Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinaayo Deynta Somalia

0
Thursday December 19, 2019 - 20:48:32 in Wararka by
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinaayo Deynta Somalia

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle aya amarka hore waxaa uu soo dhaweeyey Warbixintii ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaasimaha maamulka IMF kaas oo ku saabsanaa meel marinta qorshaha maaliyadeed ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle aya amarka hore waxaa uu soo dhaweeyey Warbixintii ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaasimaha maamulka IMF kaas oo ku saabsanaa meel marinta qorshaha maaliyadeed ee Soomaaliya. Wasiirka oo Shir Jaraa'id Warbaahinta ugu qabtay muqdisho ayaa sheegay in Hay'adda IMF ay Soomalaiya aad ugala Shaqeysay qorshaha dib u habeynta Maaliyadda Soomaaliya,islamarkaana Soomaaliya ay heyso wadadii deynta looga cafin lahaa. Sidoo kale Wasiir Beyle waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray inay socdaan qorshaa lagu dar dargelinayo in Soomaaliya laga cafiyo deynta,taasna uu hirgalayo marka la gaaro Bisha labaad ee sanadka soo socda ee 2020. Si kastaba shalay ayay aheyd markii Golaha Wakiillada dalka Mareykanka ay markii ugu horeysay ansixiyeen miisaaniyad ay ku jirto cafinta deyn lagu leeyahay dalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip