Wararka

Xukuumadda Oo Faahfaahisay Safarkii Ra'iisul Wasaare Kheyre Ee Geneva

0 Visits: 297 | Thursday December 19, 2019 - 20:53:30
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hoggaaminayo ee Geneva maalmahaan ku sugnaa ayaa ka war bixiyay shirarkii kala duwanaa ee ay la yeesheen qaar kamid ah madaxda ka qeyb geleysay madasha…

Read More »

Jubbaland oo walaac ka muujisey dib u eegista howlaha Dastuurka

0 Visits: 247 | Thursday December 19, 2019 - 20:50:57
Madaxweynaha Jubbaland oo guddoomiyey Shirkii Golaha wasiirada ayaa uu golaha uga warbixiyay Safar shaqo oo uu dhawaan ku tagay Dalka Kenya kaas oo la xiriiray iskaashiga dhinaca amaanka iyo kulamo uu halkaas kula yeeshay Safaaradaha iyo daneeyayaasha Arimaha Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka labaad…

Read More »

Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinaayo Deynta Somalia

0 Visits: 266 | Thursday December 19, 2019 - 20:48:32
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle aya amarka hore waxaa uu soo dhaweeyey Warbixintii ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaasimaha maamulka IMF kaas oo ku saabsanaa meel marinta qorshaha maaliyadeed ee Soomaaliya. Wasiirka oo Shir Jaraa'id Warbaahinta…

Read More »

Wasiir ku xigeenka dhalinyaradda oo ku eedeeyay Wasiirka Wasaaradda Musuq maasuq

0 Visits: 266 | Thursday December 19, 2019 - 20:46:38
Wasiirk ku-xigeenka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Axmed Cumar Islow ayaa sheegay in dhaqaallihii loogu tala galay Wasaaradda ay Musuq maasuqday Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye. Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, waxaana uu…

Read More »

SAWIRO:-Madaxweynaha Soomaaliland oo qaabiley Wafdi ka socda Beesha Caalamka

0 Visits: 244 | Thursday December 19, 2019 - 20:44:51
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socda beesha caalamka oo uu hoggaaminayo safiirka midowga yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolas Belanga Martinez. Kulan ay yeesheen ayaa waxaa lagaga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin qabsoomidda doorashooyinka…

Read More »

Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay

0 Visits: 270 | Thursday December 19, 2019 - 20:43:08
Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada Maamulka Galmudug.

Read More »

Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo

0 Visits: 261 | Thursday December 19, 2019 - 20:40:45
Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu bur-buray heshiiskii ay kula jireen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, islamarkaana aysan wada-hadallo kale la geli doonin madaxweynaha. Heshiiskaan ayaa dhinacyadu ay garaeen 20-kii November kadib kulan Villa Somalia ku dhex-maray…

Read More »

Kumanaan dibadbaxayaal ah oo lagu xiray Hindiya

0 Visits: 239 | Thursday December 19, 2019 - 20:38:25
Tobnaan kun oo dibadbaxayaal ah oo ku kala sugan gudaha Hindiya ayaa jebiyay amarkii dowladda ee ahaa inaysan dibadbaxyo sameyn, iyagoo ka cabanaya sharciga cusub ee dhalashada ee lagu muransan yahay. Booliiska ayaa xirxiray arday iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha. Kumannaan booliis ah ayaa…

Read More »

Qodobo ay ku heshiiyeen Beelihii ku dagaalamay Bariga Mudug oo la soo saarey

0 Visits: 266 | Thursday December 19, 2019 - 10:35:48
Taliyaha Ciidanka Dhulka xooga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21 aad ayaa Goobjoog ka ahaa heshiiskaas oo lagu dhameynayo colaado ka taagnaa Degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq oo dhaca Bariga Mudug, Odayaasha labada dhinac ayaa Ku heshiiyay Shan qodob si loo dhameeyo Colaada labada Beelood,kuwaas…

Read More »

C/Xakiin Dhoobo Daareed oo sheegay in Puntland Gacanta u gashay Kaligii Taliye

0 Visits: 232 | Thursday December 19, 2019 - 10:33:21
Cabdi Xakiin Maxamad Axmad Dhooba Daareed Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey,isaga oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Puntland iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulkaas. Wareysi uu siiyey Tv-ga Universal ayuu ku sheegay in Puntland ay xiligaan Gacanta…

Read More »

Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo Aad Loo Adkeeyay Iyo Wufuud Kala Duwan Oo Ku Wajahan

0 Visits: 270 | Thursday December 19, 2019 - 10:31:19
Ammaanka Magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta aad loo adkeeyay, iyadoona wadooyinka la dhigay ciidamo badan oo ka tirsan kuwa maamulka Koofur galbeed Soomaaliya. Wafood kala duwan ayaa garay magaalada Baydhabo saacadihii lasoo dhaafay kuwaas oo ay ka mid yihiin…

Read More »

IMF oo ka hadashay qorshaha Deyn Cafinta Somalia

0 Visits: 253 | Thursday December 19, 2019 - 10:29:16
Agaasimaha maamulka hey'adda lacagta aduunka oo soo dhaweysay horumarka iyo qorshaha deyn Dhaafka Soomaaliya . Kristalina Georgieva Agaaismaha maamulka IMF ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay kadib markii ay ansixisiyeen Guddiga Fulinta ee IMF ee xirmada maaliyadeed ee Soomaaliya: "Maanta, Guddiga…

Read More »

Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmay dhigiisa Sacuudiga

0 Visits: 281 | Thursday December 19, 2019 - 10:27:44
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Boqortooyadda Sacuudiga Carabiya, ayaa la kulmay Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Bulshada, Ahmed Al-Rajhi. Kulanka labada dhinac ayaa waxaa ay uga wada hadleen…

Read More »

Soomaalida Maraykanka Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Trump

0 Visits: 239 | Thursday December 19, 2019 - 10:25:37
Kongareeska Mareekanka ayaa waxa eey ucodeeyay in xilka qaadis lagu sameeyo Madaxweeynaha dalka mareekanka Donal Trump iyaga oo ku eedeynaya in uu ku tuntay shuruucda Maraykanka. Eedeymaha uu wajahayo Trump ee sababi karo in xilka laga qaado ayaa waxaa ka mid ah in uu ku takri falay awooda xafiiska…

Read More »

Ciidamada Liyuu Boolis oo dil iyo dhaawac u geystay dad Shacab ah

0 Visits: 250 | Thursday December 19, 2019 - 10:23:36
Ciidamada Liyuu Boolis ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay dil iyo dhaawac u geysteen dad Shacab ah oo ku sugnaa deegaano ka tirsan dhinaca xadka ay Itoobiya la wadaagto Soomaaliland. Ciidamada ayaa weeraray Goob ay ku sugnaayeen dadka Shacabka ah oo ah deegaanka Allay-baday ee gobolka…

Read More »

Kongreska Mareykanka Oo U Codeeyay In Xilka Laga Qaado Madaxweyne Trump

0 Visits: 256 | Thursday December 19, 2019 - 10:20:17
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa noqonaya madaxweynihii saddexaad ee Mareykan ah oo ay xilka ka qaadaan aqalka wakiilada ama Kongreska Mareykanka. Trump ayaa xil ka qaadistiisa waxaa loo gudbinayaa aqalka sare ama Senetka, kaas oo go'aanka kama dambeysta ah ka gaari doona xil ka qaadistiisa.…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 19-DEC-2019

0 Visits: 330 | Thursday December 19, 2019 - 10:18:40
Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmay dhigiisa Sacuudiga Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Boqortooyadda Sa cuudiga Carabiya, ayaa la kulmay Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Bulshada, Ahmed Al-Rajhi.…

Read More »

Thousands of farmlands in Somalia at risk as desert locust wreak havoc-FAO

0 Visits: 815 | Wednesday December 18, 2019 - 19:41:52
In a statement released Wednesday, FAO said the locust invasion which is the worst in 25 years could destroy harvests in Somalia while the impact could be spread into next year as the locusts are now breeding in Somaliland, Mudug in Galmudug state and Puntland. "We are talking about a medium to…

Read More »

Morocco Signs Agreement with Djibouti to Share Expertise in Renewable Energies

0 Visits: 752 | Wednesday December 18, 2019 - 19:38:46
Morocco inked a framework agreement with Djibouti to strengthen bilateral cooperation in the fields of energy, mining, and geology on Monday, December 16, in Rabat. The Moroccan Minister of Energy, Mining and Environment Aziz Rabbah signed the agreement with the Minister of Energy in charge of Natural…

Read More »

Walaalka Aubameyang Oo Jawaab Baxar Galin Karta Mustaqbalka Walaalkiis Ka Dhiibtay Mikel Arteta

0 Visits: 775 | Wednesday December 18, 2019 - 19:34:40
Arsenal ayaa qarka u saaran iney tababaraheeda xiga u magacowdo Mikel Arteta, kaas oo dhawr sanado kusoo qaatay Emirates Stadium, balse walaalka Aubameyang ayaa jawaab muran badan dhalisay ka dhiibtay qoraal lagu sheegay in halyeeyga reer Spain uu ku dhaw yahay shaqada Gunners. Sida ay sheegayaan warbaahinta…

Read More »