Wararka

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo Magacaabay Guddi doorasho

0 Visits: 288 | Saturday July 18, 2020 - 11:20:41
Fadhiga 19-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada maamulka Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame. Fadhiga…

Read More »

Trump" Shacabka Mareykanka kuma amri doono Af xirashada"

0 Visits: 272 | Saturday July 18, 2020 - 11:19:21
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuusan shacabka reer Mareykan ku amri doonin iney xirtaan maaskarada ama af-xirka looga hortago faafifadda fayraska corona. Hadalkiisan ayaa ku soo beegmaya xilli madaxa Cudurada Faafafa ee dalka Dr Anthony Fauci,uu madaxda dowladda iyo kuwa…

Read More »

Hindiya Kiisaska Cudurka Corona virus oo gaaray hal milyan

0 Visits: 208 | Saturday July 18, 2020 - 11:18:28
Ururka Caafimaadka Adduunku ayaa sheegay in ay kor u kacday tirada kiisaska Coronavirus ee Dunida. 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa la xaqiijiayy 237.7-kun oo kiis sida lagu sheegay bayaanka WHO. Fayriska Covid-19 ayaa dalka India ayaa kor uga kacay hal milyan, iyadoo Mareykanka iyo Brazil ay yihiin…

Read More »

Iran oo lagu eedeeyay in ay taageerto Al-Shabaab

0 Visits: 193 | Saturday July 18, 2020 - 11:17:22
Dowladda Iraan ayaa lagu eedeeyay in ay la leedahay xiriir hoose oo qarsoodi ah Ururka Al-Shabaab ee ka dagaallama Gudaha Soomaaliya sidda uu ku waramay Wargeyska lagu Magacaabo Foreign Policy. Ujeedada ugu weyn ee Iran ay tilaabadda u qaaday ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii hoos loogu dhigi lahaa…

Read More »

1,014 oo arday oo imtixaanka dugsiga Sare u fadhiisatay Jubbaland

0 Visits: 247 | Saturday July 18, 2020 - 11:16:14
Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee dawlad goboledka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa saaka si rasmi ah magaalada Kismaayo uga daah furtay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Jubbaland, kaasi oo ay qaadayso wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dawladda federaalka Soomaaliya.…

Read More »

Puntland oo shaacisay inay qabatay xubno katirsan kooxda Daacish iyo gaadiid ay wateen

0 Visits: 184 | Saturday July 18, 2020 - 11:14:42
Ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa sheegay howlgalo ay ka sameeyeen gobalka Bari in ay kusoo qabteen xubno ka tirsan Kooxda Daacish iyo gaaadiid ay wateen. Qoraal kooban oo taliska booliisku soo saaray ayaa lagu sheegay in xubnahaan ay haatan gacanta ugu jiraan hay'addaha amniga ku…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Dhuusomareeb

0 Visits: 194 | Saturday July 18, 2020 - 11:12:07
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa halkaasi uga qeybgalaya shir ay yeelanayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo lagu gorfeynayo wadashaqeynta…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-JULY-2020

0 Visits: 729 | Saturday July 18, 2020 - 10:10:25
Farmaajo oo maanta ku wajahan Dhuusa- mareeb Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ay aa lagu waddaa in ay maanta gaaraan M/ Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doon naa Shirka Madaxda do wlada dhexe iyo dowlad goboleedyadda oo…

Read More »

SAWIRRO: Jubbaland oo Qaraxyo ku qabatay Kismaayo

0 Visits: 215 | Saturday July 18, 2020 - 08:51:05
Ciidanka nabadsugida iyo Sirdoonka maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo kusoo bandhigay Qaraxyo iyo sidoo kale dadkii sameynaayay. Taliska Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa sheegay howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka in gacanta lagu soo dhigay waxyaabaha Qarxa iyo sidoo kale dadkii…

Read More »

Muhaajiriin Soomaali ay ku jiraan oo lagu qabtay xeebaha dalka Ingiriiska

0 Visits: 257 | Friday July 17, 2020 - 20:28:35
Dad muhaajiriin ah oo Soomaali ay ku jiraan ayaa waxaa lagu qabtay xeebaha dalka Ingiriiska. Muhaajiriintan ayaa waxa ay ka soo kala jeedaan sida la sheegay dalalka Iran, Yemen, Masar iyo Soomaaliya, iyagoo u socday dalka Ingiriiska iyo qaradaha kale sida Asia iyo Amerika. Ciidamada Ilaalada xeebaha…

Read More »

SAWIRO:-Wabiga Shabeelle oo ku fatahay degaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

0 Visits: 251 | Friday July 17, 2020 - 20:09:41
Saacadihii la soo dhaafay ayaa Wabiga Shabeelle waxaa uu fataahad ka geystayXaafado ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo degaano hoostaga,waxaana uu sababay khasaaro kala duwan. Wabiga ayaa waxaa uu ku fatahay xaafado ka tirsan degmada Afgooye iyo tuulooyin ku dhow dhow,waxaana…

Read More »

IGAD oo rajo wanaagsan ka muujisay Wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland

0 Visits: 228 | Friday July 17, 2020 - 19:56:52
Urur-gobaleedka IGAD ayaa taageeray wada hadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo ay martigalinayso Jabuuti. Shir madaxeedkii 36-aad ee Urur-gobaleedka IGAD oo ay hoggaamiyaasha waddamada xubnaha ka ah kaga qaybgaleen khadka tooska ah, ayaa looga hadlay horumarka wadahadalada iyada oo dhammaan…

Read More »

Tobannaan ruux oo Af-duub loo haaystay dalka Cameroon oo lasii daayay

0 Visits: 254 | Friday July 17, 2020 - 19:46:31
Wararka laga helayo dalka Cameroon ayaa waxay sheegayaan in tobannaan ruux oo loogu haaystay Afduub Gobol ku yaalla Koonfur galbeed oo carruur badani ku jirtay la siidaayay, kadib dhowr maalmood oo dabley looga shakisanyahay Anglophone ay haasteen. Ma cadda in madax furasho laga bixiyay iyo in kale.…

Read More »

Jabuuti oo dib u fureysa duulimaadyada Caalamiga ah

0 Visits: 195 | Friday July 17, 2020 - 19:42:20
Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay dhawaan dib u fureyso duulimaadyada Caalamiga ah oo markii hore loo joojiyay sababo la xiriira Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay dalkaas. Wasiirka Gaadiidka dalka Jabuuti Maxamed Muuse Axmed ayaa sheegay in 18-kii Bishii maarso ee sanadkaan ay…

Read More »

Ingiriiska oo cusboonaysiiyay xayiraadaha safarka ee Soomaaliya

0 Visits: 240 | Friday July 17, 2020 - 19:38:19
Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa dib u cusbooneysiisay xayiraadihii dhanka safarka ee ay ku joojisay Soomaaliya iyada oo muwaadiniinteeda ku boorisay in aysan u safrin Soomaaliya. Xafiiska Arimaha Dibada ee UK, ayaa ka digay in Soomaaliya ay wali dagantahay isla markaana ay qatar ugu jirto weeraro…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

0 Visits: 269 | Friday July 17, 2020 - 19:35:10
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay maanta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib markii uu Magaalada Garoowe uu uga qeyb-galay aaska Ra-isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Ku xigeenkii hore ee Puntland. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha…

Read More »

Christiane Ossouka Raponda oo ra'iisul Wasaare loo Magacaabay

0 Visits: 250 | Friday July 17, 2020 - 19:30:37
Madaxweynaha dalka Gabon Cali Bongo ayaa Christiane Ossouka Raponda u magacaabay inay noqoto ras'iisal wasaare. Waxay noqoneysaa haweeneydii ugu horreysay ee hoggaamisa golaha wasiirada dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika. Haweeneydan 56 jirka ah ayaa baddeleysa Julien Nkoghe Bekale, oo xilkaasi…

Read More »

Xildhibaan dheexaa oo aan Dadkiisa wax u qaban, marka Doorashadu soo dhawaato ma wuxuu Dadka uga sheekeeyn doonaa…=Nasashada Jimcaha.Q-209=

0 Visits: 1599 | Friday July 17, 2020 - 19:16:25
1-Waqtigii Cusman Caato iyo Jen. Caydiid ey ku dagaalamayeen Xamar, ayaa Wiilal yar yar Magaalada loo soo diri jiray, si ey u soo ogaadaan, Ra'yiga Dadweynaha ee Dagaalka. Wiil la soo diray ayaa yimid Biibito Kaffeda lagu cabo oo ku tiil Xaafadda Xamar weyne – Via Roma. Waxa uu dhageystay Odayaal…

Read More »

Meet Lula Ali Ismaïl, Djibouti's 'First Lady of Film'

0 Visits: 1387 | Friday July 17, 2020 - 18:15:08
Lula Ali Ismaïl was in her mid-thirties, living in Canada with a steady job. She was at the stage of her life at which society dictates you should be settled into a traditional career path, but she is not one for being conventional. And so, armed with little but a good story idea, she boarded a flight…

Read More »

Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 204 | Friday July 17, 2020 - 17:46:05
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in wafdi hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo ay shalay gelinkii dambe gaareen magaaladaas. Wafdigan ayaa isugu jira Howladeeno ka tirsan xafiiska Madaxtooyada, sida Koox qaabilsan Hab maamuuska, La Taliyeyaal iyo Ilaalada gaarka…

Read More »