Sports News

Louis van Gaal Oo HAL Kulan Kaliya U Jira In Laga Ceyriyo Shaqada Manchester United.

0 Visits: 870 | Monday December 21, 2015 - 12:35:36
Louis van Gaal ayaa heysta kaliya HAL kulan oo uu ku badbaadsado shaqadiisa iyadoo tababaraha Man United uu qarka u saaran yahay in la ceyriyo.

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Premier League Ee Arsenal v Manchester City.

0 Visits: 813 | Monday December 21, 2015 - 12:32:12
Kulanka: Arsenal v Man City Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 11pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Andre Marriner

Read More »

Saameynta Mourinho Ee Chelsea Weli Ma Dhamaan – Guus Hiddink Oo Kulan Quraac Ah La Yeeshay Jose Mourinho Si Uu Talo U Siiyo.

0 Visits: 806 | Monday December 21, 2015 - 12:29:01
Tababaraha reer Portugal ayaa lagu waramayaa inuu la kulmay tababaraha ku meel gaarka ah ee Blues Guus Hiddink si ay uu ugala hadlo ciyaartoyda Blues. Sida ay sheegeyso jariirada Ingariiska ee The Sun, labada nin ayaa kulan quraac ah ku qaatay Berkeley Hotel ee magaalada London wax yar ka hor inta uusan…

Read More »

Waa Kuwee Xiddigaha Premier League Ee Xalayto Ka Qeybgalay Arooska Frank Lampard? (Sawiro)

0 Visits: 916 | Monday December 21, 2015 - 12:25:35
Frank Lampard ayaa xalayto guursaday saaxiibtiisii mudada dheer Christine Bleakley iyadoo ay xafladiisa arooska ka soo qeybgaleen dadka caanka ah kubada cagta adduunka.

Read More »

Gerrard Pique Oo Maalinba Cid Ku Dhegan, Markaana Waxa Uu Jawaab Maldahan Siiyay Estaban Granero.

0 Visits: 813 | Monday December 21, 2015 - 12:16:54
Ka dib markii uu Barca kula guuleystay Club World Cup oo ay hanteen koobkoodii shanaad ee 2015, daafaca dhexe ee Barcelona ayaa Twitter ku soo qoray fariin ku socotay xiddigii hore ee Real Madrid, kaasoo mar sii horeysay fariin talo ah siiyay Pique markii ay isku dhaceen Arbeloa.

Read More »

Maxaa Ka Jira In Man United Ay Durbaba Wadahadalo Kula Jirto Tababare Jose Mourinho?

0 Visits: 808 | Monday December 21, 2015 - 12:14:42
Louis van Gaal ayaa ka sii baxaya albaabka Manchester United ka dib markii ay kooxda xiriir la sameysay durbaba tababare Jose Mourinho, sida ay qortay jariirada The Sun.

Read More »

Riyad Mahrez Oo Looga Yeerayo Old Trafford, Drogba Oo Loo Sharaxayo Shaqada Chelsea Iyo Wararkii Kale Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta.

0 Visits: 800 | Monday December 21, 2015 - 12:07:12
Suuqa kala iibsiga ayaa si rasmi ah u furamaya bisha Janaayo, waxaana wargeysyada ay durbaba ka sii hadlayaan xiddigaha diirada u saaran kooxaha reer Yurub. Waxaana maanta idiin soo uruurinay wararkii ay qoreen wargeysyada Ingariiska

Read More »

Arsene Wenger: Suuqii Manchester City Uga Furnaan Jiray Arsenal Waa Soo Xirmay Haatan.

0 Visits: 773 | Monday December 21, 2015 - 12:05:40
Arsene Wenger ayaa sheegay in maalmihii madoobaa ee markii ay Manchester City soo iibsan jirtay xiddig kasta oo u soo baxa Arsenal in la soo dhaafay. Kooxda boorsada weyn ee Etihad Stadium ka dhisan ayaa ka ugaarsan jirtay Gunners iyadoo xiddigaheeda ku soo jiidan jirtay mushahar qaali ah. City ayaa…

Read More »

Tartanka Kubadda Koleyga ee Ardayda Dugsiyadda Sare oo Minneapolis ka Furmay (SAWIRRO)

0 Visits: 887 | Sunday December 20, 2015 - 20:06:16
Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa shalay gellinkii dambe ka furmay tartanka ardayda dugsiyadda sare ee kubadda kolayga, kaasoo ay ku tartamayaan kooxo ka socda deegaannada ay Soomaalidu ka dego Mareykanka.

Read More »

Leicester oo hogaanka xajisatay, Chelsea oo badisay Mourinho kadib, iyo Man United oo la garaacay

0 Visits: 833 | Sunday December 20, 2015 - 09:43:00
Kooxda Liecester City ayaa hogaanka sii dheereysatay, kadib markii 3-2 uga badisay kooxda Everton, iyadoo ku sii dhow in is araga hore ee Horyaalka Primeir League inay ku dhameysato kaalinta koowaad. Liecester ayaa hogaanka qabatay daqiiqadii 27aad, markii gool ku laad ama rigoore uu u saxiixay ciyaaryahanka…

Read More »

Guus Hiddink oo loo magacaabay tababaraha cusub ee Chelsea

0 Visits: 855 | Sunday December 20, 2015 - 09:12:44
Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in tababareGuus Hiddink uu shaqada tababaranimo ee Stamford Bridge hayn doono ilaa dhamaadka xili ciyaareedkan kadib markii khamiistii shaqada tababaranimo laga caydhiyay Jose Mourinho.

Read More »

Welcome to My World: What it means to be Muslim in Oregon

0 Visits: 1157 | Saturday December 19, 2015 - 10:09:25
Musse Olol became a community leader in 2010 after a young Somali man attempted to detonate a bomb in Portland. Olol wanted to show a more positive side of Somalis. Now, he meets regularly with city and county leaders, including Multnomah County Chair Deborah Kafoury.

Read More »

Hordhac: Chelsea v Sunderland – Blues Oo Raadineysa Guusheedii Ugu Horeysay Ka Dib Ceyrintii Jose Mourinho Ee Khamiistii.

0 Visits: 837 | Saturday December 19, 2015 - 09:58:31
Kulanka: Chelsea v Sunderland Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: R East Xitaa isbuucii hore wax walba waxa ay ku saabsanaayeen Mourinho. Waxa uu ka hadlay inay ciyaartoydiisa khiyaameeyeen. Waxa uu ka hadlay inay horyaalka ku qaadeen ciyaartoy aan heerkooda sareynin.

Read More »

Hordhac: Man Utd v Norwich – LVG Oo Indhaha Lagu Hayo, Iyadoo United Ay Raadineyso Guusheedii Ugu Horeysay Ee Muddo Shan Kulan Ah Ka Dib.

0 Visits: 811 | Saturday December 19, 2015 - 09:52:31
Kulanka: Man United v Norwich City Garoonka: Old Trafford Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Michael Oliver

Read More »

Saadaasha Khabiirka Ciyaaraha BBC-da Mark Lawrenson Iyo Qabiirka Sky Sports Paul Merson Ee Kulamada 17aad Ee Horyaalka EPL, Maxay U Saadaaliyeen Kooxaha Waa Weyn?

0 Visits: 911 | Saturday December 19, 2015 - 09:49:01
Todobaadkaan waxaa la ciyaari doonaa kulamada 17-aad ee horyaalka Ingiriiska waxaana xiiso sii yeelanaya tartanka horyaalka walow kooxda difaacaneysa aysan ku jirin kooxaha haatan isku heysta fooqa sare horyaalka laakin ay dooneyso iney saacada dhinaca kale u rogto madaama ay iska ceyriyeen khamiistii…

Read More »

Man United Waa Inay U Dhaqaaqdo Guardiola, Waana Fursadii Ugu Danbeysay Ee Ay Ku Heli Kareen – Rio Ferdinand.

0 Visits: 866 | Saturday December 19, 2015 - 09:46:18
Rio Ferdinand ayaa cadaadiska ku sii kordhiyay Louis van Gaal isagoo sheegay inay qasab tahay inay Manchester United u dhaqaaqdo Pep Guardiola. Van Gaal ayaa cadaadis xoogan ku hoos jira iyadoo United aysan badinin muddo shan kulan, taageerayaasha ayaana ka daalay qaabka ciyaartooda.

Read More »

Xiriirka SOMFA oo Doorasho ku qabtay Kismaayo + Sawirro

0 Visits: 954 | Friday December 18, 2015 - 14:12:21
Xaflad balaaran oo lagu dooraney Gudoonka cusub oo xiriirka Kubad Cag-yaraha Jubaland ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Wasaaraa Arimaha Bulshada ee Maamulka JUbaland, waxaana kasoo qeybgalay Madaxda Wasaarada Arimaha Bulshada, Jubaland,

Read More »

Tababare Jose Mourinho oo laga ceyriyay Tababarnimada Kooxda Chelsea

0 Visits: 920 | Friday December 18, 2015 - 12:47:17
Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ceyrisay Tababare Jose Mourinho, kadib markii kooxda xilli ciyaareedkan uu soo wajahay hoos u dhac aad u weyn. Chelsea ayaa kaalinta 16aad kaga jirta kala sareynta Horyaalka Primeir League, iyadoo kulankii ugu dambeeyay ee Isniinta 2-1 uga badisay…

Read More »

Kooxda Horseed oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa'uud, markii 2-1 uga badisay Heegan

0 Visits: 882 | Friday December 18, 2015 - 12:41:43
Kooxda Horseed ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markii u horeysay muddo 33-sano kadib ku guuleysatay koobka loo yaqaano Jeneraal Daa'uud, kadib markii ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Final-ka ay 2-1 uga badisay Kooxda Heegan ee ciidanka Booliska.

Read More »

Ciyaarta Final-ka ee Koobka Jen. Daa'uud oo markii u horeysay si toos ah looga daawanayo TV-ga

0 Visits: 878 | Thursday December 17, 2015 - 12:10:25
Waxaa markii u horeysay taariikhda Kubadda Cagta ee Soomaaliya si toos ah (Live) galabta looga daawanayaa ciyaarta Finalka ee Koobka Jen. Daa'uud ay isaga hor imaanayaan Kooxaha Heegan iyo Horseed.

Read More »