Nin Soomaali ah oo gargaar u fidiyay qaxootiga Suuriya ee Turkiga.

0
Tuesday March 02, 2021 - 18:32:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Soomaali ah oo gargaar u fidiyay qaxootiga Suuriya ee Turkiga.

    Taha Saalax oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa u safray xero ku taalla dalka Turkiga si uu caawiyo qaxooti Suuriyaan ah oo ku nool halkaas, sida ay ku warrantay warbaahintaDaily Sabah. Waxay intaas ku dartay in Taha uu ku dhashay Soomaaliya isla mar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taha Saalax oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa u safray xero ku taalla dalka Turkiga si uu caawiyo qaxooti Suuriyaan ah oo ku nool halkaas, sida ay ku warrantay warbaahintaDaily Sabah. Waxay intaas ku dartay in Taha uu ku dhashay Soomaaliya isla markaana uu ka qaxay dalka xilliggii dagaalladA sokeeye, wuxuuna ku noola dalka UK. Markii uu booqasho ku tegay xerada ku taalla gobolka Şanlıurfa wuxuu lacago gaarsiiyay qaxootiga Suuriyaanka ah. Taha Saalax wuxuu sheegay in markii uu baraha bulshada ka arkay dhibaatada ay ku nool yihiin qaxootiga uu lasoo xiriiriyay ha'yad maxalli ah oo ka howlgasha gobolka. Previous articleMidowga Musharixiinta oo madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inuu carqaladeynayo wadahadallada


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip