Wararka

Farmaajo oo buriyey qodob ay ku heshiiyeen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta

0 Visits: 197 | Wednesday March 03, 2021 - 19:47:26
Waxaa durba soo ifbaxay su'aalo ku aadan inta uu la egyahay xiriirka wadashaqeyn ee u dhaxeeya Madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ee xil gaarsiita Maxamed Xuseen Rooble, kadib warqadii habeen hore ka soo baxday Maxamed Cabdullaahi…

Read More »

Gaari loo rasaaseeyay aano qabiil iyo khasaare nafeed oo ka dhashay (Warbixin)

0 Visits: 197 | Wednesday March 03, 2021 - 19:25:08
aleeshiyo hubeysan ayaa gaari ku rasaaseeyay deegaan hoos taga magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaas ka dhashay khasaaro xoog leh. Dadka deegaanka ayaa Caasimadda Online u sheegay in gaariga la rasaaseeyay uu waday jaad, iyadoo laba qof ay ku dhimatay halka qof kalana uu dhaawac kasoo…

Read More »

DF oo laba shuruud ku xirtay dibad-baxa mucaaradka

0 Visits: 203 | Wednesday March 03, 2021 - 19:21:58
Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dibad-baxa mucaaradka ee la qorsheynayo inuu Sabtida ka dhaco magaalada Muqidisho. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay BBC-da ayaa shaaca ka qaaday in dibad-baxa lagu heshiiyey uu dhacayo, balse lagu xiray labo shuruud oo kala…

Read More »

Al-shabaab oo goob fagaaro ah ku toogatay shan ruux oo ay ku eedeeyeen in ay la shaqeynayeen CIAda Mareykanka

0 Visits: 178 | Wednesday March 03, 2021 - 19:19:58
Wararka ka imanaya degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa sheegaya in xoogagga Ururka Al-shabaab goob fagaaro ah ku toogteen shan ruux oo ay ku eedeeyeen in ay xiriir wada shaqeyn ah la lahaayeen CIAda Mareykanka. Fagaaraha toogashada lagu fuliyay ayaa waxaa isugu yimid dadweyne faro badan oo ay…

Read More »

UK oo dhimaysa maalgalinta ay siiso hay'addaha gargaarka ee ka shaqeeya Soomaaliya

0 Visits: 194 | Wednesday March 03, 2021 - 19:16:27
Hay'adaha gargaarka ee UK ayaa lagu qasbay inay joojiiyaan adeegga rugaha caafimaadka ee Soomaaliya, kuwaas oo caawiya 2,000 oo haween iyo caruur ah bishiiba. Sida uu daabacay wargeyska the Guardian, tallaabadan ayaa ka dambeysa ka dib markii miisaaniyadda maalgelinta ay hoos uga dhacday 0.7% dakhliga…

Read More »

Xog: Internet-ka oo laga jaray afar gobol oo ku yaalla koonfurta Soomaaliya

0 Visits: 228 | Wednesday March 03, 2021 - 19:12:00
Muddo ku dhow toddobaad waxaa uu qadka Internet-ka ka maqanyahay guud ahaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed iyo Gobalka Gedo oo dhamaantood ku yaalla Koonfurta Soomaaliya. Ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Caasimada Online u sheegay in Al-Shabaab ay jareen guud ahaan Internet-ka goballadaas lamana…

Read More »

Heshiiska 17-kii September oo wajahaya saddex caqabad

0 Visits: 151 | Wednesday March 03, 2021 - 19:05:11
Heshiiska 17-kii September 2020 dhexmaray dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah waa udub dhexaadka heshiis doorasho loo dhan yahay oo dalka ka hirgala sidey ku celceliyeen Beesha caalamka, balse waxaa jira caqabado badan oo ku xeeran heshiiskaas lagu gaaray magaalada Muqdisho. Caqabadaha shirkaas…

Read More »

Ururka warbaahinta Puntland oo sharci darro ku tilmaamay xukun maanta lagu riday weriye horay u xirnaa

0 Visits: 158 | Wednesday March 03, 2021 - 19:02:43
Ururka warbaahinta Puntland ee MAP, ayaa cambaareeyay xukun saddex bilood ah oo maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay maanta ku riday Saxafi Kilwe Aadan Faarax, oo horay labo bilood maxkamad la'aan xirnaa. Ururka MAP wuxuu sharci darro weyn iyo ku tumasho dastuur ku tilmaamtay in weriyaha…

Read More »

Farmaajo oo bil gudaheed saddex guul darro oo siyaasadeed la kulmay

0 Visits: 167 | Wednesday March 03, 2021 - 18:59:36
Sida muuqato waxaa markii 3-aad baaqanaya shirkii uu iclaamiyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo looga hadli lahaa muranka la xariira doorashada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal laga soo saaray xafiiskiisa waxaa lagu iclaamiyay shirka dowladda iyo…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 3 MAR 2021

0 Visits: 630 | Wednesday March 03, 2021 - 10:49:52
.

Read More »

Cabdishakuur Maxamed oo lagu dilay magaalada Beledweyne

0 Visits: 184 | Wednesday March 03, 2021 - 08:28:22
..

Read More »

Dowladda Somalia oo soo saartay amaro cusub iyo goobaha Waxbarashada oo la xiray

0 Visits: 219 | Tuesday March 02, 2021 - 21:38:17
Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay amaro culus oo lagu xakameynayo faafitaanka cudurka Covid-19. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in la fasaxay shaqaalaha dowladda,islamarkaana ku dhawaaqay in la xiray goobaha waxbaro ee dalka.…

Read More »

3 qodob oo mugdi gelinaya qabsoomidda SHIRKA uu Farmaajo iclaamiyey Khamiista

0 Visits: 248 | Tuesday March 02, 2021 - 20:15:18
Madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa talaadadii markii saddexaad muddeeyey shir isaga iyo madaxda dowlad goboleedyada isugu yimaadaan oo ka dhaco Muqdisho. Shirkan sida qorshuhu yahay dhacaya khamiista ayaa lagu wadaa in lagu saxiixo heshiis guddiga farsamo…

Read More »

Mahad Salad oo ku baaqay 'in laga hor-dhaco qorshe ku qarsan' shirka Farmaajo

1 Visits: 297 | Tuesday March 02, 2021 - 19:26:35
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD ayaa carro ka muujiyey shirka uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madax goboleedyada dalka, saacado kadib markii la iclaamiyey dibad-baxa mucaaradka iyo shir kale oo dhex-maraya Rooble iyo Midowga Musharaxiinta.…

Read More »

Booliiska Kenya oo Dilay nin Burcad ah oo dhibaato ay ku qabeen dadka Magaalada Nairobi.

1 Visits: 265 | Tuesday March 02, 2021 - 19:23:50
Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya ayaa waxay toogasho ku dileen Nin la sheegay inuu ka mid ahaa Koox Burcad ah oo dhibato ku haaya dadka ku nool xaafadaha bariga Magaalada Nairobi. Ninka oo Magaciisa lagu sheegay Cabaas ayaa waxaa arkay Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya xilli…

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Xabsiga Dhigay Weriye Ka Tirsan BBC-da

1 Visits: 230 | Tuesday March 02, 2021 - 19:21:42
Milatariga Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Girmay Gebru, oo u shaqeeya laanta Tigranya ee BBC-da ayaa laga qabtay makhaayad ku taalla caasimadda gobolkaasi ee Mekelle. Afar qof oo kale ayaa lala xiray.…

Read More »

Beesha caalamka oo war kasoo saartay kulankii R/W ROOBLE iyo Mucaaradka kuna baaqday arrin kale

1 Visits: 216 | Tuesday March 02, 2021 - 19:18:35
Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay wada hadallada socda ee ay yeelanayaan Dowladda Soomaaliya iyo Midowga musharaxiinta madaxweynaha kaas oo markii labaad shalay la isku arkay. "Saxiibada Soomaaliya, waxay soo dhoweynayaan sii socoshada wadahadalada 1dii Maarso ee u dhaxeeyay Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »