Wararka

Hoggaamiyeyaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo xalay weerar lagu dilay

0 Visits: 230 | Friday January 08, 2021 - 19:15:25
Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in 7-dii bishan ay weerar duqeyn ah ka fuliyeen deegaanka Saaxa Weyne ee gobolka Baay. AFRICOM ayaa sheegtay in qiimeyn horudhac ah ay muujienyso in duqeynta ay ku dhinteen shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, oo ay ku jiraan hoggaamiyeyaal…

Read More »

Puntland iyo Galmudug oo shir ku saabsan Ammaanka ku yeeshay Gaalkacyo

0 Visits: 217 | Friday January 08, 2021 - 19:14:23
Waxaa maantay magaalada Gaalkacyo ku qabsoomay shirkii 3-aad ee Iskaashiga Amniga, kaasoo ay shir guddoominayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed M. Fiqi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed C/raxmaan Dhabancad, ayna ka soo qeybgaleen wasiirro, guddoomiyaasha gobolka Mudug iyo guddoomiyaasha…

Read More »

Askar ka tirsan Ciidanka booliska oo lagu dilay dagaal ka dhacay Matabaan

0 Visits: 220 | Friday January 08, 2021 - 19:07:45
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ka dib markii ay halkaasi ku dagaallamay ciidanka dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaad hubeysan. Malleyshiyaadka ayaa isbaaro dhigtay degaanka Dhisaqa, waxaana weerarka ku qaaday Ciidanka booliska gaarka…

Read More »

Ethiopia oo sheegtay in ay dishay saraakiil sare oo TPLF ka tirsan kuwa kalena la qabtay

0 Visits: 238 | Friday January 08, 2021 - 19:04:17
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF, islamarkaana ay xirtay xubno sar sare oo ka tirsanaa hoggaanka kooxda. Madaxa howlgalada Ciidanka Ethiopia Birg.Gen. Tesfaye Aylew, ayaa sheegay in saraakiisha ay dileen ay kala yihiin Seko Ture Getachew oo ahaa afhayeenka…

Read More »

Hindiya oo safiirkeedii Kenya usoo bedashay Soomaaliya

0 Visits: 278 | Thursday January 07, 2021 - 19:41:21
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Hindiya ayaa safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya, sida ay shaacisay wakaaladda wararka ee ANI. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Hindiya ayaa waxaa lagu sheegay in xilkaasi loo soo macaabay Dr Virander Kumar Paul oo bedalaya danjirihii hore ee…

Read More »

Guddoomiye Cumar Filish oo soo saaray digniin cusub

0 Visits: 307 | Thursday January 07, 2021 - 19:40:13
Guddoomiyaha gobolka Benaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo sidoo kale ah duqa caasimada, ayaa si adag uga hadlay qashinka lagu soo daadiyo waddoyinka muhiimka ah. Guddoomiye Filish oo maanta ka qeyb-galay munaasabad xariga looga jarayay dhismaha Bulaacad uu maamulka ka hirgaliyay inta isku xirta…

Read More »

Mahad Salaad: Shan sifo iyo dhaqan siyaasadeed ayey ka siman yihiin Farmaajo iyo Trump

0 Visits: 300 | Thursday January 07, 2021 - 19:38:43
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isbar-bar dhig ku sameeyay madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya, Donald Trump iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxa uu sheegay in Farmaajo iyo Trump ay iska shabahaan dhanka kursi jaceylka iyo kali talisnimada,…

Read More »

Kongareeska Maraykanka oo Joe Biden u ansixiyay inuu yahay madaxweynaha xiga.

0 Visits: 270 | Thursday January 07, 2021 - 19:37:31
Kaddib maalin ay socdeen fowdo iyo mudaaharaadyo rabshado wata oo ay dhigeen taageerayaasha Trump, Koongaraska Mareylanla wuxuu shahaado siiyay Joe Biden iyo Kamala Harris si ay noqdaan madaxweynaha xiga iyo madaxweyne-ku-xigeenka Mareykanka. Tallaabadaan ayaa muujineysa in uu dhammeystirmay geeddi-socodka…

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay G/Baay

0 Visits: 279 | Thursday January 07, 2021 - 19:36:24
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ku leeyihiin degmada Dinsoor ee gobolka Baay, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegeen inay iska…

Read More »

Farqiga u dhexeeyo Kaadida Wiilasha iyo Gabdhaha. (Diinta iyo Seyniska).

0 Visits: 2965 | Thursday January 07, 2021 - 19:35:00
Rasuulkeena Runlooga ahaa SCW, Run ayuu noo sheegay. Xadiithka laga soo wariyay Umu Qeys ee Muslim iyo Bukhari isku raaceen. Umu Qeys waxa ey tiri: Wiilkeeyga oo yar oo weli aan quudan wax caana ka badan, ayaa ku kaadiyay Rasuulka SCW dharkiisa, Lamana dhaqin ee Biyo ayaa lagu shushubay. Fiiri, Xadiithka…

Read More »

Puntland oo ku dhawaaqday go'aano la xiriira diidmada lacagta Shillin Soomaaliga

0 Visits: 288 | Thursday January 07, 2021 - 19:26:51
Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxaa Maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa qaadashada ama isticmaalka lacagta shillinka Soomaaliga oo laga diiday degaano ka tirsan Maamulka Puntland. Kulanka ayaa waxaa uu dhex-maray mas'uuliyiin ka tirsan maamulka…

Read More »

Ra,iisul wasaaraha Japan oo Magaalooyin ka mid ah dalkiisa kusoo rogay xaalad deg deg ah

0 Visits: 234 | Thursday January 07, 2021 - 19:25:18
Raiisel wasaaraha Japan Yoshihide Suga ayaa khamiistii ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo hal bil ah oo ku socota Tokyo iyo nawaaxigeeda, isagoo ku booriyay dadka degan caasimada inay ka fogaadaan inay baxaan. Waxaa uu sidoo kale sheegay i ​​baararka iyo maqaayadaha in la xiro 8da fiidnimo iyada…

Read More »

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha wasiirada?

0 Visits: 212 | Thursday January 07, 2021 - 19:21:52
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo kala duwan. Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay inta badan golaha wasiirada Soomaaliya, waxaana sidoo kale ku sugnaa ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda…

Read More »

Taliska Ciidanka Asluubta oo war kasoo saaray Qarax ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 274 | Thursday January 07, 2021 - 19:20:28
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacay kasoo horjeedka Iskuulka hoyga Xamar oo u dhow Madaxtooyadii hore ee Cabdi Qaasim oo ku taalla inta u dhaxeysa KM4 iyo Tarabuunka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir. Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxaasi…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Musharixii labaad

0 Visits: 230 | Thursday January 07, 2021 - 19:18:52
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada kulammada uu la yeelanayo siyaasiniinta dalka, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha Xisbiga Gurmad Dr.Cabdinaasir Cabdulle Maxamed. Kulanka ayaa labada Mas'uul waaxaa ay uga wada hadleen xallinta…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Koobka Iyo Biladaha Kaalamaha Kowaad Iyo Labaad Gudoonsiiyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Iyo Galmudug

0 Visits: 213 | Thursday January 07, 2021 - 19:11:06
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in tartankan uu kor u qaaday is-dhexgalka, walalnimada iyo midnimada dhallinyarada Soomaaliyeed.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-january 2021

0 Visits: 1132 | Thursday January 07, 2021 - 11:10:41
.

Read More »

Mareykanka oo shaaciyay dowladda ka dambeeysay weerarkii Internet-ka

0 Visits: 263 | Wednesday January 06, 2021 - 21:25:02
Hey'adda Sirdoonka Qaranka ee Mareykanka ayaa Talaadadi sheegtay, in ay u badantahay in Ruushka uu ka danbeeyay, weeraro dhanka internetka ah oo lagu jabsaday kambiyuutarrada wasaarado ka tirsan Dowladda Federaalka Mareykanka. Weeraradaasi ayaa laga warhelay bishi lasoo dhaafay. Meelaha lala beegsaday…

Read More »

Waa maxay sababta uu mas'uulkan Soomaaliyeed uga cudur daartay inuu booqday dalkiisa Somalia?

0 Visits: 307 | Wednesday January 06, 2021 - 21:24:01
Sharmaake Dubow oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Victoria ee dalka Canada ayaa raaligelin ka bixiyay booqasho uu fasaxiisa sanadkii tagay ee 2020 ku tagay Soomaaliya. Bartiisa bulshada ayuu soo dhigay bayaan ka turjumaya raaligelintiisa, wuxuuna shaaca ka qaaday inuu u hogaansamayo…

Read More »

Cabdi Xaashi oo lagu qanciyay afar xubnood

0 Visits: 277 | Wednesday January 06, 2021 - 21:21:57
ida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen Caasimada Online, afar xubnood oo ka socda dhanka guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu dari doonaa guddiga doorashada xildhibaanada gobollada waqooyi oo ay dowladda horay u magacowday. Ilaha xogta siiyay Caasimadda Online waxey intaas ku dareen…

Read More »