Wararka

Somtel oo ku soo bandhigtay adeegga Muraadso magaalada Muqdisho

0 Visits: 361 | Wednesday July 15, 2020 - 22:41:02
Shirkada Somtel ayaa manta markii uguhoreysay dadwaynaha soomaaliyeed usoo bandhigtay adeega Muraadso oo ah adeeg la jaanqaadayabaahiyaha shacabka soomaaliiyeed. Haddab Sababta ay Somtel ay Usoo Kordhisay adeega muraadso ayaa Lagu Macneeyay Ka dib xog uruurin laga dhex sameeyay bulshada dhexdeeda ayaa…

Read More »

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Suudaan oo ka soo ambabaxay halkaasi+Sawirro

0 Visits: 254 | Wednesday July 15, 2020 - 20:35:48
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in ay soo sagootiyeen Muwaadiniin Soomaaliyeed oo arday ay ku jiraan,kuwaasi oo ku xayirnaa in muddo ah Suudaan. Mas'uuliyiinta DFS iyo Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan ayaa ka qeyb qaatay dadaalada dadkaasi…

Read More »

Faafaahin dheeraad ah oo kasoo baxeysa weerar Al-shabaab xalay ay ku qaadeen deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

0 Visits: 203 | Wednesday July 15, 2020 - 20:24:24
Al-shabaab ayaa waxay xalay hoobiyayaal ku garaaceen deegaanka Halgan oo hoos yimaada degmada Buula-burte ee Gobolka Hiiraan, waxaana lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare maaliyadeed oo ka dhashay weerarkaasi. Guddoomiyaha deegaanka Halgan oo u warramay Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA-da ayaa xaqiijiyay…

Read More »

Goormaad dhimanee? maxaad Cunee?

0 Visits: 1527 | Wednesday July 15, 2020 - 20:14:45
Fulayahow ha ka walwalin Goormeed dhimee? Bakhiilyahow haka walwalin Maxaad Cunee? 1. Mr. Stamaytis Muraytis, oo ahaa Nin u dhashay Dalka Japan, ayaa dareemay Xanuun Bogga ah, waxa uuna aaday Dalka Mareykanka Sanndakii 1975tii, Isbitaal caan ah ayuu tagay oo lagu diibo Dadka Maal qabeenka ah, waxaa…

Read More »

Regional leaders attend funeral of ex-Puntland VP in Garowe

0 Visits: 281 | Wednesday July 15, 2020 - 19:55:47
Presidents of Jubbaland and Galmudug arrived in Garowe Wednesday to attend the funeral of former Puntland Vice President Mohamed Abdi Hashi. The two leaders are joining their host Abdullahi Deni for the funeral of the departed leader who died this week in Nairobi. Meanwhile Prime Minister Hassan Khaire…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Wafdi xaqiiqo raadin ah u direysa Beledweyne

0 Visits: 239 | Wednesday July 15, 2020 - 19:50:20
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay u direysaa wafdi xaqiiqo raadin ah,kuwaas oo baaritaano ku sameynaya wixii sababay diyaaradii shalay burburtay.

Read More »

Caruur isku qoys ahaa oo ku geeriyooday dab ka kacay magaalada Boosaaso

0 Visits: 245 | Wednesday July 15, 2020 - 19:40:47
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in carruur isku qoys ahaa ay ku geeriyoodeen dab ka kacay guri ku yaallay magaalada Boosaaso. Gurigan ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa guri ka samaysan Jiingad isla markaasina ay deganaayeen qoys danyar ahaa iyadoo uu bur…

Read More »

Mareykanka oo ka hadlay diyaaraddii shalay ku soo dhacday Beledweyne

0 Visits: 233 | Wednesday July 15, 2020 - 19:34:43
Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Soomaaliya ayaa war ka soo saaray diyaaraddii shalay ku bur burtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Warkanka ka soo baxay xafiiska Safaaradda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in nasiib darro ay ahayd soo dhicitaankii ay soo dhacday diyaaraddii shalay…

Read More »

Nin Soomaali ah oo weerar dhimasho sababay ka gaystay Norway

0 Visits: 223 | Wednesday July 15, 2020 - 19:29:07
Nin Soomaali ah oo ku sugan magaalo 90km u jirta magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa middi ku weeraray 3 dumar ah oo labo ka mid ah ay Soomaali yihiin, halka midda saddexaadna ay caddaan ahayd. Warbixin booliisku soo saaray hal saac kadib weerarka ayaa lagu sheegay in haweenaydii caddaanka…

Read More »

Xildhibaan Dalxa "Annaga oo dhan waxaa naga buuxa Kalluundiyaal siyaasadeed"

0 Visits: 274 | Wednesday July 15, 2020 - 19:24:19
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay ayaa ka hadlay Safarkii shalay Magaalada Dhuusamareeb uu ku tegay Guddoomiye xigeenka labaad ee Golaha Mahad Cawad. Xildhibaan Dalxa oo ka hadlaayay kulankii Maanta ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu sheegay in Guddoomiye…

Read More »

Guddoomiye Mursal" Maamul Goboleedyada go'aan kama gaari karaan qaabka ay noqoneyso doorashada"

0 Visits: 250 | Wednesday July 15, 2020 - 19:05:51
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo Maanta ka hor hadlayay Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay qodobada qaar ee kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada kajira dalka. Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha in Madaxda Dowlad goboleedyada aysan go'aan ka gaari…

Read More »

Sawirro:-Aas Qaran oo loo sameeyay Madaxweynihii hore ee Puntland

0 Visits: 251 | Wednesday July 15, 2020 - 18:58:30
Qabuuro ku yaalla Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Maanta oo Arbaco Aas qaran loogu sameeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi. Aaska Marxuum Maxamed Xaashi ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi,…

Read More »

NEWS FROM AfricanDefenders | May & June2020

0 Visits: 1454 | Wednesday July 15, 2020 - 18:50:12
Notre newsletter est maintenant aussi en français! Consultez la version française ci-dessous. "Exile Shall Not Silence Us" - A podcast series on African human rights defenders in exile AfricanDefenders launched on World Refugee Day 2020, a podcast series entitled "Exile Shall Not Silence…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-JULY-2020

0 Visits: 849 | Wednesday July 15, 2020 - 09:56:30
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka DFS ay u xakameysay ugana hortagtay cudurka safmarka ah ee COVID-19, saameynta xoo ggan ee cudurkan…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD

0 Visits: 258 | Wednesday July 15, 2020 - 00:25:13
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u xakameysay ugana hortagtay cudurka safmarka ah ee COVID-19, saameynta xooggan…

Read More »

Xaliimo Yareey oo ka hadashay Go'aanka Madasha maamul goboleedyadda

0 Visits: 252 | Wednesday July 15, 2020 - 00:23:44
Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee ku shirayey magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay. War-murtiyeed ay soo saareen ayay madaxdu kusoo jeediyeen in laga wada-hadlo siyaabaha kale ee doorasho ku qabsoomi karto.…

Read More »

Duqa Garowe oo kasoo horjeestay go'aanka lagu xaraashayo Xarunta Baarlamaanka

0 Visits: 282 | Wednesday July 15, 2020 - 00:22:40
Duqa Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland Axmed Saciid Muuse ayaa kasoo horjeestay tilaabadda baarlamanka Puntland ay ku doonayaan in ay ku xaraashaan xaruntoodii ay ku shiri jireen oo ku taalla Bartamaha Garowe. Waxaa uu sheegay in dhulka uusan laheyn baarlamaanka Puntland, islamarkaana ay tahay…

Read More »

Baarlamaanka Liibiya oo ogolaaday faragalinta Ciidanka Masar

0 Visits: 259 | Wednesday July 15, 2020 - 00:21:25
Baarlamanka Libya ee fadhigiisu yahay bariga dalkaas ayaa meel mariyey mooshin lagu ansixinayo in ciidamada Masar ay soo faro-geliyaan dalkaas haddii loo baahdo, si ay u ilaaliyaan "amniga qaran" ee labada dal, xilli ay jirto wax ay ugu yeereen "qabsashada" Turkey. Baarlamanka ayaa taageera…

Read More »

Guuleed oo ku baaqay in la badbaadiyo Mustaqbalka Ardeyda Puntland

0 Visits: 230 | Wednesday July 15, 2020 - 00:19:05
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, islamarkaana hadda ka mid ah hogaamiyeyaasha Xisbiyadda dalka ayaa ugu baaqay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barrre in uu ka laabto go'aanka uu ardeyda Puntland uga joojiyay Shihaadada Waxaa uu ugu baaqay Dowladda Federaalka…

Read More »

142 ruux oo laga soo celiyay Sacuudiga oo Muqdisho soo gaaray

0 Visits: 226 | Wednesday July 15, 2020 - 00:17:20
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa magaalada Jeddah ee Dalka Boqortoyada Sacuudiga ayaa maanta dowladda Soomaaliyeed ku soo celisay dalka. Dadka lasoo celiyay oo tiradoodu gaareyso 142 Ruux, waxaana dadkaan qaarkood ay ku jireen xabsiyo. Dadkaan ayaa u badan haween, waxaana qaarkood Sacuudiga ay…

Read More »