Qaraxii Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Saturday March 27, 2021 - 15:05:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxii Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

    Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Isgoyska Fagax degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa,islamarkaana halkaasi dhigay, isaga oo qarxay xilli darawalkii weda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Isgoyska Fagax degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa,islamarkaana halkaasi dhigay, isaga oo qarxay xilli darawalkii weday uu ka maqnaa. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu xooganaa,islamarkaana uusan geysan wax khasaaro ah. Waa qaraxii labaad ee maanta ka dhaca magaalada Muqdisho,waxaana barqanimadii saakay qarax Miino ka bad-baaday taliyaha ciidanka Ilaalada deegaanka Xamar.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip