Maamulka Hirshabeelle oo soo dhaweeyay matallaada gobolka gobolka Banaadir ee Aqalka Sare

0
Friday January 29, 2021 - 19:08:09 in Wararka by
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Hirshabeelle oo soo dhaweeyay matallaada gobolka gobolka Banaadir ee Aqalka Sare

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe ayaa lagu soo dhaweeyay tallaabadii uu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay 13ka Kursi ee Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka Sare Soomaaliya.

Qoraalka ayaa lagu yiri '' saxiixa madaxweynaha ee Kuraasta gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka sare waa xaq dastuuri ah oo gobolka Banaadir siinaya mid la mid ah mataallada Aqalka sare ay ku leeyihiin gobollada kale ee dalka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip