Xubno ka tirsan Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay gobolka Bakool

0
Saturday January 30, 2021 - 18:55:36 in Wararka by
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno ka tirsan Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay gobolka Bakool

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn saacadihii aynu soo dhaafnay laga fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool oo ay ku sugnaayeen xoogagga Ururka Al-shabaab. Duqeynta oo ay fuliyeen diyaarado dagaal ayaa lagu beegsaday deegaan lagu magac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn saacadihii aynu soo dhaafnay laga fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool oo ay ku sugnaayeen xoogagga Ururka Al-shabaab. Duqeynta oo ay fuliyeen diyaarado dagaal ayaa lagu beegsaday deegaan lagu magacaabo Ma'madoow oo hoostaga degmada Xudur oo bilihii ugu danbeeyay go'doon ugu jirtay xoogagga Ururka Al-shabaab, Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa u sheegay warbaahinta in duqeyntaa lagu laayay sida ay hadalka u dhigeen saraakiil ka tirsan Ururka Al-shabaab. Lama sheegin halka laga lahaa diyaaradaha howlgalka fuliyay hasse ahaatee maalmihii ugu danbeeyayba qeybo ka mid ah Koonfurta Soomaaliya waxaa duqeymo cirka ka ah ka fulinayay diyaaradaha Mareykanka. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Al-shabaab oo ku aadan weerarka ka dhacay gobolka Bakool.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip