Duqa Muqdisho & Guddiga diyaarinta xeerka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka oo kulmey

0
Monday April 06, 2020 - 20:08:19 in Wararka by
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho & Guddiga diyaarinta xeerka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka oo kulmey

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Maxamed Cabdullaahi tuulax ayaa swaxaa ay la kulmeen Guddoonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerka dhamaystirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Maxamed Cabdullaahi tuulax ayaa swaxaa ay la kulmeen Guddoonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerka dhamaystirka sharciga Doorashoyinka.      "Waxaan kulan muhiim ah la qaadanay Guddoonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerka dhamaystirka sharciga Doorashoyinka qaranka,waxaan kawada hadalnay muhiimada ay lee dahay in la da’dajiyo dhameestirka xeerka sharciga doorashooyink iyo in dalka uu ka dhaco doorasha qof iyo cod ah ayuu yiri Guddoomiye Filish.

       Dhinaca kale guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Maxamed Cabdullaahi tuulax ayaa la kulmey Guddoonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerka dhamaystirka sharciga Doorashoyinka,iyaga oo ka wada hadley arrimo dhowr ah.

      Si lamid ah guddoomiye Tuulax ayaa sheegay in Gudiga ay ka wada hadleen muhiimada ay lee dahay in la da’dajiyo dhameestirka xeerka sharciga doorashooyinka qaranka iyo in dalka uu ka dhaco doorasha qof iyo cod ah oo ay u madax banaan yihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed si loo gaaro hadafka la hiigsanayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip