.

    Md.Xaaf ayaa xalay waxaa uu la kulmey Odayaasha Dhaqanka M/Gelinsoor,isaga oo kala hadley arrimo dhowr ah.

    M/Dhuusamareeb ayaa laga dareemayaa imaanshaha Xaaf oo muddo ku dhow sanad ka maqan,ka dib markii ay is khilaafeen Ho ggaankii Ahlusunna oo ay ka wada tirsanaa yeen Maamulka Galmudug.

C/qaadir Shariif Sheekhuna oo Xil Wasiir Dowle looga magacaabay Xukuumadda Kheyre

RW/Kheyre ayaa u magacaabay Guddoomiy ihii hore ee Baarlamaanka K/Galbeed C/dir Shariif Sheekhuna Maye xilka Wasiiru dowl aha Wasaaradda Ganacsiga ee XFS.

   Wareegto ka soo baxday Xafiiska R/ Wasaare Kheyre ayaa lagu sheegay in C/q dir Shariif Sheekhuna Maye uu noqon doono Wasiiru dowlaha W/Ganacsiga iyo Warsha daha, isagoo bedelaya Daahir Cabdi C/hi (DR GO) oo horay xilkaas u hayay.

     C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa ahaa Guddoomiyihii u horreeyay ee Baar lamaanka K/Galbeed, waxaana dhowaan uu iska waayay Liiskii Xildhibaannada K/Galb eed, iyadoo xilkii G/B/KGS  loo doortay Amb Cali Saciid Faqi oo horey u ahaa isna Danj irihii Soomaaliya ee Midowga Yurub.

   Ninkan ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii ugu saameynta badnaa ee maamulka K/Gal beed, laguna xusuusto kaalintii taageeradii uu siiyay DFSa xilligii doorashada Madaxw eynaha K/Galbeed ee uu ku soo baxay C/ca siis Lafta Gareen oo ahaa Musharaxii dowla dda wadatay, sidoo kale waxaa la sheegaa in uu taageeray qorshihii DFS ku soo xirtay

 Mukhtaar Roobow.

 

Khubarro eegeysa in shacabka oo dhan ay wejiga xirtaan

     Badankeen ma waxaa nagu waajib ah inaan xiranno marada wejiga si aan gacan uga geysanno hoos u dhigigga faafitaanka coronavirus?

     Su`aashan ayaa waxaa qiimeyn ku wada guddi la taliyey aal u ah Ururka Caafimaadka Adduunka ee (WHO).

    Kooxdan ayaa fulin doon tabaaritaan ku saabsan haddii fayraska la sii saadaalin karo sida uu noqon doono; daraas ad laga sameeyay gudaha Mareykanka ay aa lagu sheegay in qufacu uu gaari karo ilaa 6m oo qof halka hindhisaduna ay gaari karto 8m.

      Guddoomiyaha guddiga, Prof David He ymann, ayaa BBC-da u sheegay in baarit aanka cusub uu sababi karo in talobixin cus ub laga soo saaro marada wejiga lagu xirto.

Agaasimihii hore ee WHO ayaa yiri: "WHO ayaa mar kale eegeysa haddii ay talooyin cusub ka bixin lahayd isticmaalka marada wejiga lagu xirto iyo haddii kale."

Waa maxay talada haatan?

WHO ayaa ku talineysa in dadku 1m iyo ka badan u jirsadaan qof walba si looga fogaado is qaadsiinta fayraska.

Waxay sheegtay in dadka xanuunsan ee ay ka muuqdaan calaamadaha ay tahay inay xirtaan marada wejiga.

      Balse waxay ku talineysaa in dadka caa fimaadka qaba ay keliya u baahan yihiin inay xirtaan haddii ay daryeelayaan dadka kale ee fayraska qaba amaba ay iyaga naftooda qunfacayaan amaba hindhisayaan.

      Mareykanka ayaase muwaadniintiisa ku booriyay inay isticmaal waji xirka. Talaaboy inka ay soo saartay xarunta ka hortagga cud urada ayaa imanaysa kaddib markii Mareyk anka laga xaqiijiyay laba boqol iyo toddo baantan kun afar boqol toddobaatan iyo 3ki is oo fayraska corona ah halka dhimasha du na, ay caga cageyneyso 7,000 oo qof.

      Madaxweynaha waddanka Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuusan xiran doonin walxaha afka lagu xirto ee gacanta ka gaysta in cudurka uusan faafin, muddo yar un kaddib markii lagu dhawaaqay in dow laddiisa ay ku talabixinayso in dhammaan Ameerikaanka ay goobaha fagaarooyinka afkooda duubtaan.

      Mr Trump ayaa ku celceliyay in tallaaboo yinkaas aanay qasab ahayn.

      Wuxuu shegay inaysan ka suuroobanin inuu madax, boqoro iyo kali taliyayaal in aqa lka cad ku salaama isagoo uu afku u xiran yahay.

     "Adigana kuma khasbanid, umaleyn maa in ana anigana xiran doono"

    Qufaca iyo hindhisada ayaa door ku leh faafitaanka cudurka  waxay hay`addu ku celcelisay in marada wejiga lagu xirto ay keliya waxtar leedahay haddii lagu daro gacmaha oo si joogto ah la isaga dhaqo.

      UK, iyo dalalka kale oo uu Mareykanku ka mid yahay, ayaa ku talinaya in kala fogaa nshaha bulshada ay micn



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip