Abwaan caan ah oo ka tirsanaa Hobolada Waabari oo geeriyooday

0
Tuesday March 02, 2021 - 09:48:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan caan ah oo ka tirsanaa Hobolada Waabari oo geeriyooday

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Allaha u naxariistee waxaa lagu soo waramayaa in magaalada Muqdisho uu ku geeriyooday Allaha u naxariiste C/kariin Shire Sandheere oo ka mid ahaa Hobolada Waabari.

Ehelada marxuumka ayaa xaqiijiyay geerida Allaha u naxariistee Abwaankii Hobolada Waaberi Al-ustaad Cabdi-kariin Shire {Sandheere},waxaana uu ka mid ahaa Abwaanada caanka ah.

Allaha u naxariiste Abwaan C/kariin Shire Sandheere ayaa lagu xasuustaa heeso badan oo xal-gal ah,islamarkaana uu sameeyay intiis uu ku soo biiray Hobolada Waabari.

Heesaha uu sameeyay waxaa ka mdi ah,Heesta canka ah Qalalaase dagaalbaa loo qiil dayayaa qaladbaa qalad lagu saxayaa iyo heeso hale oo aad u fara badan oo xusuus reebay.

Abwaan caan ah oo ka tirsanaa Hobolada Waabari oo geeriyooday




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip