Caruur isku qoys ahaa oo ku geeriyooday dab ka kacay magaalada Boosaaso

0
Wednesday July 15, 2020 - 19:40:47 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caruur isku qoys ahaa oo ku geeriyooday dab ka kacay magaalada Boosaaso

    Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in carruur isku qoys ahaa ay ku geeriyoodeen dab ka kacay guri ku yaallay magaalada Boosaaso. Gurigan ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa guri ka samaysan Jiingad isla mar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in carruur isku qoys ahaa ay ku geeriyoodeen dab ka kacay guri ku yaallay magaalada Boosaaso. Gurigan ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa guri ka samaysan Jiingad isla markaasina ay deganaayeen qoys danyar ahaa iyadoo uu bur bur soo gaaray guryo kale oo ka agdhawaa guriga dabku ka kacay. Khasaaaha dhimashada ayaa ah Afar carruur ah oo Saddex ka mid ahi ay ahaayeen carruur walaalo ah ama hal qoys wada ahaa. Ilaa iyo hadda lama oga sababta dhalisay in gurigani uu dabku ka kaco, hase yeeshee dadka deegaanka ayaa waxa ay ku geeleysten in ay baqtiiyaan guriga dabku ka kacay.
         


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip