Wararka

FARMAAJO oo mar kale shir isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada dalka

0 Visits: 189 | Tuesday March 02, 2021 - 19:01:46
War-saxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu iclaamiyey shir kale o ay isugu imaanayaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

Read More »

Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Farmaajo Sharci Uma Haysta In Shir IskuguYeero Maamul Goboleedyada"

0 Visits: 214 | Tuesday March 02, 2021 - 18:59:54
Golaha Midawga Musharixiinta oo kulan deg deg ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray shirka uu madaxweeynihii hore ee dalka Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Midawga musharixiinta ayaa sheegay in shirka Farmaajo uu ku baaqay uu carqaladeynayo shir khamiista…

Read More »

Mareykanka oo ka digay weeraro ay Al-Shabaab ku qaadaan diyaaradaha

0 Visits: 241 | Tuesday March 02, 2021 - 18:51:33
Warbixin kasoo baxday maamulka duulista hawada ee federaalka Mareykanka ee loo yaqaano (FAA) ayaa shaacisay suurta-galnimada weeraro ay dagaalyahanada Al-Shabaab ku qaadi karaan diyaaradaha isticmaala hawada dalka Kenya. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in FAA ay heshay xog ku aadan weeraradaas oo ay damacsan-tahay…

Read More »

Dacwadda Soomaaliya iyo Kenya: Wax ka ogow qareennada Kenya ku hoggaaminaya ICJ.

0 Visits: 232 | Tuesday March 02, 2021 - 18:49:41
Maxkamadda Cadaallada Adduunka ee ICJ ayaa shaacisay in 15-ka bishan ay billaabeyso dhegaysiga dacwadda muranka xuduudda badda ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Immisa duqeymood ayuu Trump ka fuliyey Soomaaliya?

0 Visits: 209 | Tuesday March 02, 2021 - 18:45:37
Hay'ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu Maraykanku qaaday xilligii uu talada hayey Madaxweyne Donald Trump ay aad uga badnaayeen waqtiyadii madaxweynayaashiii ka horreeyey ee Barack…

Read More »

Xubno Shabaab ahaa oo howl-gal lagu laayey

0 Visits: 198 | Tuesday March 02, 2021 - 18:38:34
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howl-gal ay qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe. Howl-galka oo ahaa mdi qorsheysan ayaa waxaa lagu qaaday deegaanka Gamboole oo hoostaga magaalada ee caasimada…

Read More »

Mareykanka oo si adag ula hadlay DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada

0 Visits: 221 | Tuesday March 02, 2021 - 18:36:24
yadoo wali aysan jirin wax isku soo dhawaansho ah oo laga gaaray shirka la rabo iney isugu yimaadaan madaxda Dowladda Federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah, ayey dowladda Mareykanka si adag kaga hadashay xaaladda cakiran ee dalka. Safaaradda Mareykanka ay ku leedahay Muqdisho ayaa twitter-ka soo…

Read More »

Midowga musharaxiinta oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo, kuna eedeeyey 'xagal-daacin'

0 Visits: 181 | Tuesday March 02, 2021 - 18:34:25
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo goordhaw soo saaray war-saxaafadeed ayaa nasiib-darro iyo xagal-daacin ku tilmaamay shirka uu madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada, kaas oo loo asteeyey inuu Muqdisho ka dhaco 4-ta bishan.

Read More »

Nin Soomaali ah oo gargaar u fidiyay qaxootiga Suuriya ee Turkiga.

0 Visits: 177 | Tuesday March 02, 2021 - 18:32:31
Taha Saalax oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa u safray xero ku taalla dalka Turkiga si uu caawiyo qaxooti Suuriyaan ah oo ku nool halkaas, sida ay ku warrantay warbaahintaDaily Sabah. Waxay intaas ku dartay in Taha uu ku dhashay Soomaaliya isla markaana uu ka qaxay dalka xilliggii dagaalladA sokeeye, wuxuuna…

Read More »

Afar su'aal oo ka dhashay shirka uu iclaamiyey Farmaajo

0 Visits: 145 | Tuesday March 02, 2021 - 18:26:53
Su'aalo wata lama filaan ayaa ka dhashay shirka uu xalay mar kale madaxweynaha waqtigu ka dhacay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada dalka. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

Read More »

Xildhibaan ka tirsanaa BF oo Muqdisho ku geeriyooday

0 Visits: 138 | Tuesday March 02, 2021 - 18:24:01
Allaha u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble oo ku magac dheeraa Xildhibaan 'Casoowe'. Xildhibaan Casoowe ayaa ka tirsanaa baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya, gaar ahaan Golaha Shacabka. Waxaa la sheegay inuu ku geeriyooday isbitaalka…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 2 MARS-2021

1 Visits: 196 | Tuesday March 02, 2021 - 11:29:18
.

Read More »

C/raxmaan C/Shakuur oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed

0 Visits: 184 | Tuesday March 02, 2021 - 09:59:44
..

Read More »

Abwaan caan ah oo ka tirsanaa Hobolada Waabari oo geeriyooday

0 Visits: 211 | Tuesday March 02, 2021 - 09:48:01
..

Read More »

.Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika..

0 Visits: 182 | Tuesday March 02, 2021 - 07:39:14
..

Read More »

Millatariga Itoobiya oo xiray Weriye

0 Visits: 184 | Tuesday March 02, 2021 - 07:37:18
..

Read More »