Bankiga Dhexe Somaliya oo war ka soo saaray isticmaalka 50-ka dollar

0
Thursday March 04, 2021 - 08:59:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bankiga Dhexe Somaliya oo war ka soo saaray isticmaalka 50-ka dollar

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Bankiga Dhexe ee Somaliya ayaa war ka soo saaray walaaca ay ganacsatada iyo bankiyada dalka ka muujiyeen qaadashada kontonka dollar ee Mareykanka ($50).

Bartamihii bishii hore ee February ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in suuqyada dalka la soo geliyay konton dollar oo been abuur ah, isla-markaana aanay qaban karin mashiinada lacagta. Ganacsatada iyo shirkadaha xawaaladaha ayaana iska diiday in ay qaataan nooc kasta oo ka mid ah kontonka dollar.

Warka ka soo baxay Bankiga Dhexe ayaa lagu sheegay in baaritaan la sameeyay lagu ogaaday inaysan jirin sabab ay shacabka uga walaacaan isticmaalka kontonka dollar.

Halkan ka akhriso warka Bankiga Dhexe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip