Taliyaha Nabadsugida iyo Wasiirkii hore Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo soo gaaray Muqdisho

0
Thursday March 25, 2021 - 23:51:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Nabadsugida iyo Wasiirkii hore Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo soo gaaray Muqdisho

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Taliyaha NISA Fahad Yaasiin oo uu wehliyo Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa goordhow ka degay garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad gaar ah ay ka soo qaaday degmada Doolow ee gobolka Gedo.

C/rashiid Janan oo Muqdisho ka baxsaday horaantii sanadkii 2020 ayaa hadda ku laabanaya Muqdisho, isagoo heshiis la gaaray dowladda Federaalka, waxaa la filayaa in Muqdisho lagu dhameystiro heshiiska labada dhinac, lana kulmo Madaxweyne Farmaajo.

Hey’adda caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay xalay soo saartay waxay dowladda Soomaaliya uga halbatay in Cabdirashiid Janan ay kula xisaabtanto dembiyada dagaal ee horay loogu eedeeyey, islamarkaana ay cadaaladda hor keento.

Amnesty waxay sheegtay in qoysaska dhibanayaasha u ah xadgudubyada la sheegay in Cabdirashiid Janan ka geystay gobolka Gedo ay mudan yihiin caddaalad.

Janan arrives in Beled Hawo and meets with the Chief of Security




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip