Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Suudaan oo ka soo ambabaxay halkaasi+Sawirro

0
Wednesday July 15, 2020 - 20:35:48 in Wararka by
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Suudaan oo ka soo ambabaxay halkaasi+Sawirro

    Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in ay soo sagootiyeen Muwaadiniin Soomaaliyeed oo arday ay ku jiraan,kuwaasi oo ku xayirnaa in muddo ah Suudaan. Mas'uuliyiinta DFS iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in ay soo sagootiyeen Muwaadiniin Soomaaliyeed oo arday ay ku jiraan,kuwaasi oo ku xayirnaa in muddo ah Suudaan. Mas'uuliyiinta DFS iyo Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan ayaa ka qeyb qaatay dadaalada dadkaasi Soomaaliyeed dib loogu soo celinayo. Waxaa lafilayaa in dhawaan ay dalka soo gaarto diyaaradda sidda dadkaasi. Tan iyo markii cudurka Covid-19 uu dunida saameeyay,waxaa kala xayirnaa muwaadiniin badan,kadib markii la hakiyay duulimaadyadii,dowladda Soomaaliya ayaana ku guuleysatay in ay dalka dib ugu soo celiso muwaadiniin badan.        



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip