Wararka

Daawo: DF oo soo dhaweysay go'aan ka soo baxay musharaxiinta mucaaradka ah

0 Visits: 228 | Friday March 05, 2021 - 19:43:10
Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo galabta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay go'aankii ay golaha midowga musharaxiintu ku joojiyeen banaanbaxii dhici lahaa Sabtiga berri.

Read More »

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo fartay maamulayaasha waxbarashada in ay u hoggaansamaan amarka lagu xirayo goobaha waxbarashada

0 Visits: 246 | Thursday March 04, 2021 - 21:33:50
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayaa fartay dalladaha Waxbarashada, maamuleyaasha Iskuullada iyo Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha inay u hoggaamsamaan amarka lagu xirayo goobaha Waxbarashada muddo labo todobaad ah.

Read More »

Gabar lagu dilay Soomaaliya oo loogu magac daray iskuul ku yaalla Canada

0 Visits: 232 | Thursday March 04, 2021 - 21:27:47
Iskuul dugsi sare ah oo ku yaalla wadanka Canada ayaa loogu magac daray Hodan Neeleeye oo ah gabar Soomaali ah, samafale aheyd oo wakhti badan ku nooleed dalka Canada, balse weerar ka dhacay magaalada Kismaayo bishii July 2019-kii ku geeriyootay.

Read More »

Rooble oo markii 3-aad la kulmaya Musharraxiinta

0 Visits: 337 | Thursday March 04, 2021 - 21:25:37
Ra'iisul wasaaraha xilka sii-haya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in markale maanta uu la kulmo xubnaha Midowga Musharraxiinta Mucaaradka ee sida ay weyn uga soo horjeeda dowladda Soomaaliya. Kulankan oo noqonayaa kii saddexaad ayaa qorshuhu yahay in saacadaha soo socda uu ka furmo…

Read More »

Farmaajo, sida uu ciidanka ugu daabulay Gedo, ma ugu daabuli doonaa gargaar?

0 Visits: 243 | Thursday March 04, 2021 - 21:23:03
Maalin kasta diyaarado sida ciidan, gaadiid dagaal, hub iyo agabyo kale ayaa ka dagayay gobalka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Kaliya dowladda Soomaaliya gobalkaan ma geynin ciidanka ee sidoo kale maamulka Jubaland ayaa meelo kamid ah geeyay ciidan iyo gaadiid dagaal. Dhowr bil kadib, shacabka gobalka…

Read More »

Xog: Baaritaanka kiiska dilkii guddoomiyihii degmada HODAN oo la joojiyey

0 Visits: 293 | Thursday March 04, 2021 - 21:21:56
Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in guddigii loo saaray dilka guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Dhagajuun ay joojiyeen baaritaankii ay wadeen kadib markii uu ka dhaqaaqi waayay shaqsiyaad saameyn weyn leh oo uu lugaha la galay. Xubnaha guddiga ayaa Caasimada Online u sheegay in arrintaan…

Read More »

DEG DEG: Shirka R/W Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo furmay iyo qodobo xasaasi ah miiska saaran

0 Visits: 242 | Thursday March 04, 2021 - 21:20:25
Shir u dhaxeeya Ra'iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa goor dhow ka furmay Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho. Shirkaan oo ah midkii seddaxaad, waxaa looga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka, waxuuna…

Read More »

Xog: Cumar Filish oo kulan qarsoodi la qaatay guddi ku howlan dhismaha maamul uu yeesho gobalka Banaadir

0 Visits: 227 | Thursday March 04, 2021 - 21:18:23
Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Filish ayaa toddobaadkaan xafiiskiisa ku qaabilay guddi siyaasiin ah oo ka socda Beelaha Hawiye, kuwaas oo ka socda guddi kale oo ku howlan dhismaha maamul uu yeesho gabalka Banaadir. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa…

Read More »

Bankiga Dhexe ee dalka oo saddex qodob kasoo saaray isticmaalka 50-ka dollar

0 Visits: 263 | Thursday March 04, 2021 - 21:15:44
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray walaaca ay ganacsatada iyo bankiyada dalka ka muujiyeen qaadashada kontonka dollar ee Mareykanka ($50).

Read More »

Maxkamadda sare ee dalka oo soo saartay go'aanno culus oo toban qodob ah

0 Visits: 252 | Thursday March 04, 2021 - 21:11:25
Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go'aano culus oo la xiriira xakameynta Coronavirus, si looga hortago fidis xanuunkan oo mar labaad kusoo laba-kacleeyey gudaha dalka Soomaaliya. Maxkamadda Sare ayaa shaaca ka qaaday in l a joojiyay dhammaan dacwadaha inta…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey FASHIL mar kale ku yimid shirkii uu ku baaqay Farmaajo

0 Visits: 246 | Thursday March 04, 2021 - 20:41:38
Waxaa markii saddexaad uu fashil ku yimid shirkii wada-tashiga ee uu dhowaan iclaamiyey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaaho oo Muqdisho ka casuumay madax goboleedyada. Shirkan oo lagu waday inuu furmo maanta oo Khamiis ah, kuna beegan afarta bisha March ayaa waxaa…

Read More »

Guddiga abaabulka Banaanbaxa Muqdisho oo shaaciyay goobaha Banaanbaxayaasha isugu imaanayaan

0 Visits: 246 | Thursday March 04, 2021 - 20:39:25
Guddiga qaabilsan abaabulka Banaanbaxa Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa shaaciyay goobaha aay isugu imaan doonaan Banaanbaxayaasha. Kulanka Guddiga waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro hore, Xildhibaano, iyo waliba Wakiilo…

Read More »

Dallad waxbarasho oo diiday amarkii xirista iskuullada iyo DF oo jawaab bixisay

0 Visits: 252 | Thursday March 04, 2021 - 20:36:22
Daladda waxbarshada ee FPENS ayaa qoraal ay maanta soo saartay waxay dowladda Soomaaliya uga dalbatay in dib u eegis lagu sameeyo go'aankii xukuumadda xil-gaarsiinta ka soo baxay 2-dii bishaan, kaas oo mudo laba todobaad ah lagu fasaxay goobaha waxbarashada, sababo la xariira faafitaanka cudurka…

Read More »

Rooble oo war kasoo saaray kulanka mucaaradka ee caawa kadib warar soo baxay

0 Visits: 211 | Thursday March 04, 2021 - 20:25:05
Xafiiska ra'iisul wasaare Rooble ayaa shaaciyey goorta uu dhacayo wajiga sedaxaad ee shirarkii u socda xukuumadda xil-gaarsiinta iyo golaha midowga musharaxiinta, kaas oo loo balansanaa Khamiista maanta ah. Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray waxuu…

Read More »

Maxaa la isku raacay kulankii maanta ee beesha caalamka iyo Midowga Musharaxiinta?

0 Visits: 235 | Thursday March 04, 2021 - 18:55:04
Waxaa maanta shir gaar ah yeeshay golaha Midowga Musharaxiinta iyo Beesha Caalamka C6+, kaas oo ku qabsoomay aalladda Zoomka. Labada dhinac waxay shirkaas uga wada-hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka, waxayna isku raaceen in fursad la siiyo wada-hadalada u dhaxeeya Midowga…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 4 MAR 2021

0 Visits: 725 | Thursday March 04, 2021 - 10:30:20
.

Read More »

Bankiga Dhexe Somaliya oo war ka soo saaray isticmaalka 50-ka dollar

0 Visits: 269 | Thursday March 04, 2021 - 08:59:48
...

Read More »