Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Farmaajo Sharci Uma Haysta In Shir IskuguYeero Maamul Goboleedyada"

0
Tuesday March 02, 2021 - 18:59:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Farmaajo Sharci Uma Haysta In Shir IskuguYeero Maamul Goboleedyada"

    Golaha Midawga Musharixiinta oo kulan deg deg ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray shirka uu madaxweeynihii hore ee dalka Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Midawga musharixiinta ayaa sheegay in shir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Midawga Musharixiinta oo kulan deg deg ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray shirka uu madaxweeynihii hore ee dalka Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Midawga musharixiinta ayaa sheegay in shirka Farmaajo uu ku baaqay uu carqaladeynayo shir khamiista Midawga Musharixiinta iyo Ra'iisul wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ay ku balan sanayeen . Golaha ayaa sidoo kale waxa ay sheegen Madaxweeynihii hore ee dalka Farmaajo in uusan Xaq u laheyn in uu isugu yeero Madaxda dowlad gobaleedyada dalka. SiyaasiCabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo Warsaxaafadeedka Midawga warbaahinta u Akhriyay ayaa yiri "Farmaajo Sharci Uma Haysta In Shir IskuguYeero Maamul Goboleedyada". Musharixiinta ayaa sidoo kale waxa ay shacabka uu baaqeen in ay ka soo qeyb galaan banaanbaxa Sabtida kaas oo ay dowladda Ammaankiisu sugeyso





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip