Christiane Ossouka Raponda oo ra'iisul Wasaare loo Magacaabay

0
Friday July 17, 2020 - 19:30:37 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Christiane Ossouka Raponda oo ra'iisul Wasaare loo Magacaabay

    Madaxweynaha dalka Gabon Cali Bongo ayaa Christiane Ossouka Raponda u magacaabay inay noqoto ras'iisal wasaare. Waxay noqoneysaa haweeneydii ugu horreysay ee hoggaamisa golaha wasiirada dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika. Haweeneydan 56 j

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Gabon Cali Bongo ayaa Christiane Ossouka Raponda u magacaabay inay noqoto ras'iisal wasaare. Waxay noqoneysaa haweeneydii ugu horreysay ee hoggaamisa golaha wasiirada dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika. Haweeneydan 56 jirka ah ayaa baddeleysa Julien Nkoghe Bekale, oo xilkaasi haysay muddo 18 bilood ah. Madaxweyne Bongo ayaa dhwor isbuuc lagu arkin meel fagaara ah, waxaana jirta hadal hayn inuu xannuusan yahay.

           



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip