Louis van Gaal Oo HAL Kulan Kaliya U Jira In Laga Ceyriyo Shaqada Manchester United.

0
Monday December 21, 2015 - 12:35:36 in Sports News by
  • Visits: 860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Louis van Gaal Oo HAL Kulan Kaliya U Jira In Laga Ceyriyo Shaqada Manchester United.

    Louis van Gaal ayaa heysta kaliya HAL kulan oo uu ku badbaadsado shaqadiisa iyadoo tababaraha Man United uu qarka u saaran yahay in la ceyriyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Louis van Gaal ayaa heysta kaliya HAL kulan oo uu ku badbaadsado shaqadiisa iyadoo tababaraha Man United uu qarka u saaran yahay in la ceyriyo.

Gudoomiyaha kooxda Ed Woodward ayaa waxaa ku korodhay cadaadiska uu ugu jiro inuu ceyriyo Van Gaal ka dib markii kooxda u sharaxan inay u laabato heerka labaad ee Norwich ay ku badisay Old Trafford sabtidii, waana guuldaradii seddexaad ee isku xigta oo soo gaarta United.

AFC-Bournemouth-v-Manchester-United-Premier-League

Wiilasha Van Gaal ma aysan badinin lix kulan oo isku xigta, waxaana taageerayaasha ay dalbadeen in ninka reer Holland la tuso albaabka islamarkaana lagu soo bedelo Jose Mourinho kaasoo ay ceyrisay Chelsea isbuucii hore.

Waxaa la fahamsan yahay in boodhka kooxda ay doonayaan inay sii heystaan Van Gaal, laakiin waxa ay aqbaleen in guuldarro afaraad oo isku xigta oo maalinta Boxing Day ka soo gaarta Stoke City inay keeni doono in Van Gaal albaabka la tuso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip