Ciidamada Itoobiya oo Xabsiga Dhigay Weriye Ka Tirsan BBC-da

1
Tuesday March 02, 2021 - 19:21:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Itoobiya oo Xabsiga Dhigay Weriye Ka Tirsan BBC-da

    Milatariga Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Girmay Gebru, oo u shaqeeya laanta Tigranya ee BBC-da ayaa laga qabtay makhaayad ku taalla caasimadd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Milatariga Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Girmay Gebru, oo u shaqeeya laanta Tigranya ee BBC-da ayaa laga qabtay makhaayad ku taalla caasimadda gobolkaasi ee Mekelle. Afar qof oo kale ayaa lala xiray. Goobjoogayaal ayaa sheegay in rag ku lebbisan dharka milatariga ay kaxeysteen shantaasi qof. Ma cadda sababta loo xiray raggaasi. BBC-da ayaa heshay warar sheegaya in raggaasi loo qaaday xero milatari oo ku taalla Mekelle. Gobolka Tigray waxaa gacanta ku hayay milatariga tan iyo bishii Nofeembar kaddib markii uu Ra'iisal wasaare Abiy Axmed amray in milatariga ay xukunka ka tuuraan kooxda TPLF ee maamulayay gobolkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip