Wararka

UK oo dhimaysa maalgalinta ay siiso hay'addaha gargaarka ee ka shaqeeya Soomaaliya

0 Visits: 189 | Wednesday March 03, 2021 - 19:16:27
Hay'adaha gargaarka ee UK ayaa lagu qasbay inay joojiiyaan adeegga rugaha caafimaadka ee Soomaaliya, kuwaas oo caawiya 2,000 oo haween iyo caruur ah bishiiba. Sida uu daabacay wargeyska the Guardian, tallaabadan ayaa ka dambeysa ka dib markii miisaaniyadda maalgelinta ay hoos uga dhacday 0.7% dakhliga…

Read More »

Xog: Internet-ka oo laga jaray afar gobol oo ku yaalla koonfurta Soomaaliya

0 Visits: 225 | Wednesday March 03, 2021 - 19:12:00
Muddo ku dhow toddobaad waxaa uu qadka Internet-ka ka maqanyahay guud ahaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed iyo Gobalka Gedo oo dhamaantood ku yaalla Koonfurta Soomaaliya. Ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Caasimada Online u sheegay in Al-Shabaab ay jareen guud ahaan Internet-ka goballadaas lamana…

Read More »

Heshiiska 17-kii September oo wajahaya saddex caqabad

0 Visits: 151 | Wednesday March 03, 2021 - 19:05:11
Heshiiska 17-kii September 2020 dhexmaray dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah waa udub dhexaadka heshiis doorasho loo dhan yahay oo dalka ka hirgala sidey ku celceliyeen Beesha caalamka, balse waxaa jira caqabado badan oo ku xeeran heshiiskaas lagu gaaray magaalada Muqdisho. Caqabadaha shirkaas…

Read More »

Ururka warbaahinta Puntland oo sharci darro ku tilmaamay xukun maanta lagu riday weriye horay u xirnaa

0 Visits: 155 | Wednesday March 03, 2021 - 19:02:43
Ururka warbaahinta Puntland ee MAP, ayaa cambaareeyay xukun saddex bilood ah oo maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay maanta ku riday Saxafi Kilwe Aadan Faarax, oo horay labo bilood maxkamad la'aan xirnaa. Ururka MAP wuxuu sharci darro weyn iyo ku tumasho dastuur ku tilmaamtay in weriyaha…

Read More »

Farmaajo oo bil gudaheed saddex guul darro oo siyaasadeed la kulmay

0 Visits: 166 | Wednesday March 03, 2021 - 18:59:36
Sida muuqato waxaa markii 3-aad baaqanaya shirkii uu iclaamiyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo looga hadli lahaa muranka la xariira doorashada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal laga soo saaray xafiiskiisa waxaa lagu iclaamiyay shirka dowladda iyo…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 3 MAR 2021

0 Visits: 626 | Wednesday March 03, 2021 - 10:49:52
.

Read More »

Cabdishakuur Maxamed oo lagu dilay magaalada Beledweyne

0 Visits: 184 | Wednesday March 03, 2021 - 08:28:22
..

Read More »

Dowladda Somalia oo soo saartay amaro cusub iyo goobaha Waxbarashada oo la xiray

0 Visits: 218 | Tuesday March 02, 2021 - 21:38:17
Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay amaro culus oo lagu xakameynayo faafitaanka cudurka Covid-19. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in la fasaxay shaqaalaha dowladda,islamarkaana ku dhawaaqay in la xiray goobaha waxbaro ee dalka.…

Read More »

3 qodob oo mugdi gelinaya qabsoomidda SHIRKA uu Farmaajo iclaamiyey Khamiista

0 Visits: 245 | Tuesday March 02, 2021 - 20:15:18
Madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa talaadadii markii saddexaad muddeeyey shir isaga iyo madaxda dowlad goboleedyada isugu yimaadaan oo ka dhaco Muqdisho. Shirkan sida qorshuhu yahay dhacaya khamiista ayaa lagu wadaa in lagu saxiixo heshiis guddiga farsamo…

Read More »

Mahad Salad oo ku baaqay 'in laga hor-dhaco qorshe ku qarsan' shirka Farmaajo

1 Visits: 292 | Tuesday March 02, 2021 - 19:26:35
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD ayaa carro ka muujiyey shirka uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madax goboleedyada dalka, saacado kadib markii la iclaamiyey dibad-baxa mucaaradka iyo shir kale oo dhex-maraya Rooble iyo Midowga Musharaxiinta.…

Read More »

Booliiska Kenya oo Dilay nin Burcad ah oo dhibaato ay ku qabeen dadka Magaalada Nairobi.

1 Visits: 262 | Tuesday March 02, 2021 - 19:23:50
Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya ayaa waxay toogasho ku dileen Nin la sheegay inuu ka mid ahaa Koox Burcad ah oo dhibato ku haaya dadka ku nool xaafadaha bariga Magaalada Nairobi. Ninka oo Magaciisa lagu sheegay Cabaas ayaa waxaa arkay Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya xilli…

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Xabsiga Dhigay Weriye Ka Tirsan BBC-da

1 Visits: 228 | Tuesday March 02, 2021 - 19:21:42
Milatariga Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Girmay Gebru, oo u shaqeeya laanta Tigranya ee BBC-da ayaa laga qabtay makhaayad ku taalla caasimadda gobolkaasi ee Mekelle. Afar qof oo kale ayaa lala xiray.…

Read More »

Beesha caalamka oo war kasoo saartay kulankii R/W ROOBLE iyo Mucaaradka kuna baaqday arrin kale

1 Visits: 214 | Tuesday March 02, 2021 - 19:18:35
Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay wada hadallada socda ee ay yeelanayaan Dowladda Soomaaliya iyo Midowga musharaxiinta madaxweynaha kaas oo markii labaad shalay la isku arkay. "Saxiibada Soomaaliya, waxay soo dhoweynayaan sii socoshada wadahadalada 1dii Maarso ee u dhaxeeyay Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

'Arrin halis ah oo ka jirta' garoonka Aadan Cadde

1 Visits: 236 | Tuesday March 02, 2021 - 19:12:25
Tala bixiyaha caafimaadka Covid-19 ee wasaaradda caafimaadka Dr Maxamed Maxamuud Fuje oo la hadlay wariyeyaasha ayaa shaaca ka qaaday arrin halis ah oo ka jirta garoonka Aadan Cadde, taasi oo uga sii dari karta soo laba-kacleynta cudurka faafa ee Coronavirus. Dr Fuje ayaa sheegay in halista xanuunka…

Read More »

Amiirka Al-Shabaab oo soo diray farriin uu is-barbar dhig yaab leh ku sameeyeey

0 Visits: 277 | Tuesday March 02, 2021 - 19:08:24
Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay codka hoggaamiyaha ururkaas Axmed Cumar Abuu Cubeyda, isagoo ka hadlaya halgankii Daraawiishtii uu hogaaminayay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, kaas oo xiligiisii ay hadda ka soo wareegtay 100 sano. Abuu Cubeyda waxuu isbarbar dhigayaa halgankii Daraawiishta…

Read More »

Maalinta uu dhacayo dibad-baxaya ay ku heshiiyeen Rooble iyo Mucaaradka oo shaaca laga qaaday (Daawo)

0 Visits: 200 | Tuesday March 02, 2021 - 19:05:52
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xalay khudbad ka jeediyey markii uu soo dhamaaday shirkii xukuumadda xil-gaarsiinta iyo midowga musharaxiinta ayaa shaaciyey goorta uu dhacayo mudaharaadkii ay horay u iclaamiyeen.

Read More »

Beesha Caalamka oo Bogaadisay Sii Socoshada Wadaxaajoodyada Siyaasadeed ee Soomaaliya

0 Visits: 216 | Tuesday March 02, 2021 - 19:03:26
Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay sii socoshada wadaxaajoodyada hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya. Beesha caalamka ayaa si gaar ah u bogaadisay wadahadalladii shalay dhex maray ra'iisul wasaare maxamed Xuseen Rooble iyo golaha musharraxiinta madaxweynaha "Saaxiibbada…

Read More »