Hindiya Kiisaska Cudurka Corona virus oo gaaray hal milyan

0
Saturday July 18, 2020 - 11:18:28 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hindiya Kiisaska Cudurka Corona virus oo gaaray hal milyan

    Ururka Caafimaadka Adduunku ayaa sheegay in ay kor u kacday tirada kiisaska Coronavirus ee Dunida. 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa la xaqiijiayy 237.7-kun oo kiis sida lagu sheegay bayaanka WHO. Fayriska Covid-19 ayaa dalka India ayaa kor ug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Caafimaadka Adduunku ayaa sheegay in ay kor u kacday tirada kiisaska Coronavirus ee Dunida. 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa la xaqiijiayy 237.7-kun oo kiis sida lagu sheegay bayaanka WHO. Fayriska Covid-19 ayaa dalka India ayaa kor uga kacay hal milyan, iyadoo Mareykanka iyo Brazil ay yihiin dalal kahoreeya oo kaliya xukuumada Delhi. In kabadan 14 milyan oo dad ah oo ku kala nool daafaha dunida ayaa laga helay COVID-19, halka inka badan 7.8 milyan ay soo kabsadeen in kabadan 600,000-na ay dhinteen, sida lagu sheegay xogta jaamacadda Johns Hopkins. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip