Xildhibaanada golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya iyo Ajandaha oo…

0
Saturday March 27, 2021 - 07:55:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya iyo Ajandaha oo…

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xildhibaanada golahan shacabka baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa kuna dhex-taalla madaxtooyada Soomaaliya.

Kulanka ayaa lagu war-geliyay xildhibaanada,iyada oo dood adg ay ka taagantahay Ajandaha kulan maanta ee xildhibaanada golaha shacabka oo bilihii la soo dhaafay aan kulan yeelan.

Farriin loo diray xildhibaanada golaha shacabka ayaa muujineysa in Ajandaha kulanku yahay COVID-19,islamarkaana la ogeysiiyay dhammaan xildhibaanada in ay ka soo wada qeyb-galaan fadhiga.

Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee golaha Shacabka?





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip