Wararka

Daawo: Jabriil oo ka digay in BEESHA CAALAMKA ay la wareegi karto doorashada

0 Visits: 182 | Saturday March 27, 2021 - 19:12:51
Musharax Madaxweyne Jabrill Ibraahim Cabdulle ayaa oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa uga hadlay arrimo badan oo ku gadaaman xaaladda dalka gaar ahaan doorashada. Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in dalku uu ku jiro xaalad aad u adag kadib markii shirar looga hadli arrimaha…

Read More »

War Deg Deg ah: 15 Xildhibaan oo laga mamnuucay fadhiyada Golaha Shacabka

0 Visits: 177 | Saturday March 27, 2021 - 19:11:17
Ilo ku dhow dhow Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegaya in Guddoomiyiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu saxiixay qoraal ka dhan ah qaar kamid ah Xildhibaanada. Gudoomiyaha ayaa saxiixay in ilaa 15 xildhibaan aanay ka soo qaybgeli karin Kulanka Baarlamaanka ee Isniinta soo socota., isaga oo ku eedeeyay…

Read More »

Sababaha dib loogu furayo BF waa muddo kororsi'

0 Visits: 178 | Saturday March 27, 2021 - 19:09:03
Waxaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya walaaca iyo tuhunka laga muujinayo kulanka ay maanta yeelanayaan xildhibaanada golaha shacabka, kaas oo ajandihiisa lagu sheegay ka doodista Covid-19. Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka tirsan xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka baarlamanka iyo guuxa xildhibaannada

0 Visits: 164 | Saturday March 27, 2021 - 19:01:44
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan-weynahooda ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaas oo ku soo aaday, xilli xasaasi ah oo lagu jiro kala guur. Ajandaha kulanka maanta ayaa ah ka doodista saameynta ka dhalatay soo laba kacleynta cudurka…

Read More »

Sawirro: Taliyaha booliska oo dalab u gudbiyey UK

0 Visits: 159 | Saturday March 27, 2021 - 18:57:29
Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Xijaar ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay danjiraha cusub ee UK, Kate Foster oo dhawaan madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ka guddoomay waraaqaha danjirinimo. Kulankaan oo ka qabsoomay xarunta safaaradda UK ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa…

Read More »

Qaraxii Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

0 Visits: 150 | Saturday March 27, 2021 - 15:05:25
Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Isgoyska Fagax degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa,islamarkaana halkaasi dhigay, isaga oo qarxay xilli darawalkii weday uu ka maqnaa. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 27 MARS 2021

0 Visits: 193 | Saturday March 27, 2021 - 12:04:24
.

Read More »

Columbus' Somali leaders push for better access to COVID-19 vaccine

0 Visits: 919 | Saturday March 27, 2021 - 08:47:15
..

Read More »

Ethiopia says Eritrea agrees to withdraw troops from Tigray

0 Visits: 907 | Saturday March 27, 2021 - 08:44:19
..

Read More »

Why are Alberta's Black, Muslim women being attacked?

0 Visits: 930 | Saturday March 27, 2021 - 08:37:05
..

Read More »

AMISOM hands over control of military base to Somali army

0 Visits: 903 | Saturday March 27, 2021 - 08:34:23
..

Read More »

DEG DEG:- Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 231 | Saturday March 27, 2021 - 08:04:55
..

Read More »

Qoor Qoor iyo Guudlaawe oo baajiyey kulan ay caawa kula ballameen musharaxiinta + Sababta

0 Visits: 238 | Friday March 26, 2021 - 21:21:02
Waxaa baaqday shir lagu waday in caawa yeeshaan Madaxweynayaasha Galmudug, HirShabelle iyo Midowga Musharaxiinta, kadib faro-gelin ka timid madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday, Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Shirka caawa ayaa waxaa dib u dhigay casho sharaf caawa lagu qabanayo Villa Somalia oo goor dambe…

Read More »

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Tareen Oo Ka Dhacay Masar

0 Visits: 163 | Friday March 26, 2021 - 21:18:50
..

Read More »