Sports News

Ciyaartoyda Gobolka Banaadir oo iska xaadiriyey kama dambeysta tartanka maamul Goboleedyada.

0 Visits: 4829 | Monday December 28, 2020 - 18:52:19
Ciyaar ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo galabta ka dhacday garoomka Eng Yariisoow magaalada Muqdisho, isla markaana ah Ciyaarta ugu dambeeya ee wareega afar dhamaadka ee tartanka ayaa waxaa galabta foodda is daray xulalka kubadda Cagta Banaadir iyo Koonfur…

Read More »

Axmed Mowliid "Fursad Qaali Ah Ayay Aheyd In Ku Dheelo Dalkayga"

0 Visits: 4820 | Friday December 25, 2020 - 22:34:33
Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug Axmed Mowliid Xuseen Guhaad ayaa sheegay in ay u aheyd sharaf weyn in uu ku ciyaaro Magaalada Muqdisho,isagoo ku dhashay kuna barbaaray Wadanka Finland gaar ahaan Magaalada Hyvinkää.

Read More »

Madaxweyne Lafta Gareen Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Koonfur Galbeed

0 Visits: 4865 | Tuesday December 22, 2020 - 07:21:58
..

Read More »

Somaliland Oo Xukun Ku Riday Rag Kufsi Ka Geystay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 5134 | Sunday December 06, 2020 - 17:51:22
,,,,

Read More »

Laacib hore, Diego Armando Maradona oo geeriyooday

0 Visits: 1529 | Wednesday November 25, 2020 - 23:24:02
,,

Read More »

Ronald Koeman Oo Sharaxay Sababta Uu Lionel Messi Uga Reebay Kulanka Champions League Ee Todobaadkan

0 Visits: 1421 | Monday November 23, 2020 - 21:34:14
Barcelona ayaa u safreysa Ukraine si ay u la ciyaaraan Dynamo Kyiv kulan ka tirsan wareega group-yada Champions League habeenka Talaadada, laakiin waxaa ka maqan ciyaartoyda laf dhabarta u ah Lionel Messi iyo Frenkie de Jong. Ronald Koeman ayaa shaaca ka qaaday in labada xiddig la nasasiiyay ka dib…

Read More »

Nuune Haashim "Ku Soo Biiritaanka Elman Waa Shaqo Adag,Waase Ku Faraxsanahay In Aan Ka Mid Noqdo"

0 Visits: 1629 | Monday November 09, 2020 - 13:01:46
Ciyaaryahankii hore Kooxda Horseed Nuune Haashim ayaa ku biiray naadiga kubadda cagta Elman,isagoo sheegay in aad u jeclaa kooxda jaalayaasha ee Elman.

Read More »