HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 2 MARS-2021

1
Tuesday March 02, 2021 - 11:29:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 2 MARS-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

 Go’aamo laga soo saarey shirkii R/W Rooble iyo Mucaaradka

     Shirkii u dhaxeeyay R/wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, Qeybo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedya da ayaa lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, iyadoo heshiis lagu gaarey. 2da dhinac ay aa isla gartay in banna anbaxa mucaaradka uu dhaco maalinta sabtiga ee taariikhdu ku beegantahay 6 March.

     Ra’iisul wasaare Rooble ayaa magacaa bay guddi ka shaqeeya sidii uu ku dhici la haa bannaanbaxa ay ku dhowaaqeeyn muc aaradka, kaasi oo ka kala socda dowladda iyo musharidiinta.

     XUBNAHAAN AYAANA KALA AH:-

1.Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey Jimc aalle

3.Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish.

2.Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

3.Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdirax maan Al Cadaala.

4.Musharax Daahir Maxamuud Geelle

5.Musharax Mustaf Dhuxulow

Sidoo kale Ra’iisul wasaare Rooble ayaa magacaabay guddi kale oo baaritaan ku samaynaya dhacdadii ka dhalatay Mud aharaadkii 19 Febraayo Muqdisho.

Waxayna kala yihiin:

1.S/G Bashiir Maxamed Maxamed jaamac Goobe

2.Cornel Maxma Cabduqaadir xaaji

3.S/G Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare

4.Xuseen Cali Maxamuud.

5.G/Dhaxe Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud

6.Generaal Maxamed Bariise.



Kudladda Musharaxiinta oo Sheegay in bannaanbaxa Jimcaha uu ka dhacayo 63-Isgoys oo Muqdisho ku yaala

Kudladda musharaxiinta madaxweynaha dhexdhexaadka ah iyo qaar ka mid ah xisb iyada siyaasadda dalka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen xaaladda dalka, gaar ahaan dibadbaxyada ay shacabku ku muujinayaan shucuurtooda la xariirta rabitaankooda.

Cumar C/qaadir Fiqi Guddoomiyha kudlad da musharaxiinta madaxweynaha dhex dhexaadka ah ayaa halkaasi ka sheegay in 63-isgoys ay dadweynaha isugu yimaadaan bannaanbaxyo nabadeed daljirka dahsoon.

"Waxa la idinkugu yeerayo dagaal maah an, buuq maahan, dhagaxtuur maahan, laa kin waa inaad dareenkiina muujisaan” ayuu yiri Guddoomiye Cumar Fiqi oo sheegay in ay dastuuri tahay dadku inay isku soo bax aan.

Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen ma dax iyo xubno ka tirsan xisbiyada siyaasad da dalka ayaa looga hadlay sidii la isaga ka ashan lahaa isla markaana looga qeyb qa adan lahaa dadaalada dalka looga saarayo jaha wareerka ka taagan hannaanka doora shooyinka.

Ilaa iyo iminka lama bannaanbaxa ay ku dhawaaqday kudladda musharaxiinta mad axweynaha ee dhexdhexaadka ah, inkasta oo ay socdaan dadaallo la doonayo in lagu hakiyo dibadbaxyadaasi isla markaana he shiis is afgarad ay ka gaareen dowladda iyo musharaxiinta.

Duqa Muqdisho oo amar culus ku soo ro gay ganacsatada Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxam uud Maxamed Finish ayaa Shalay Shir Gu doomiyey Kulan looga ha dlayay Wacyige linta Xanu unka safmarka ah ee Cov id-19 oo ka dha cay degma da Shibis.

Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku-xigeenada Maamul ka G/Banaadir, Xoghay ha Guud, Gudoomiya sha Degmooyinka, Sa raakii sha Aminga & Ag aasimayaal ka tirs an Waax yaha D/Hoose & G/B/dir.

Muhiimadda kulanka wuxuu ahaa sidii dadka looga wacyi galin lahaa xanuunka Covid19, wuxuuna duqa Muqdisho amar ku bixiyo in qof walba xirto (af-xir) ama Mask, si ay ugu noqoto badbaado ugu yaraan.

War-saxaafadeedka kasoo baxa Duqa Muqdisho waxaa akhriyay agaasimaha Gu ud ee Warbaahinta Gobolka Banaadir Cabd ullaahi Wiish, waxaana la faray Goobaha Ganacsiga, sida Dukaamada, Maqaayada ha, Carwooyinka Bangiyada, xafiisyada bix iya adeegyada in aysan u ogolan qof aan heysan afxirasho in uu ka dukaameysto goobtooda Ganacsi.

Milkiilayaasha Goobaha Ganacsiga ee ku yaalla Caasimadda waxaa la faray inay dhaqan geliyaan amarkaan kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir si looga digtoonaado faafitaanka Cudurka Coron avirus.

W/Caafimaadka oo soo jeedi say in xayi raad hor leh lagu soo rogo dalka.

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fow siya Abiikar Nuur ayaa soo jeedisay in xayi raad hor leh lagu soo rogo dalka si loo ga hortagga fiditaanka cudur ka Karoona oo kusoo laba ka cleeyay Soomaaliya. Fowsi ya waxay sidoo kale sheegt ay in ‘ xaaladda ay ta hay mid daran isla markaana la sii wada yo dadaallada lagu xakameynayo cudurka” ay ay ku qortay barta ay ka leda hay Twitter-ka. Waxaa maalmihii u damb eeyay si kor dhayay tirada dadka u dhima naya cudurka Covid-19 ee Soom aaliya, s ida ku cad xog ay baahisay wasa aradda ca afimaadka ee Soomaaliya.

Khubarada caafimaadka ayaa rumays an in Soomaaliya ay hadda wajahayso mow jad dii labaad ee Covid-19, isla markaana loo baahan yahay in dadka si weyn looga wacyigeliyo khatarta cudurka.

Xog: Ujeeddo kale oo ku dhex jirta shir ka Midowga Musharaxiinta iyo Rooble

Waxaa Shalay uu shir uga bilowday Hot el Decale ee ku yaalla garoonka diya arad aha Muqdisho ra’iisul wasaare Rooble iyo Musharaxiinta Mucaaradka, iyadoo uu shir ka goob joog yahay madaxweynaha maam ulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi.

Ilo ku dhaw shirka ayaa sheegaya inay jirto ujeeddo kale oo ku dhex qarsan shirkan la sheegay in looga hadlayo arrimaha ku saab san doorashada iyo adkeynta heshiiskii la gaaray Khamiistii lasoo dhaafay.

Wararka aan heleyno waxey sheegaya an in kulankaan lagu dhameyn ayo mad-ma dowga ku kala dhex jiray laba da shaqsi ee iska badalay xilka ra’iisul was aaraha Soom aaliya Xasan Cali Kheyre & M.X.Rooble.

Kheyre sanadkii lasoo dhaafay bartama hiisii ayaa si aan dastuurka waafaqsaneyn looga tuuray kursiga, sidoo kalana waxaa la inkiray warqad uu u diray ra’iisul wasaaraha xilka sii hayaha hadda, isagoo ka codsana ya inuu sida dastuurka qabo xilka ku ware ejiyo.

Mahdi Guuleed oo markaas sifo aan sha rci aheyn loogu magacaabay inuu noqdo sii haye ayaa xilka ku wareejiyay Maxamed Xuseen Rooble, waxaana la aaminsan yahay in madasha Shalay si gaar ah arint aas loogu dhameyn doono.

Xasan Cali Kheyre oo aan kulankii Kha miistii kasoo qeyb galin, ayaa Shalay soo xaadiray Decale, ujeedada ku dhex qars oon shirka midowga musharaxiinta iyo Roo ble ayaana lagu sheegay in labada masuul la is hor fariisin doono si loo

dhameeyo mad-madowga ku kala dhex jira

Xigasho:-badweyntimes.net/.


Farmaajo oo ku dhawaaqay marti-gelinta munaasabad lagu dhameystirayo heshiiskii doorasho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya

munaasabad lagu dhammeys tirayo dadaalkii iyo wada ha dalladii laxiriiray hirgelinta doo rashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowlad da Federaalka Soomaaliya, Dowlad Gobole edyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulankan oo hal maalin soconaya wux uu ku qabsoomayaa magaalada Muqdisho, waxaana looga gol leeyahay in lagu soo ga bagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Ba ydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17kii Sebt eembar 2020.

Dowladda Federaalka Soomaaliya wax ay ahmiyad wayn siinaysaa hirgelinta doora sho hufan oo jawi nabdoon ku qabsoonta.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Oo soo saaray warsaxaafadeed xallinta Doorashada

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka He er Federaal wuxuu ugu baaqayaa Golaha Wadatashiga Qaran ee dalka in ay deg deg isugu yimaaddaan, si loo xali yo tabashooyinka kasoo lab tay heshiiskii 17-kii Sebteem bar 2020.

Guddigu wuxuu kaloo soo dhoweynayaa heshiiskii dhawaan ay wada galeen Mid owga Musharixiinta iyo Xukuumadda Feder aalka Soomaaliya ee ku saabsanaa is fah amka waxyaabihii dhacay, waxaana gudd igu ku boorrinayaa in ay sii wadaan dadaall ada la isugu soo dhoweynayo dhinacyada siyaasadda iyo daneeyayaasha kale ee do orashooyinka, si wadanka ay uga qabsoon to doorasho loo wada dhan yahay oo xor iyo xalaal ah.

Guddigu isagoo ka eegaya xaaladda dalka dhinacyada amniga, siyaasadda iyo duruufaha kale ee nololeed ee ay qabaan dadka Soomaaliyeed, una baahan in laga gudbo marxaladdan wuxuu ku baaqayaa in dhinacyada Dowlad Goboleedyada iyo Dow ladda Federaalka oo ah cidda ay ka go’do taladda doorashadu ay fuliyaan heshiiskii doorashada ee 17 Sebteembar 2020.

Guddigu waxaa kale oo uu ugu baaqay aa dhammaan dhinacyada in ay ku dada laan, qaybna ka qaataan isu soo dhoweyn ta dadka, lagana fogaado hadallada ku dhi san kala kaxaynta iyo qaybinta bulshada.

Guddigu wuxuu u mahad celinayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay dadaaladii xal u helidda ee heshiiskii Muqdisho ka dhacay 25 Febraayo. Sidoo kale waxaa Guddigu u mahad celinayaa dadaalada xoogan ee ay Beesha Caalamka ugu kala dab qaadayaan dhinacyada si loo gaaro is faham buuxa.

Ugu dambeyntii, Guddigu waxa uu shacab ka Soomaaliyeed u caddeynayaa in xalka kaliya ee marxaladdaan xasaasiga ah looga gudbi karaa ay tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho loo dhanyahay, iyadoo guddiguna diyaariyey dhammaan habraacyadii doora shooyinka ee loo baahnaa, una diyaarsan yahay qabashada doorasho xor iyo xalaal ah, oo ka dhacda dalka, waafaqsanna he shiiskii siyaasadeed ee ka soo baxay Gola ha Wadatashiga Qaran.**DHAMMAAD**

Weriye Jamaal Faarax Aadan oo Xalay la dilay

Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee go bolka Mudug waxaa Xalay lagu dilay Wer iye Jamaal Faarax Aadan oo mudo dheer ka howlgelayey deegaanada maamulka Pu ntland. Allaha u naxariistee koox ku hubety san bastoolado ayaa Xalay Weriyaha ku di shay agagaarka xerada Siinaay ee wa qooyiga magaalada Gaalkacyo.

Jamaal Faarax Aadan oo ahaa weriye si weyn looga yaqaanay deegaanada Puntland ayaa mu dooyinkii dambe ka howlgeli jiray waraab ahinta Daljir.

Kooxdii dishay Weriye Jamaal ayaa dur ba goobta ka baxsatay, waxaana Xalay xa afadaha ka agdhow goobtii lagu dilay ka so cdo howlgallo ay sameynayaan ciidamada ammaanka Puntland oo goobta soo gaaray dilka kadib.

Weli ma jirto cid sheegatay dilka weriya haan, sidoo kale kama hadlin hey’adaha amaanka Puntland.

Deni oo Amray in Gacanta lagu soo dhi go dadkii ka dambeeyay dilka Wariyaha

Kadib markii xalay Waqooyiga Magaala da Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mud ug lagu dilay Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa dadka sida weyn looga ya qaano Magaalada Gaalkacyo Qeybta Puntl and, waxaana dilkaas ka hadlay Madaxwey naha Puntland.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxo oyada Puntland ayaa waxaa marka hore loogu tacsiyade eyay ehellada iyo Saaxiibadii uu ka baxay Alle ha u Na xariistee Wariye Jamaal Faarax Aadan, iy ad aoo alle looga baryay in uu Janadii Far dwso ka waraabiyo.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland Sa ciid Cabdullaahi Deni ayaa faray Hay’adah Amniga Gobolka Muudg inay si deg deg ah gacanta ugu soo dhigaan dadkii ka dam beeyay dilka wariyaha si cadaaladda loo horkeeno. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxooyada Puntland.

Anigoo ku hadlaaya magacayga, kan Xuk uumadda iyo kan shacabka Puntland, wax aan tiraanyada la wadaagayaa bahda war baahinta Soomaaliyeed, gaar ahaan Punt land oo uu caawa ka baxay Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Marxuum Jamaal Faarax Aadan.

Jamaal waxa uu ahaa weriye ruug cad daa ah oo wadanka kasoo shaqeeyey mu ddo dheer, wuxuu ahaa weriyeyaashii tira da yaraa ee kasoo shaqeeyay dhismaha Pu ntland, isagoo tebinayay Shirarkii lagu dhi say Dowladda Puntland. Wuxuu waayadan dambe waday baraarujin dadweyne oo uu dadka ku wacyi-gelinaayey in meel looga soo wada-jeesto argagixisada iyo cidkasta oo ah cadowga Puntland.

Waxaan si adag u cambaaraynayaa falka asi wuxuushnimada ah ee lagu diley marx uumka, waxaan farayaa laamaha Amniga gobolka Mudug in si deg deg ah gacanta loogu soo dhigo cadawga falkani geystay.

Rabbi ayaan u waydiinayaa naxariistiisa Janno. Samir iyo iimaan dhammaan shacab ka Puntland, bahda warbaahinta, eheladi, qaraabadi, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Jamaal Faarax Aadan.

Khadiibyada iyo Imaamyada Masaajida oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan ka hortaga Cudurka Covid-19.

Waxaa kordhaya tirada dadka u dhiman aya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Xuk uumadda Soomaali ya.. Khubarada caafima adka ayaa rumaysan in Soomaaliya ay ha dda wajahayso mowjaddii labaad ee Covid-19, isla markaana loo baahan yahay in dad ka si weyn looga wacyigeliyo khatarta cudurka.

Dr.Maxamed Maxamuud Fu je ayaa ugu baaqay Khadiib yada iyo imaamyada masaajid da inay ka qeyb qaataan ka hortagga faafidda cudurka Covid-19 iyo kala fogaanshaha dadka.

"Khadiibyada masaajida iyo culimada wa xaan ka rabnaa in ay qeyn ka qaataan xak ameynta Cudurka covid-19, maadama mas aajida dad badan isugu yimaadaan, aniga warkeyga waa cad yahay runtaa sheegay,” yuu yiri Dr Maxamed Maxamuud Fuje.Si loo yareeyo faafitaanka Cudurkan waa in ay dadka waajib ka dhigtaan xirashada Maas karaha iyo in ay si

joogta ah gacmaha isaga dhaqaan


Abwaan caan ah oo ka tirsanaa Hobol ada Waabari oo geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa lagu soo war amayaa in magaalada Muqdisho uu ku gee riyooday Allaha u naxariiste C/kariin Shire Sandheere oo ka mid ahaa Ho bolada Waabari.

Ehelada marxuumka ayaa xaqiijiyay geerida Allaha u na xariistee Abwaankii Hobolada Waaberi Al-ustaad Cabdi-kariin Shire {San dheere},waxaana uu ka mid ahaa Abwaanada caanka ah.

Allaha u naxariiste Abwaan C/kariin Shire Sandheere ayaa lagu xasuustaa heeso ba dan oo xal-gal ah,islamarkaana uu sameey ay intiis uu ku soo biiray Hobolada Waa bari.Heesaha uu sameeyay waxaa ka mdi ah,Heesta canka ah Qalalaase dagaalbaa loo qiil dayayaa qaladbaa qalad lagu saxa yaa iyo heeso hale oo aad u fara badan oo xusuus reebay.

SACIID DEENI oo shaaciyey inuu shaqo joojin ku sameeyey DP WORLD

Madaxweynaha dowlad goboleedka Pun tland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka ha dlay dhowr arrimood oo ku saabsan xaa ladda deegaanada maamulka Puntland, isa goo is dul taagay dhowr qodob.

Madaxweyne Deni oo wareysigan siiyey TV-ga Universal, qo dobadii uu ka hadlay waxaa ka mid ahaa maamulka dekedda Boosaaso ee shirkadda DP World, waxuu na qiray in dekedaas ay heysato caqabad maamul.

Saciid Deni ayaa sheegay in DP World aysan fulin heshiiskii ay la gashay Puntla nd, isla markaana ay jiraan caqabado ba dan oo ku hor gudban heshiiskaas.

"Shirkadda DP World heshiiska waxaa la gashay xukuumaddii naga horeysay, waa sax DP World waxaba kama qaban weli de kedda Boosaaso, laakiin markii la I doortay bil kadib waxaa la dilay nin ajanebi ah oo DP World ay u soo dirtay hormarinta dek edda, waxaa yaallay mashaariicdii lagu hor mari lahaa dekedda, dilkiisa meelo badan ayuu galay, taasni waxay abuurtay caqabad weyn,” ayuu yiri Deni.

Sidoo kale waxa uu sheegay in shirakad an dadka reer Puntland laga hor keenay oo borabogaando badan laga faafiyey, balse markii ay howshu bilaabatay oo ninkii la di lay loo soo magacaabay ay shaqadu toos tay, dadkuna ay yara aamineen.

"Markii dilku dhacay kadib, waxaan isla garanay anaga iyo shirkaddu in shilkaas uu dhacay oo laga gudbo, waxay naga balan qaaday DP World, in shaqadii lagu balamay ay qabaneyso… balse waqtigii ayaa dib u dhacay oo Covid-19 iyo gaabis noocaas ah ayaa dhacay, waxaan isku daynay inaan qa adno tallaabooyin,” ayuu yiri Mada xweynaha Puntland.

Waxa uu sheegay in wixii ka dambeeyey markii ninka la dilay ay dekedda ka ma amuli jireen Dubai, balse hadda ay shaqada si ku meel gaar ah uga joojiyeen maamulka shirkadda DP World, si is bedel loo helo.

"Tan iyo markii maamulaha la dilay waxay ku shaqeyn jireen Abu Dubai oo dha qaalaha lagu heshiiyey ee ka soo xarooda dekedda, iyagaa maamuli jiray, laakiin sed daxdii bilood ee u dambeysay waxaan ka joojinay inay maamulaan, si wadahadalkii aan dib ugu bilaawno, si ay shaqada ugu qabtaan sidii loogu heshiiyey ama nagu soo wareejiyaan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabd ullahi Deni ayaa wareysigaan uga hadlay dhowr arrimood oo kale, sida xiriir xumida mar kasta dowladda dhexe kala dhaxeysa Puntland iyo sababta keenta, sicir bararka ka dhashay diidmada shilin Soomaaliga iyo sababta ka dambeysa, xarigga iyo xorriyad yarida hadalka ee xukuumadiisu ay ku kacdo iyo arrimo kale.

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo burcad Koonfur afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa ay xalay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Ganacsatada ku nool dalkaas, iyaga oo dilka kadib Goobta ka baxsaday.

Muwaadin ka Soomaa liyeed oo lagu Ma gacaabi jiray Axmed Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu dilay goobtiisa Ganacsi oo ku ta al Tuulada Fishhoek oo hoostagta Magaa lada Cape Town

Mid kamid ah Soomalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa Warbaahinta u sheeg ay in Kooxaha Burcadda ah ay Muwaadin ka Soomaaliyeed dhowr xabadood ay uga dhufteen qeybaha sare ee jirka, halkaasna uu ku geeriyooday.

Ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Afr ika ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, ku waas oo sameeyay howlgallo ay ku baadi goobayeen Kooxaha Burcadda ah ee dilka ka dambeeyay, balse aysan ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa aad dal ka Koonfur Afrika ugu kordhay dilalka Soom aalida, waxaana labadii todobaad ee la soo dhaafay dalka Koonfur Afrika lagu dilay ku dhawaad 10 Ruux oo Soomaali ah.

Millatariga Itoobiya oo xiray Weriye

Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku su gnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Girmay Gebru, oo u shaqeeyta laanta Tigr anya ee BBC-da

ayaa laga qabtay mukhaayad ku taalla caa simadda gobolkaasi ee Mekelle. Afar qof oo kale ayaa lala xiray.

Goobjoogayaal ayaa BBC-da u sheegay in rag xiran dharka milatariga ay kaxey steen shantaasi qof.

Ma cadda sababta loo xiray raggaasi. BBC-da ayaa heshay warar sheegaya in raggaasi loo qaaday xero milatari oo ku taalla Mekelle.

Gobolka Tigray ayaa waxaa gacanta ku hayay milatariga tan iyo bishii Nofeembar ka dib markii uu Ra’iisal wasaare Abiy Ax med amray in milatariga ay xukunka ka tu uraan kooxda TPLF ee maamulayay gob olkaasi.

Madaxweynihii ugu horreeyay ee qaatay tallaalka Covax ee Corona.

Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Ad do ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horr eeyay ee qaata tallaalka Karoona gaar ah aan nooca Covax oo ah barnaamij lagu ga arsiinaya tallaalka Karoona waddamada sa boolka ah.

Ghana waxaa talaadada laga bilaabayaa howlaha tallaalka lagu gaarsiinayo shacab ka. Madaxweyne Nana Akufo-Addo wuxuu ugu baaqay shacabka inay qaataan tallaal ka isla markaana aysan rumeyn waxyaaba ha khuraafaadka ah ee laga sheegayo

tallaalka.


Somaliland oo Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay ka been abuurtay xogta caabuqa Covid-19 ee Somaliland

Agaasimaha wasaarada horumarinta ca afimadka ee Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa dowlada Soomaaliya ku ee deyay in ay ka been abuurtay tirada dadka laga helay ca abuqa Covid 19 ee gudaha Somaliland.

Agaasimaha oo waraysi sii yay muuqbaahiyaha HCTV ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay ka been sheegtay xogta xanuunka Covid 19 ee Somaliland isla markaana anay jirin xidhiidh xog is waydaarsi oo ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

"Ma jiro xidhiidh xog iswaydaarsi oo ka dhexeeya Jamhuuriyada Somaliland iyo da wlada wakhtigeedu dhamaaday ee Soo maaliya, marka xogta ay Somaliland ka she egtaa waa xog been abuur ah, markaa dad dad koodii u sheegaya been, oo umadoodi been u sheegaya, umada reer Soomaaliya ee ay ku leeyihiin Somaliland intaasa laga helay, been bay u sheegayaan, beena wa xay ka sheegayan xaalada dhabta ah ee ka jirta Somaliland, markaa anigu ma garan ka ro waxay uga jeedaan, 40 qof baa laga hel ay bay yidhaahdeen todobaad kahor, mar 40 laga helayna ma jirto” ayuu yidhi aga asimuhu.

Agaasimaha aya intaa raaciyay in xogta dhabta ah ee ku saabsan heerka xanuunka ee gudaha Somaliland lagu baahiyo bogga wasaarada, warbaahintuna ay halkaa ka xigtaan.

"Xogta dhabta ah ee Somaliland waxay ka soo baxdaa wasaarada horumarinta caaf imadka, bulshadeenana waynu la wadaa gnaa, idinkuna waad baahisaan, awal xogta intay meelaha ka qaataan bay waxaynu ni dhaa sheegi jireen, lakiin imika waxay bil aabeen tu mala awaala oo aan jirinba, in ay u sheegan dadkooda, taasina waa ceeb baan leeyahay” ayuu hadalkisa kusii daray agaasimuhu.

Jigjiga : Dowladda oo arrimo muhiim ah u ballan qaaday Guuleed yare

Sida aan lawada soconay waxaa ma almihii u dambaysay dadku aad u hadal ha yeen wiil Bajaale ah oo degaanka u dh ashay, oo bajaajtiisii lacag qof dumar ahi ku ilowday u celiyay qofkii iska lahaa. Hadd aba Xukuumadda Degaanka So omaalida ee uu hoggaamiyo Madaxwayne Mustafe ayaa wiilkan yar u ballan qaaday in ay wax badan oo noloshiisa ka mid ah u qabanayso.

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale sheegay in Guuleed yare ay xukuumaddu u fududayn doonto sidii uu kusii wadan lahaa waxbarashadiisa oo sida la sheegay Guuleed yare u wadi kari waayay duruufa jira awgood.

Geesta kale Madaxwayne Mustafe ayaa hooyada Guuleed yare ku ammaanay sida wanaagsan ee akhlaaqda leh ee ay kusoo korisay Guuleed, isagoo sheegay inay taasi tusaale u noqon doonta waalidiinta kale.

Guuleed ayaa maalin ka hor arrin aad lo ola yaabay sameeyay, kaddib markii baja ajtiisii ay islaani ku dhex ilowday lacag 300 ,000 birr ahayd, isagoo markiiba u celiyay lacagtii islaantii lahayd ee ku dhex ilowday Bajaajtiisa, arrintaas oo noqotay mid dadku aad ula yaabeen.

Badanaa way yar tahay sida loo helo wi il sida Guuleed oo kale ah, waxaana im badan dhacda in alaabo badan oo lagu dhex ilaawo bajaajyada aan intooda badan la helin, balse Guuleed wuxuu noqday mid lagu daydo oo dhalinyar badani ay ku da ydaan wanaagga uu sameeyay Guuleed yare.

Madaxweynihii hore ee France oo lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah ka dib dambi lagu helay

Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa Shalay lagu helay da mbi musuq-maasuq, waxaana lagu xuk umay saddex sano oo xa bsi ah.

Sarkozy ayaa maxkam ad ku taalla Paris waxay ku heshay inuu isku day ey inuu si sharci-darro ah sa ameyn ugu yee sho gar soore maxkamadeed, in tii uu madaxwe yn aha ahaa.

Muddada xab siga ayaa waxaa ku jira la ba sano oo la hakiyey, oo macnaheedu ya hay inay u badan tahay in Sarkozy uusan geli doonin xabsi.

Waxaa hubanti ah in Sarkozy uu racfaan ka qaadan doono xukunka, islamarkaana uu xor sii ahaan doono, ayada oo aysan jir in amar soo xiritaan ah oo loo soo saaray.

Xukunkan ayaa ah jahwareerkii ugu damb eeyey ee xirfadda siyaasadeed ee qasan ee 66 jirkan, oo soo xukumay France intii u dhaxeysay 2007 illaa 2012, welina ah mid ay jecel yihiin taageerayaasha siyaasadda midigta.

Dambi ku helistan ayaa waxyeelo weyn ku ah soo laabasho kasta oo siyaasadeed oo laga yaabo in Sarkozy uu sameyn lahaa, inkasta oo uu beeniyey inuu damac kale ka leeyahay siyaasadda.

Kahor Sarkozy, kaliya hal madaxweyne oo kale, oo ahaa macallinkii siyaasadda ee Sar kozy, madaxweyne Jacques Chirac ayaa la maxkamadeeyey markii uu xafiiska ka tegay, hase yeeshee waa looga cudur daa ray inuu maxkamaddiisa musuq-maasuqa ka qeyb galo 2011-kii sabatoo ah wuu xanuunsanaa.

Sarkozy ayaa lagu eedeeyey inuu u yaboohay garsoore inuu ka caawinayo inuu shaqo sare ka helo Monaco, taa beddelke edna uu ka caawiyo in la joojiyo baaritaan lagu helay ololihiisa doorashada.

Madaxweynihii hore ayaa maxkamadda u sheegay "inuusan marnaba gaysan ficil musuq-maasuq ah, haba yaraatee.” AFP

Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeeba ha Liibiya.

Inta badan dadkan lasoo badbaadiyay Axaddii waxay ahaayeen muhaajiriin kasoo jeeda dalalka Cameroon, Suudaan iyo Mali, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Jimcihii Ha’yadda arrimaha socdaalka qaabilsan ee IOM ayaa ku warrantay in ugu yaraan 150 qof oo muhaajiriin ahaa oo is ugu jiray rag, haween iyo carruur la qabtay isla markaana dib loogu celiyay Liibiya.

Waxay sidoo kale IOM in 3,700 qof oo muhaajiriin ahaa sanadkan dib loogu celiy ay Liibiya kuwaas oo aysan xaaladd ooda wanaagsaneyn kadib markii la xiray.

Biyo la’aan ka jirta deegaan ka tirsan Galmudug.

Deegaannadaas ay abaartu ku dhufatay ayaa waxaa laga dareemaa biyo la’aan iyo daaqa xoolaha oo gabaabsi gala, arrintaas oo ka dhalatay roobabkii oo aanan di’in xill igii la filayay.

Deegaanka Dijimaale ee gobolka Mudug ayaa laga soo sheegayo biyo yari baahsan, guddoomiye ku xigeenka degmada Nuur Cabdi Carab ayaa BBC u sheegay in biyo baahsan ay ka jirto deegaanka isla mark aana deegaanka ay horaan ka ka taagneyd dhibaatadan maadama dadka deegaanka

ay ku tiirsan yihiin hal ceel.



SABABTA KA DAMBEYSA AFDUUBKA CARRUUR TA ISKUULAYDA EE NIGERIA


Tan iyo bishii Diseembar, in ka badan 600 oo arday ayaa laga afduub ay iskuulo ku yaal woqooyiga galbeed Nigeria, taas oo abuurtay walaac hor leh oo ku saabsan dhibaatada afd uubka ee dalkaas ka jirta.

Afduubkii Jimcihii loo geystay 317 arday oo ka tirsan Dugsiga Sare ee Gabdhaha ee Jangebe, oo ku yaala gobolka Zamfara,aya a ahaa afduub kii 2aad ee laga geysto dugsiy ada muddo ka yar 10 maalmood, iyada oo 27 wiil iyo macallimiintooda oo laga kaxeystay iskuul ku yaal Kagara, gobolka Niger 17-kii Febraayo la siidaayay Sabtidii.

Maamulka ayaa sheegay in weeraradii ugu dambeeyay ee lagu qaad ay iskuullada waqooyi galbeed ay geysteen "burcad", hubaysan iyo male eshiyaadka kale ee hubeysan ee ka howlgala gobolka, kuwaas oo inta ba dan dhaqaalahodu yahay lacag madax-furasho ah inay dadka weydistaan

Dad badan ayaa aaminsan in laammaha amniga, maamulada gobolla daas, booliska iyo millatariga ay xal u arkeen in la bixiyo lacagaha madax furashada ee ay kooxahan dalbanayaan taas oo laga yaabo inay sii dhii ragelinayso.

Burcadda hubeysan ayaa inta badan qafaasha ardayda yar yar ee Is kuulleyda ah, si ay madax furasho uga qaataan.

Kooxo hubeysan oo ka howlgala Zamfara ayaa inta badan afduub ka fuliya halkaas, si ay u helaan madax furasho, laakiin markii rag hubeysan ay in ka badan 300 oo wiilal ah ka kaxeysteen Kankara oo deris la ah gob olka Katsina bishii Diseembar ee sanadkii hore, ayaa wararka qaar waxa ay sheegeen in kooxda Boko Xaraam, oo ka howlgasha waqooyiga-bari ay ka dambeeyeen weerarka.

Sheegashooyinka ayaa markii dambe la isku khilaafay, iyadoo wad ahadallo ka dibna wiilashii la sii daayay.

Afduubayaal lagu abaal mariyey gawaari iyo lacag

Afduubka boqolaal arday halkii ay afduuban lahaayeen dadka sa fraya, waxay dammaanad qaadeysaa shaacinta iyo ka qeyb qaadashada wadahadallada dowladda, taas oo ay ku heli karaan Malaayiin Doollar oo madax furasho ah.

Kemi Okenyodo oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa aaminsan in afduubka uu faa'iido u leeyahay kooxaha dambiyada gala."Go'aanka ku saabsan bixinta madax furashada waa in dib loo eegaa. Maxay yihiin till aabooyinka ugu wanaagsan ee la qaadi karo si looga hortago afduubka si aan uga fogaano bixinta madax furashada?" ayay weydiisay.

Madaxweyne Muhammad Buhari wuxuu sidoo kale sheegay in ma daxda gobolada ay sii hurinayaan dhibaatada taagan.

Kooxo hubeysan oo ka howlgala Zamfara ayaa inta badan afduub ka fuliya halkaas, si ay u helaan madax furasho, laakiin markii rag hubeysan ay in ka badan 300 oo wiilal ah ka kaxeysteen Kankara oo deris la ah g obolka Katsina bishii Diseembar ee sanadkii hore, ayaa wararka qaar wa xa ay sheegeen in kooxda Boko Xaram, oo ka howlgasha waqooyiga-bari ay ka dambeeyeen weerarka.

Ugu yaraan 42 qof oo ay ku jiraan 27 arday ah, kuwaasi oo laga afdu ubtay magaalada Kagara ee gobolka Niger, ayaa weli ku jira gacanta dad kii afduubtay.

Afduubka sanadkii 2014-kii magaalada Chibok ee waqooyi bari dalka as Nigeria ay maleeshiyaadka Islaamiyiinta ah ee Boko Haram ku qafaa sheen gabdho iskuulley ah oo gaaraya 276, ayaa soo jiitay indhaha caal amka, kaas oo ah aafo lagu bartilmaameedsanayo Iskuullada Nigeria, bal se weerarradii ugu danbeeyay ayaa waxaa looga shakinsan yahay inay ka danbeeyaan kooxo burcad oo danbiilayaal ah.

Amniga dalka Nigeria ayaa sii xummaanayay sanadihii dambe, waxaa jiray afar afduub oo lala beegsaday arday intii uu Mr Buhari xilka hayay , Seddex ka mid ah ay ka dhaceen waqooyi galbeed taas ayaa cadaynay sa amni darrada ka jirta waddanka, halka ay beesha caalamku diiradda saarayaan Boko Xaraam oo boqolaal Mayl u jira waqooyi Bari.

In kasta oo militariga ay hadda wadaan hawlgal ka dhan ah burcadda, balse keymaha gobolka badankood waxaa gacanta ku haya burcadda.

Sidee loo sugayaa amniga iskuulada?

Waxaa la hirgeliyay mashruuc lagu badbaadinayo ardayda ka dib mar kii la afduubkii lagula kacay gabdhihii Chibok si loo xoojiyo amniga iskuul ada ku yaal waqooyi bari Nigeria ayaa iskuulada gobolka oo dhan waxaa loo dhisay darbiyo dhaadheer. In kasta oo afduubyadii ugu dambeeyay ay ka dhaceen woqooyi galbe ed oo aanan ka mid ahayn Iskuullada mashruuca uu daboolayay, ayaa afduubkii 2018-kii ee 110 gabdhood oo iskuuley ah oo ka yimid Dapchi oo ku taal waqooyiga bari gobolka Yobe su'aalo ka keenay guusha dadaalka mashruucan.Milatariga Nigeria waxay dhisteen fariisimo u dhow iskuulada qaar, balse tira badan oo iskuulada waqooyiga ku yaalla ayaan weli laga hirgelinin.

Iskuulada qaar waxay shaqaalaysiiyeen ilaalo hubaysan balse tani ayaa noqotay mid aan waxtar lahayn.

Sidee reer Nigeria uga falceliyeen?

Marka loo eego afduubkii gabdhaha Chibok ee bishii April 2014 ay koox da Boko Haram ka afduubteen iskuul ku yaalla magaalada Chibok ee wu qooyi bari Nigeria oo soo jiitay indhaha caalamka ayaa afduubyadii xigay aanan wax falcelin ah oo aad weyn aysan ka dhalanin.

Dadka reer Nigeria ee isticmaala baraha bulshada ayaa si jees jees ah uga hadlay sida uu madaxweynaha u maareeyay dhibaatada afduubka iyaga oo adeegsanaya hal ku dhig ah # waa khasab in isbadellahelo .

Qoraalkan uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka sanadkii 2015-kii, markii uu yiri: "Sidee 219 gabdhood loogu la'yahay dalkeena, hogaamiyaheenuna u muuqdaa mid aan awood u laheyn waxqabad?

Sidee saameyn ugu yeelatay waxbarashada gobolka?

Maamulka gobolka Kano iyo Yobe ayaa amar ku bixiyay in ka badan 20 is kuul in la xiro dhamaadka isbuuca sababo la xiriira amni darada awge ed.

Iskuulada qaar ayaa sidoo kale dhawaan laga xiray gobolada Zamfara iyo Niger.

Gobollada Borno, Yobe iyo Adamawa, tobanaan iskuul ayaa xirnaa muddo sanado ah sababo la xiriira dagaalada Boko Xaraam.

Tani ayaa hoos u dhac weyn ku keentay natiijada guud ee imtaxaana dii la diwaangeliyay sannadihii la soo dhaafay, taas oo ay uga sii dartay xayiraadihii sanadkii hore lagu soo rogay ee Covid-19.

Sida laga soo xigtay Unicef, waxaa kaliya iskuulada taga 53% dugsiya da hoose ee waqooyiga Nigeria inkasta oo waxbarashada heerkaas ay ta hay mid bilaash ah oo khasab ah. Heerarka gabdhaha ayaa xitaa ka ho oseeya sababo la xiriira dhaqamada ka jira deegaanadaas.

Weerarada isdaba jooga ah ee lala beegsanayo iskuulada waqooyi galbeed waxay hoos u dhigayaan heer waxbarashada ee gobolka.

Burcaddan oo weydiisanaya lacago madax furasha ah, ayaa laga yaa baa inay fikrad ahaan ka duwan yihiin kooxaha sida Boko Haram ee ka howl gala waqooyi-bari, kuwaas oo ka soo horjeedda waxbarashada cil maaniga ah, balse waxay saameyn ba'an ku yeelanaysaa waxbarashada waqooyiga Nigeria.XIGASHO:-BBC

Booliiska Kenya oo Dilay nin Burcad ah oo dhibaato ay ku qabeen dadka Magaalada Nairobi.

Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya ayaa waxay too gasho ku dileen Nin la sheegay inuu ka mid ahaa Koox Burcad ah oo dhi bato ku haaya dadka ku nool xaafadaha bariga Magaalada Nairobi.

Ninka oo Magaciisa lagu sheegay Cabaas ayaa waxaa arkay Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya xilli uu saarnaa Mooto, isla mar kaana uu marayay Aaga wadada Kangundo, hayeeshee is rasaaseyn dhex-martay isaga iyo booliska la toogtay.

Goobta lagu dilay Ninka Burcadda ah ayaa waxaa ay Booliska ka heleen Bustoolad uu la tuhmayo in uu leeyahay Sarkaal Boolis ahiyo 11 Ras aas ah, waxaana booliska ay sheegeen inay weli tuhmay aan in uu meelo kale hub fara badan ku heystay.

" Cabaas wuxuu ahaa dambi ile khatar ah oo xiriir la leh di lal badan oo ka dhacay guda ha Buru Buru, Kayole iyo Dandora, oo ay ku jirto toogasho haweeney de gaanka Kariobangi bilo ka hor ayaa lagu yiri” War kasoo baxay Cii damada Dambi barista ee Booliska Kenya.

Howlgalkan ay Ciidamada Booliska Kenya ku dileen Ninka Burcadda ahaa ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii dadka degaannada Bari ee Magalada Nairobi ay cabasho u gudbiyeen Booliska.

      Afduubka boqolaal arday halkii ay afduuban lahaayeen dadka sa fraya, waxay dammaanad qaadeysaa shaacinta iyo ka qeyb qaadashada wadahadallada dowladda, taas oo ay ku heli karaan Malaayiin Doollar oo madax furasho ah.

      Kemi Okenyodo oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa aaminsan in afduubka uu faa'iido u leeyahay kooxaha dambiyada gala."Go'aanka ku saabsan bixinta madax furashada waa in dib loo eegaa. Maxay yihiin till aabooyinka ugu wanaagsan ee la qaadi karo si looga hortago afduubka si aan uga fogaano bixinta madax furashada?" ayay weydiisay.

     Madaxweyne Muhammad Buhari wuxuu sidoo kale sheegay in ma daxda gobolada ay sii hurinayaan dhibaatada taagan.

     Kooxo hubeysan oo ka howlgala Zamfara ayaa inta badan afduub ka fuliya halkaas, si ay u helaan madax furasho, laakiin markii rag hubeysan ay in ka badan 300 oo wiilal ah ka kaxeysteen Kankara oo deris la ah g obolka Katsina bishii Diseembar ee sanadkii hore, ayaa wararka qaar wa xa ay sheegeen in kooxda Boko Xaram, oo ka howlgasha waqooyiga-bari ay ka dambeeyeen weerarka.

     Ugu yaraan 42 qof oo ay ku jiraan 27 arday ah, kuwaasi oo laga afdu ubtay magaalada Kagara ee gobolka Niger, ayaa weli ku jira gacanta dad kii afduubtay.

     Afduubka sanadkii 2014-kii magaalada Chibok ee waqooyi bari dalka as Nigeria ay maleeshiyaadka Islaamiyiinta ah ee Boko Haram ku qafaa sheen gabdho iskuulley ah oo gaaraya 276, ayaa soo jiitay indhaha caal amka, kaas oo ah aafo lagu bartilmaameedsanayo Iskuullada Nigeria, bal se weerarradii ugu danbeeyay ayaa waxaa looga shakinsan yahay inay ka danbeeyaan kooxo burcad oo danbiilayaal ah.

    Amniga dalka Nigeria ayaa sii xummaanayay sanadihii dambe, waxaa jiray afar afduub oo lala beegsaday arday intii uu Mr Buhari xilka hayay ,   Seddex ka mid ah ay ka dhaceen waqooyi galbeed taas ayaa cadaynay sa amni darrada ka jirta waddanka, halka ay beesha caalamku diiradda saarayaan Boko Xaraam oo boqolaal Mayl u jira waqooyi Bari.

      In kasta oo militariga ay hadda wadaan hawlgal ka dhan ah burcadda, balse keymaha gobolka badankood waxaa gacanta ku haya burcadda.

Sidee loo sugayaa amniga iskuulada?

      Waxaa la hirgeliyay mashruuc lagu badbaadinayo ardayda ka dib mar kii la afduubkii lagula kacay gabdhihii Chibok si loo xoojiyo amniga iskuul ada ku yaal waqooyi bari Nigeria ayaa iskuulada gobolka oo dhan waxaa loo dhisay darbiyo dhaadheer.     In kasta oo afduubyadii ugu dambeeyay ay ka dhaceen woqooyi galbe ed oo aanan ka mid ahayn Iskuullada mashruuca uu daboolayay, ayaa afduubkii 2018-kii ee 110 gabdhood oo iskuuley ah oo ka yimid Dapchi oo ku taal waqooyiga bari gobolka Yobe su'aalo ka keenay guusha dadaalka mashruucan.Milatariga Nigeria waxay dhisteen fariisimo u dhow iskuulada qaar, balse tira badan oo iskuulada waqooyiga ku yaalla ayaan weli laga hirgelinin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip