DEG DEG:- Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Saturday March 27, 2021 - 08:04:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:- Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay Goordhow xaafad ka mid ah Degmada Shibis, ee Magaalada Muqdisho gaara ahaan ka soo horjeedka hotel oryantal. Ex. RadioBanaadir 

 qaraxaas ayaa  waxaana la sheegayaa inuu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac  ka soo gaaray dadkii marayey waddadaas iyo gaariga lala beegsaday qaraxaasi  sida wararku nagu soo gaarayaan.

Qaraxa oo ahaa miino waddada dhinaceeda la dhigay ayaa waxaa uu ka dhacay afaafka hore ee hotelka orientel, waxaana la sheegay in lala eegtay Gaari  nooca Cabdi Billeaha loo yaqaan  oo ay wateen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.   

      Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen inay arkayeen dhaawacyada ilaa Saddex Ruux oo goobta laga qaaday, waxaana Ciidamada qaraxa lala eegtay ay fureen rasaas farabadan.

      Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay, kuwaas oo halkaasi ka wada howlgallo kala duwan, waxaana istaagay isku socodka dadka iyo Gaadiidka.

 wixii warar ah ee intaa dheer kala soco wabkeena WWW.MOGTIMES.COM INSHA ALLAAH





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip