Muhaajiriin Soomaali ay ku jiraan oo lagu qabtay xeebaha dalka Ingiriiska

0
Friday July 17, 2020 - 20:28:35 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muhaajiriin Soomaali ay ku jiraan oo lagu qabtay xeebaha dalka Ingiriiska

    Dad muhaajiriin ah oo Soomaali ay ku jiraan ayaa waxaa lagu qabtay xeebaha dalka Ingiriiska. Muhaajiriintan ayaa waxa ay ka soo kala jeedaan sida la sheegay dalalka Iran, Yemen, Masar iyo Soomaaliya, iyagoo u socday dalka Ingiriiska iyo qaradaha k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad muhaajiriin ah oo Soomaali ay ku jiraan ayaa waxaa lagu qabtay xeebaha dalka Ingiriiska. Muhaajiriintan ayaa waxa ay ka soo kala jeedaan sida la sheegay dalalka Iran, Yemen, Masar iyo Soomaaliya, iyagoo u socday dalka Ingiriiska iyo qaradaha kale sida Asia iyo Amerika. Ciidamada Ilaalada xeebaha ee dalka Ingiriiska ayaa qabtay muhaajiriintan oo la socday doomo yar yar oo Lix xabo ahaa, inkasta oo aysan shaacin tiradooda guud. Mudooyinkii dambe ayaa waxaa sii yaraanayay muhaajiriinta iyo tahriibayaasha doonaya in ay isaga kala tallaabaan qaaradaha dunida .
   


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip