Mareykanka oo War kasoo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

0
Monday April 06, 2020 - 19:36:09 in Wararka by
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo War kasoo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

    Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in saddex duqaymood oo cusub oo lala beegsaday ururka Al-Shabab ay ka fulisay Gudaha dalka Soomaaliya. Duqayntan ayaa taliska Maraykana ee Africa ee loona yaqaan AFRICOM sheegeen inay ka dhacday d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in saddex duqaymood oo cusub oo lala beegsaday ururka Al-Shabab ay ka fulisay Gudaha dalka Soomaaliya. Duqayntan ayaa taliska Maraykana ee Africa ee loona yaqaan AFRICOM sheegeen inay ka dhacday degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellada Hoose, maakintii shalay ee Axadda.

     Maraykanku waxa uu sheegay in duqayntan lagu dilay siddeed ka tirsaUrurka ururka Al-Shabaab.

Maraykanku waxa sidoo kale uu sheegay inaan dad shacab ah waxba ku noqonin duqayntan.

            Sabtdii, ayaa sidoo kale AFRICOM waxay sheegeen in iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay duqeyn dhinaca cirka ah Jimcihii ku bartilmameedsadeen Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab.

                Bayaanka AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka oo 3-dii bishan April ka dhacay agagaarka tuulada Bush Madina ee gobolka Baay lagu dilay 5 Xubnood, iyadoo aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin dadka rayidka ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip