Xukuumadda Oo Faahfaahisay Safarkii Ra'iisul Wasaare Kheyre Ee Geneva

0
Thursday December 19, 2019 - 20:53:30 in Wararka by
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Oo Faahfaahisay Safarkii Ra'iisul Wasaare Kheyre Ee Geneva

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hoggaaminayo ee Geneva maalmahaan ku sugnaa ayaa ka war bixiyay shirarkii kala duwanaa ee ay la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hoggaaminayo ee Geneva maalmahaan ku sugnaa ayaa ka war bixiyay shirarkii kala duwanaa ee ay la yeesheen qaar kamid ah madaxda ka qeyb geleysay madasha Qaxootiga adduunka. Ra'iisul Wasaaraha ayaa khudbad ka jeediyay xiritaanka madasha qaxootiga adduunka oo markii ugu horreysay sannadkaan la qabtay loogana hadlay arrimaha qaxootiga ku nool dunida dacalladeeda.Jamaal Maxamd Xasan ayaa sheegay intii ay joogeen in Ra'iisul Wasaaruhu uu kulamo wax ku ool ah la qaatay madax ka socota wadamo kala duwan iyo madaxda hey'adda Qaxootiga adduunka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip