Dowladda Somalia oo soo saartay amaro cusub iyo goobaha Waxbarashada oo la xiray

0
Tuesday March 02, 2021 - 21:38:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia oo soo saartay amaro cusub iyo goobaha Waxbarashada oo la xiray

    Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay amaro culus oo lagu xakameynayo faafitaanka cudurka Covid-19. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in la fasaxay shaqaalaha dowladda,islamarkaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay amaro culus oo lagu xakameynayo faafitaanka cudurka Covid-19. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in la fasaxay shaqaalaha dowladda,islamarkaana ku dhawaaqay in la xiray goobaha waxbaro ee dalka. Isku socodka magaalooyinka ayuu sheegay in uu sidiisa sii ahaanaayo,hase'ahaate la farayo Bajaajlayaasha,BL-ka iyo Basaska in ay ilaaliyaan nadqabka dadka korna u qaadaan Nadaafadda. Muddo Bil ah ayuu acdeeyay in la xiray garoomada Kubadda Cagta,isaga oo faray dadka in ay yareeyaan kulanka Maqaayadaha iyo isku imaatinada kalana aan la ogoleyn. Wasiirka warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa ugu baaqay wasaaradda Caafimaadka in ay la timaado qorshe lagu xakameynayo dadka dalka soo gelaya iyo kuwa baxaya bad qabkooda,qofkii isaga oo qaba dalka soo galana uu iska bixi doono Lacagta Karantiilka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip