Soomaalida Maraykanka Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Trump

0
Thursday December 19, 2019 - 10:25:37 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaalida Maraykanka Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Trump

    Kongareeska Mareekanka ayaa waxa eey ucodeeyay in xilka qaadis lagu sameeyo Madaxweeynaha dalka mareekanka Donal Trump iyaga oo ku eedeynaya in uu ku tuntay shuruucda Maraykanka. Eedeymaha uu wajahayo Trump ee sababi karo in xilka laga qaado ayaa w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kongareeska Mareekanka ayaa waxa eey ucodeeyay in xilka qaadis lagu sameeyo Madaxweeynaha dalka mareekanka Donal Trump iyaga oo ku eedeynaya in uu ku tuntay shuruucda Maraykanka. Eedeymaha uu wajahayo Trump ee sababi karo in xilka laga qaado ayaa waxaa ka mid ah in uu ku takri falay awooda xafiiska iyo in uu ka talaabsaday sharciga dalka. Dhanka kale soomalida ku nool dalka mareekanka ayaa soo dhaweeysay xilika qaadista la doonayo in looga xayuubiyo xilka madaxweyne Donal Trump.Arintan xilka qaadista ah ayaa timid xili u ku jiro madaxweeynuu olaloe doorasho oo uu doonayo inuu marka uu ku guuleesto xilka madaxtinimada dalka mareekanka. Ugu danbeeyntiina aqalka sare ee Sanet-ka ayaa go'aan kama dabees ah ka gaadhi doono arinta ku aadan xilka qaadista maxaxweeynaha .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip