Wararka

Dowladda Somalia oo ka hadashay Guusha Ilhaan Cumar

0 Visits: 252 | Wednesday August 12, 2020 - 22:12:32
Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa hambalyo u diray Ilhan Cumar, Cumar Fatax iyo Jamaal Cismaan oo guulo ka gaaray doorashooyinkii heer federaal, gobol iyo degmo ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha ayaa muujiyay sida dadka…

Read More »

Yuusuf Garaad oo soo bandhigay qorsho fashilin kara Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 1259 | Wednesday August 12, 2020 - 20:20:48
Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo mar soo nqoday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in uusan muuqan qorshe uu Dhuusamareeb 15-ka Bishaan uga furmi karo Shirka u dhaxeeya Madaxda dfs & Dowlad Goboleedyada. Yuusuf Garaad waxaa uu sheegay in mudo laba Cisho kaliya ay ka hartay qabsoomida…

Read More »

Maareeye: Masuuliyiinta Somaliland uma khalmaan xilalka ay ka hayaan dowladda

0 Visits: 253 | Wednesday August 12, 2020 - 20:12:12
Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Sii Hayaha Wasiirka Warfaafinta Somaliya ayaa sheegay inaanay Siyaasiyiinta Somaliland u khalmin xilalka ay ka hayaan Dowladda Federaalka.

Read More »

Madaxweynaha Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada

0 Visits: 224 | Wednesday August 12, 2020 - 19:52:25
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan ee ay ka qaadanayaan dib u dhiska dalka iyo adkeynta dowladnimada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…

Read More »

AMISOM oo Agab kala duwan gaarsiisay dad Barakacayaal ah

0 Visits: 219 | Wednesday August 12, 2020 - 14:02:17
Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa agab gargaar ah gaarsiiyay dadka ku barakacay daadadkii dhowaan ku dhuftay degmada Beladweyne ee xarunta dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Deeqdaan oo ka kooban bustayaal, weelal,maro kaneeco iyo kuwo kale,waxaa ku deeqay Maamulka Amisom…

Read More »

War murtiyeed laga soo saaray Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 248 | Wednesday August 12, 2020 - 12:36:29
Waxaa la soo gabagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, shirkan oo labo cisho ka socday Hotelka Decale ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga soo saaray War murtiyeed. Shirkan ayaa la isku afgartay in si wanaagsan oo lagu wada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-AUG-2020

1 Visits: 857 | Wednesday August 12, 2020 - 10:48:45
Magacyada Guddiga loo xil saaray baarista dhacdadii xabsiga dhexe Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar" Ku-simaha R/Wasaaraha XJFS ayaa mag acaabay Guddiga Baarista Dha cdada Shaqaaqadii 10/08/2020 ka Dhacday Xabsiga Dhexe. 1- Md. Xasan Xuseen Xa aji​ Wasiirka Cadaaladda​ Guddoomiye 2-Dr.Sulaymaan…

Read More »

Somaliland oo howlgal ku qabatay hub farabadan

0 Visits: 208 | Wednesday August 12, 2020 - 10:31:45
Ciidamada Booliska Soomaaliland ee ku sugan Gobolka Sool ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen hub Sharci darro ah iyo waxyaabaha maanka dooriya. Taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka Sool Gaanshaanle Dhexe Maxamed Saleebaan Gooni ayaa sheegay in howlgalka uu ka dambeeyay, kaidb markii cabasho…

Read More »

Sii Hayaha Ra'iisul Wasaaraha oo la kulmay Guddiga loo xil saaray baarista dhacdadii ka dhacday Xabsiga Dhexe

0 Visits: 221 | Wednesday August 12, 2020 - 10:27:31
Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin ka hor ka dhacday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho

Read More »

SAWIRO:-Khasaaro ka dhashay Roob dabeylo watay oo ka da'ay Soomaaliland

0 Visits: 235 | Wednesday August 12, 2020 - 10:14:01
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Roob dabelyo xoogan watay waxaa uu ka da'ay Degmadda Sallaxley oo ka mid ah degmooyinka Gobolka ay Soomaaliland ula baxday Maroodi Jeex kaas oo sababay khasaaro hantiyadeed. Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in Roobka dabeylaha watay uu khasaaro garsiiyay…

Read More »

Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay Gobolka Mudug

0 Visits: 217 | Wednesday August 12, 2020 - 09:33:26
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ,kaas oo degaanka Shabeellow ee duleedka Magaalada Bacaadweyne ku dhexmaray Dadka degaanka & Al-Shabaab. Inta la xaqiijiyay 7 qof oo uu ku jiro Macalin Dugsi Qur'aan ayaa ku geeriyooday dagaal…

Read More »

Joe Biden oo madaxweyne ku xigeen xushay

0 Visits: 189 | Wednesday August 12, 2020 - 08:58:38
Musharraxa xisbiga dimoqraadiga ee doorashada madaxtinimada Mareykanka Joe Biden, ayaa senator Kamala xalay u xushay xilka madaxweyne ku xigeenka haddii uu doorashada November ku guuleysto. Joe Biden bishii March ee sannadkaan ayuu u ballan qaaday, in mid ka mid ah lix dumar ah uu middood u xulan doono…

Read More »

Korneyl Macow oo dhaliilay mid ka mida guddiga baaraya dhacdadii Xabsiga Dhexe

0 Visits: 245 | Wednesday August 12, 2020 - 08:21:19
Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo ka tirsanaa Saraakiishii hore ee Hay'adda Nabad Suggida ayaa quus ka muujiyay in natiijo lagu qanci karo ay bannaanka keynaan guddiga loo igmaday inay baaritaanka ku sameeyan dhacdadii Xabsiga Dhexe ee Xamar. Korneyl Macow oo la hadlay Laanta afka Somaliga ee VOA…

Read More »

Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay Doorasho ka dhacday Maraykanka

0 Visits: 271 | Wednesday August 12, 2020 - 08:14:55
Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorasho ay xisbigeeda dhexdiisa ka gashay, taasoo loogu tartamayay kursiga xildhibaanimada Aqalka Wakiillada ee degmo ka mid ah gobolka Minnesota. Tartanka doorashadan oo si weyn ula tartamay Antone Melton-Meaux iyo musharaxiin kale ayay Ilhan ka gaartay guul weyn. Guusha…

Read More »

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?..

0 Visits: 234 | Wednesday August 12, 2020 - 08:06:31
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah ay dooda seddexaad ka yeeshaam Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed. Xildhibaannada ayaa sida loogu soo diray fariinta balaminta, waxaana kulanka golaha shacabka uu a jandahu yahay akhrinta…

Read More »

Sheeko ku saabsan cidda sahashay baxsashada Mubaarak Ibraahim Iidle

0 Visits: 277 | Wednesday August 12, 2020 - 08:02:18
Mubaarak Ibraahim Iidle ayaa loo aqoonsaday inuu yahay ninka keliya ee ka tirsan maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ee gelinkii dambe ee Isniintii ka baxsaday Xabsiga Dhexe ee Xamar. Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa xaqiijiyay in Mubaarak Ibraahim Iidle oo ku xukunaa 10 sano, ay u suurtagashay inuu ka…

Read More »

Dowlad ku dhawaaqday inay soo saartay Tallaalka Cudurka COVID-19

0 Visits: 264 | Tuesday August 11, 2020 - 21:48:50
Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in tallaal lagu sameeyay gudaha dalkiisa oo loogu talagalay Covid-19, la ansixiyay hadda. Tallaalkan ayaa lagu sameeyay tijaabo qaadatay in ka yar laba bilood oo lagu sameeyay bini-aadamka. Madaxweyne Putin wuxuu sheegay in tallaalkan la mariyay…

Read More »

Trump "Toogasho dhab ah ayaa dhacday"

0 Visits: 351 | Tuesday August 11, 2020 - 21:37:16
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si deg deg ah looga kaxeeyey shir jaraa'id oo uu Aqalka Cad ku qabanayey Isniintii kadib toogasho ka dhacday meel u dhow Aqalka Cad. Dhowr daqiiqo kadib markii uu kusoo laabtay qolka shirka jaraa'id ayaa Trump waxa uu yiri "Toogasho dhab ah ayaa…

Read More »

Guddiga Amniga & Arrimaha Gudaha Baarlamaanka oo kulan la qaatay Agaasimaha Socdaalka (SAWIRRO)

0 Visits: 273 | Tuesday August 11, 2020 - 17:41:56
Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi). Kulanka oo ka dhacay xarrunta Villa Hargeysa ayaa ajandihiisu ahaa katashiga Sharciga Socdaalka ee horyaal golaha shacabka. Agaasimaha hay'adda…

Read More »

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo la ogaaday inuu ka baxsaday Xabsiga Dhexe

0 Visits: 216 | Tuesday August 11, 2020 - 14:21:01
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo muddo 10 sano lagu xukumay ayaa la ogaaday inuu shalay ka baxsaday Xabsiga dhexe, kaddib dagaalkii sababay dhimasho iyo dhaawac ee shalay ka dhacday Xabsiga Dhexe. Warar laga helay Saraakiisha Amniga ayaa sheegaya in Mubaarak Ibraahim Iidle uu shalay la baxsaday Xabsiga,…

Read More »