Fahad Yaasiin oo Madaxii Ilaaladiisa u magacaabay Taliyaha Nabadsugida G/Banaadir

0
Monday April 06, 2020 - 19:28:45 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fahad Yaasiin oo Madaxii Ilaaladiisa u magacaabay Taliyaha Nabadsugida G/Banaadir

    Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goor dhow magacaabay Taliyaha cusub ee Nabadsugida Gobolka Banaadir, kaddib markii bil ka hor xilka uu ka qaaday Taliyihii xilkaas hayay Ibraahim Macalin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goor dhow magacaabay Taliyaha cusub ee Nabadsugida Gobolka Banaadir, kaddib markii bil ka hor xilka uu ka qaaday Taliyihii xilkaas hayay Ibraahim Macalin. Agaasime Fahad Yaasiin ayaa xilka Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir u magacaabay Yaasiin Farey oo ahaa Madaxii Ilaaladiisa gaarka ah. Yaasiin Fareey oo ah nin dhalinyaro ayaa horay ula soo shaqeeyay Taliyeyaashi hore ee NISA soo maray, waxaana uu bedelaya Taliyihii KMG ee muddo bil xilkaas hayay Ciise Maxamed Ciise. Taliska Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa ka mid ahaa talisyadii is bedelada ku dhacay sanadihii u dambeeyay, waxaana 3 sano u dambeeyay la bedelay illaa 3 Tali6e


     Xigasho:-jowhar.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip