Wararka

Xaaskii madaxweyne CALI MAHDI oo geeriyootay

0 Visits: 197 | Friday March 26, 2021 - 19:36:30
Allah ha u naxariistee, Raxma Maxamuud Gacal oo aheyd xaaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi. Raxma ayaa toddobaadyadii tegay ka xanuunsaneysay isbital ku yaalla Nairobi, waxaana lagu warramay inay u geeriyootau xanuunka COVID-19, oo sidoo…

Read More »

Maxaa kasoo baxay kulankii xalay dhex-maray shanta madaxweyne goboleed?

0 Visits: 198 | Friday March 26, 2021 - 19:29:30
Shirkii u dhaxeeya Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleed ee xalay uga furmay Airport Hotel ee xarunta Xalane ayaa kusoo dhamaaday is-afgarad iyo isu soo dhawaansho, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online. Shirka ayaa marka hore ku billowday is-eedeyn iyo dood kulul, ayada…

Read More »

SHIINAHA oo qoraal ay la dhacday DF kasoo saaray is-mari waaga doorashada

0 Visits: 178 | Friday March 26, 2021 - 19:25:14
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku taageerayso hanjabaadii ay dhawaan dowladda federaalka u dirtay dalalka beesha caalamka ee inta badan sida adag uga hadla xaalada dalka, gaar ahaan is-mari-waaga doorashada. Shiinaha ayaa sheegay inuu dhowrayo madax-banaanida Soomaaliya,…

Read More »

Kenya oo ku hanjabtay laba tallaabo oo ka dhan ah Soomaalida dalkaas ku nool

0 Visits: 196 | Friday March 26, 2021 - 19:10:24
Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney qaadi doonto tallaabo ay ku cadaadineyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda dalkaas ee Nairobi, sida ay sheegeen warbaahinta madaxa banaan ee dalkaas. Kenya ayaa sheegtay iney tarxiili doonto Soomdaalida ku dhaqan dalkaas ee aan sharciga heysan, sidoo kalana…

Read More »

Puntland oo shaacisay inay ka go'eyso Soomaaliya

0 Visits: 187 | Friday March 26, 2021 - 19:08:38
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta ku hanjabtay inay ka go'ayso Jamhuuriyada Soomaaliya, kadib khilaaf muddo badan soo jiitamayey oo kala dhaxeeya dowladda federaalka, midaasi oo ay dab kusii shiday xiisada doorashada. Wasiirka Maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal oo maanta ka hadlayay kulan…

Read More »

Dhaqaale cusub oo DF la siinayo oo la ansixiyey

0 Visits: 164 | Friday March 26, 2021 - 19:05:49
Hay'adda lacagta aduunka ee IMF ayaa ansixisay kaalmo dhaqaale dheeri ah lagu siinayo dowladda Soomaaliya, midaasi oo qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta dalalka faqiirka ah ee deyntu la degtay oo kamid tahay Soomaaliya. Guddiga fulinta IMF ayaa ansixiyay in dowladda Soomaaliya la siiyo lacag gaareysa…

Read More »

Cabdirashiid JANAN ma is-dhiibay mise heshiis ayuu la galay VILLA SOMALIA?

0 Visits: 187 | Friday March 26, 2021 - 19:03:31
Kulankii ka dhacay tuulada Najax oo katirsan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo waxa ka qaybgalay Wasiiro iyo saraakiil katirsan xukuumadda xilligeedu dhammaaday iyo Cabdirahsiid Janan wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland. Inkasta oo aan labada dhinac soo bandhigin qoraalka heshiiska ay wada-galeen haddana…

Read More »

Xog: Beesha caalamka oo ka xumaatay 3 tallaabo oo FARMAAJO uu qaaday

0 Visits: 229 | Friday March 26, 2021 - 19:01:10
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in beesha caalamka ay ka xumaatay tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sheegeen iinay dhaawac culus u geysteen dedaalladii ay wadeen wakiilada caalamka islamarkaana…

Read More »

Taliban oo dhiseysa dowlad Islaami ah xilli ciidamada Mareykanka ay baxayaan

0 Visits: 169 | Friday March 26, 2021 - 18:49:44
Taliban ayaa Mareykanka uga digtay inaysan ka bixin heshiiska ay ciidamada Mareykanka iyo NATO uga baxayaan Afghanistan kahor 1-da bisha May, ayada oo wacad ku martay falcelin ay ka mid yihiin weeraro culus haddii ay sidaas dhacdo. Taliban ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay dhisi doonta dowlad Islaami…

Read More »

Taliska Boliiska oo ka hadlay dhaca ku soo badanaya Muqdisho,digniina u diray Ilaalada Mas'uuliyiinta dowladda

0 Visits: 218 | Thursday March 25, 2021 - 21:51:38
Afhayeenka ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal lagula dagaalamayo Burcadda dhaca geystay oo muddooyinkii dambe ku soo badanayay magaalada Muqdisho. Waxa uu soo bandhigay dhowr qof oo uu ku sheegay in ay ka mid yihin kuwa dhaca geysta oo iskugu jira Askar,shacab iyo Bajaajlayaal…

Read More »

Xog: Beesha Caalamka oo shir uu dibad joog ka yahay FARMAAJO u qabaneysa madax gobaleedyada

0 Visits: 228 | Thursday March 25, 2021 - 21:44:47
Sida ay noo xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan wafdiga maamulada Puntland iyo Jubaland ee ku sugan, wakiilada beesha caalamka ayaa maanta shir gaar ah u qabanaya 5-ta maamul gobaleed ee dalka. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay dooneyso…

Read More »

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay Farmaajo iyo wasiir Jamaal Maxamed Xasan

0 Visits: 234 | Thursday March 25, 2021 - 21:43:27
Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Deperani oo la hadlay wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeediyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kadib rabshadihii shalay ka dhacay degmadda Dhahar ee gobolka Sanaag. Jaamac Deperani ayaa baabulka dibad-baxaasi ku eedeeyey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday…

Read More »

Xukuumadda Somalia oo war lama filaan ah ka soo saartay shirka M/dowlad gobaleedyada ee Caawa

0 Visits: 226 | Thursday March 25, 2021 - 21:41:47
Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo ka arrinsaday Madaxda ka maqan Shirka Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokar Dubbe oo ka war-bixiyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo…

Read More »

Kulan goordhow u furmaya madax goboleedyada iyo Farmaajo oo isku dayey inuu sheegto

0 Visits: 225 | Thursday March 25, 2021 - 21:35:27
Kulan u dhaxeeya madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Airport Hotel oo ku yaalla xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, Shirkan oo u gaar ah shanta Madaxweyne Goboleed ayaa imanaya kadib markii maanta la baajiyay kulan dhex mari lahaa Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ iyo madaxweynayaasha…

Read More »

Bukhaari: Dowladnimadu ma'aha la jiifiyaa bannaan

0 Visits: 237 | Thursday March 25, 2021 - 21:31:04
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha aqalka sare, Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari) ayaa si adag uga hadlayey heshiiska la sheegay inuu dhex-maray wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) & dowladda. Abshi Bukhaari ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga ku…

Read More »

Midowga Yurub oo ka hor yimid Heshiiska Janan iyo DFS iyo Villa Somalia Jawaab siisay

0 Visits: 218 | Thursday March 25, 2021 - 21:29:31
Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Amb. Nicolas Berlanga ayaa markii u horeysay ka hadlay heshiiska dowladda iyo Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, oo shalay si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo. Nicolas Berlanga oo qoraal soo dhigay bartiisa twitter-ka ayaa ka horyimid…

Read More »

Kutladda Bad-baado qaran oo ka digtay muddo kordhin loo sameeyo Hay'adaha dowladda

0 Visits: 215 | Thursday March 25, 2021 - 21:28:03
Kutladda Bad-baado qaran oo ay ku mideysanyihiin xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho iyaga oo soo saaray digniino culus. Xildhibaan Mahad Salaad oo akhriyay War-Saxaafadeed ka soo baxay Kutladda ayaa sheegay in dalku uu ku…

Read More »

DEG DEG:- Farmaajo oo si la yaab leh u fashiliyay shirkii M/gobaleedyada iyo Beesha caalamka una bedelay..

0 Visits: 246 | Thursday March 25, 2021 - 21:25:52
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in uu maanta baaqday kulan gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ku yeelan lahaayeen madaxda dowladda iyo Wakiilada Beesha caalamka. Farmaajo ayaa cadaadis xoog leh saaray 3-da maamul gobaleed ee taageersan dowladda fedraalka Soomaaliya,isaga…

Read More »

Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan oo caawa lagu xiray Beledweyne

0 Visits: 198 | Thursday March 25, 2021 - 21:22:23
Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Xiish ayaa goordhow lagu xeray Saldhigga Booliska ee magaalada Beledweyne. Ilo xog-ogaal ayaa ii xaqiijiyay in amarka Afyaheenka maamulka gobolka Hiiraan lagu xeray uu bixiyay Hogaamiye ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Cabdi xiish…

Read More »