Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan oo caawa lagu xiray Beledweyne

0
Thursday March 25, 2021 - 21:22:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan oo caawa lagu xiray Beledweyne

    Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Xiish ayaa goordhow lagu xeray Saldhigga Booliska ee magaalada Beledweyne. Ilo xog-ogaal ayaa ii xaqiijiyay in amarka Afyaheenka maamulka gobolka Hiiraan lagu xeray uu bixiyay Hogaamiye ku xigeenka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Xiish ayaa goordhow lagu xeray Saldhigga Booliska ee magaalada Beledweyne. Ilo xog-ogaal ayaa ii xaqiijiyay in amarka Afyaheenka maamulka gobolka Hiiraan lagu xeray uu bixiyay Hogaamiye ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Cabdi xiish ayaa ah afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan waxaana lagu xasuustaa sida xilli Saq dhexe ah uu u difaaci jiray masuulka caawa xeray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip