Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

0 Visits: 188 | Saturday January 30, 2021 - 19:29:05
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay sida ay uga go'an tahay dowladda qabsoomidda doorasho daahfuran, iyada oo la raacayo Heshiiskii…

Read More »

Golaha Wakiilada Puntland oo loo qeybiyay HIndise Sharciyeedka Diiwaangelinta Cod Bixiyaasha

0 Visits: 192 | Saturday January 30, 2021 - 19:18:19
Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ayaa loo gudbiyay Hindise-Xeereedka Diiwaangelinta Cod bixiyaasha oo qayb ah nidaamka Doorashada Xisbiyada ee maamulkaas la doonayo in lagu qabto doorashada soo socota. Kulanka maanta oo ah fadhiga 24-aad ee Kalfadhiga 47-aad oo ku dhacay magaalada Garoowe…

Read More »

Cali Xuseen Soomaali oo ka bad-baaday isku day dil

0 Visits: 183 | Saturday January 30, 2021 - 19:04:21
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah lagu qaaday hoyga uu degmada Badhan ka dagan yahay guddoomiyaha gobolkaasi ee Puntland, Mudane Cali Xuseen Soomaali. Rag hubeysan ayaa rasaas huwiyey guriga guddoomiyaha, waxaana kadib xigay iska hor imaad toos…

Read More »

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay gobolka Bakool

0 Visits: 168 | Saturday January 30, 2021 - 18:55:36
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn saacadihii aynu soo dhaafnay laga fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool oo ay ku sugnaayeen xoogagga Ururka Al-shabaab. Duqeynta oo ay fuliyeen diyaarado dagaal ayaa lagu beegsaday deegaan lagu magacaabo Ma'madoow oo hoostaga degmada Xudur oo bilihii…

Read More »

Shirkii ay ku baaqeen Deni iyo A/Madoobe oo fashilmay

0 Visits: 175 | Saturday January 30, 2021 - 18:52:40
Waxaa dib u dhac uu ku yimid shirkii ay ku baaqeen madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, kaas oo la filayey in 30-ka bishan January uu furmo, si looga wada-hadlo xaaladda dalka iyo doorashooyinka. Axmed Madoobe Madoobe iyo Deni oo qoraal wadajir ah soo saaray ayaa soo jeediyey qabashada…

Read More »

Kenya iyo UK oo iska kaashanaya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

0 Visits: 156 | Saturday January 30, 2021 - 18:49:26
Dowladdaha Kenya iyo Britain ayaa iska kaashanaya dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada gaar ahaan Ururka Al-shabaab kaddib wada hadal magaalada Nairobi ku dhaxmaray xoghayaha gaashaandhigga UK, Ben Wallace iyo wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Dr Fred Matiang'i iyo wasiirka gaashandhigga Kenya,…

Read More »

Halkee Somalia ka gashay liiska la-dagalanka musuqa?

0 Visits: 176 | Saturday January 30, 2021 - 18:46:00
,

Read More »

Xarunta Boosteejada gaadiidka waawayn ee Dawanle oo xariga laga jaray

0 Visits: 185 | Saturday January 30, 2021 - 18:42:25
Madaxwaynaha degaanka Soomaalida Mustafe cagjar iyo Wasiirada Wasaaradda Gaadiidka ee heer fadaraal ayaa si wada jir ah xariga uga jaray Boosteejada gaadiidka waawayn ee xamuulka oo laga furay magaalada Dawanle. Xaruntan ayaa ah mid ay adeegsanayaan gaadiidka waawayn ee xamuulka, kaas oo u kala socda…

Read More »

Askar hor leh oo kasoo goostay wasiir Janan kuna biiray ciidanka dowladda

0 Visits: 165 | Saturday January 30, 2021 - 18:38:21
Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya sideed askari ay kasoo goosteen ciidamada uu hoggaamiyo wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan, kuna biireen dhanka dowladda. Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Beled Xaawo ayaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay in askarta isi soo dhibtay ay yahiin…

Read More »

Koox ka shaqeeysa la socoshada hubka oo shaaciyay in Al-shabaab uu gacanta u galay hubka xuutiyiinta ku dagaalamaan

0 Visits: 156 | Saturday January 30, 2021 - 18:32:47
Koox lagu magacaabo Calibe Obscura oo ka shaqeeya la socoshada hubka ayaa soo bandhigay macluumaad ku saabsan in hub ay Iiran siisay Xuutiyiinta Yemen uu gacanta u galay Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya. Kooxdan ayaa bartooda twitterka ku shaaciyay sawiradda hub uu kamid ah qoriga PG7-ATI oo ay…

Read More »

Qatar oo dalab xasaasi ah u dirtay Soomaaliya & Eritrea

0 Visits: 169 | Saturday January 30, 2021 - 12:58:13
Dowladda Qatar oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa si adag kaga hadashay arrinta ku aadan dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaas oo markii hore dalkooda looga qaaday in la geynayo Qatar. Qoraalka ka soo baxay Qatar ayaa waxaa dowladaha Soomaaliya iyo Eritrera looga…

Read More »

Maxay tahay sababta uu Yamamoto uga baaqday shirka Villa Soomaaliya?

0 Visits: 194 | Saturday January 30, 2021 - 12:53:42
Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa goor dhow si rasmi ah uga furmay shir u dhexeeyo madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo xubnaha beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlayaa khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 30-JANUARY-2021

0 Visits: 233 | Saturday January 30, 2021 - 11:26:26
.

Read More »

Mashruuc: "Garashada reer Muqdisho yaan loo gefin, baarlamanka 11-aad waxaa kaliya kusoo biiri kara hal xubin

0 Visits: 256 | Friday January 29, 2021 - 20:16:13
Senetor Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu dastuurka ka horimanay 13-Kursi ee gobolka Banaadir laga siinayo Aqalka Sare, taasi oo uu shalay saxiixay madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay in uusan kuraasta helayn gobolka Banaadir…

Read More »

Xog: Maxaa kusoo kordhay baaritaanka kiiska dilka guddoomiyihii D/Hodan?

0 Visits: 255 | Friday January 29, 2021 - 19:05:00
Dowladda Soomaaliya ayaa guddi uu hogaaminayo Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada Qalaka Sida Cabdllaahi Buula-kameey u saartay baaritaanka kiiska guddoomiyihii degmada Hodan ee gobalka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun iyadoo ay soo baxayaan warar hordhac oo arintaan ku saabsan. Xog ay heshay Caasimada…

Read More »

DF oo dalab xasaasi ah u dirtay IGAD kadib warbixintii guddiga xaqiiqo raadinta

0 Visits: 260 | Friday January 29, 2021 - 19:00:14
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday urur goboleedka IGAD inuu baabi'iyo warbixinta ay soo gudbiyeen guddiga xaqiiqo raadinta ee ururka uu u diray xuduudda ay la wadaagto Kenya, ayada oo sheegtay in warbixintaas ay si weyn saameyn ugu yeelatay Kenya. Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay…

Read More »

Beesha caalamka oo war kasoo saartay tallaabadii Puntland iyo Jubaland

0 Visits: 230 | Friday January 29, 2021 - 18:50:07
Dalalka Beesha caalamka ee saaxiibada Soomaaliya ayaa waxay si weyn usoo dhaweeyen magacaabidda xubnihii ku dhinaa ee ay sameeyen maamulada Puntland iyo Jubbaland. Saaxiibada beesha caalamka ayaa sheegay inay tahay magacaabista guddiyadaas tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka horu socodka, inkastoo…

Read More »

Qarax ka dhacay waddo uu maro Farmaajo oo keentay in deg deg laami loo saaro

0 Visits: 277 | Friday January 29, 2021 - 18:45:34
Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaan mas'uuliyiinta amiga ee Madaxweyne Farmaajo ayaa amray maamulka garaash gaadiidka lagu xareeyo oo ku yaalla inta u dhaxeysa Ceel-gaabta iyo Isgoyska Xamar Jajab inuu laami saaro hortiisa kadib markii todobaadyo ka hor halkaas uu qarax ka dhacay. Wadadaan oo ah…

Read More »