Somtel oo ku soo bandhigtay adeegga Muraadso magaalada Muqdisho

0
Wednesday July 15, 2020 - 22:41:02 in Wararka by
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somtel oo ku soo bandhigtay adeegga Muraadso magaalada Muqdisho

    Shirkada Somtel ayaa manta markii uguhoreysay dadwaynaha soomaaliyeed usoo bandhigtay adeega Muraadso oo ah adeeg la jaanqaadayabaahiyaha shacabka soomaaliiyeed. Haddab Sababta ay Somtel ay Usoo Kordhisay adeega muraadso ayaa Lagu Macneeyay Ka dib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Somtel ayaa manta markii uguhoreysay dadwaynaha soomaaliyeed usoo bandhigtay adeega Muraadso oo ah adeeg la jaanqaadayabaahiyaha shacabka soomaaliiyeed. Haddab Sababta ay Somtel ay Usoo Kordhisay adeega muraadso ayaa Lagu Macneeyay Ka dib xog uruurin laga dhex sameeyay bulshada dhexdeeda ayaa lagu ogaaday in bulshada soomaaliyeed ay 99% ay kuwada xiriiraan adeegga kuhadalka Iyagoo nalagu tilmaamo bulsho hadal (oralSociety ) misna ay baahi wayn u qabaan ku hadalaan qiima jaban taasoo suurtagelinaysa in dadka dakhligoodu yaryahay ay dhaqaalahooda loo beekhaamiyo. ADEEGA MURAADSO (Hadal oo ha daalin) waxauu bedelayaa hab nololeedka bulshada. Faa'idooyinka uu mujtamaca uleeyhay Lama soo koobi karo waxaana kafaa'idaysankaro qofka dhalinyarada,s ah,ganacsatada iyo guudahaan bulshada rag iyo Dumar-Intaba.. Waa adeeg Ku Hadal ah oo Daboolaya Baahida Macaamiisha Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Adeegga Muraadso Waxa Uu Ka Koobanyahy Labo Xirmo oo WaaweynKuwaasoo Isugu Kira Maalinle & Todobaadle. Xirmooyinka Todobaadlaha Macaamiisha Somtel Waxa ay Ku Shubanayaan $3 Oo Kaliya Iyagoo Todobaadk aOo Idil Si Bilaash ah Ugu Hadlaaya Sidoo Kale Macaamiishu Waxa uu Rukuman Karaan Xirmooyinka Maalinlaha Iyagoo Mudo 24saac Si Bilaash ah Uga Sheekeeysanaya adeegga Muraadso. Ugu Horeyntii Munaasabada Daahfurka Waxaa Hadal Jeedin rasmi ah Ka Sameeyay Madaxa Xafiiska Iibka Somtel Isagoo Ka Sheekeeyay ahmiyada Sooyaalka Somtel & Sida ay Shirkadu Ugu Diirnaxdo Bulshada Soomaaliyeed. Waxaa Sidoo Kale Munaasabada Daahfurka K ahadlay Madaxa Suuqgeynta Somtel Mudane Axmed Ciise Xaji Oo Sharaxaad Dheeri ah Ka Bixiyay adeeggga Muraadso H Ahmiyada uu Bulshada Soomaaliyeed U Leeyahy. Waxaa Sidoo Kale Munaasabada ka Hadlay Ganacsato, Dhalinyaro, Ururuda Haweenka Ururada Bulshada Rayidka ah Abwaano , Bahda Waxbarashada Iyagoo Si Wadajir Usoo Wada Dhawaeeyay adeegga Muraadso Kna Dhawaajiyay Inay Ku Diirsadeen adeegyada Somtel Waxa ay Intaas Ku Sii Dareen In adeegga Muraadso uu Wax badan ka badali doono Baahidooda Ku hadalka Simcardka Somtel. Ugu Danbeyntii Waxaa Munaasabada Soo Xiray Agasimaha Guud Ee Waaxda Ganansiga Mudane C/laahi Cali Caamir Isagoo Ka Dhawaajiy In Somtel ay Bulshada Soomaaliyeed Usoo Kordhisay adeegga Muraadso Isagoo Faahfaahiyay Halkudhigga Hadal Oo Ha Daaalin ee adeegga Muradso & Ahmiyada uu Ugu Fadhiyo Bulshada Soomaaliyeed & Sida Ugu Haboon ee Looga Faaideysan karo adeegaan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip