Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

0
Friday July 17, 2020 - 19:35:10 in Wararka by
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay maanta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib markii uu Magaalada Garoowe uu uga qeyb-galay aaska Ra-isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Ku xigeenkii hore ee Puntlan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay maanta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib markii uu Magaalada Garoowe uu uga qeyb-galay aaska Ra-isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Ku xigeenkii hore ee Puntland. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirada. Madaxda Maamul goboleeyada oo ku sugan Magaalada Garoowe oo iyana ku sugan magaalada Garoowe ayaa la filayaa inay tagaan Dhuusamareeb si ay uga qeyb-galaan shirka dhawaan dhex-mari doona Madaxda Sare ee Dowladda & Dowlad Goboleedyada.

            



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip