Sports News

Klopp Oo Mushkiladii Rodgers Ay Heysato, United Oo Shax Ciyaareed Faa'ido U Leh Heshay Iyo Seddex Waxyaabood Kale Oo Laga Bartay Kulamadii Isbuucaan Ee Horyaalka Premier League.

0 Visits: 741 | Monday January 04, 2016 - 12:31:17
Isbuucaan waxaa la ciyaaray kulamadii 20aad ee horyaalka Premier League, Arsenal ayaa hogaanka sii xajisatay, Man United, Man City iyo Chelsea guulo ayay gaareen halka Liverpool ay guuldarro ku bilaabatay sannadka 2016. Hadaba waxaan eegeynaa shan waxyaabood oo laga bartay kulamadii la ciyaaray sabtidii…

Read More »

Shirkada Sameysay Maaliyada Espanyol Ee Joma Oo U Adeegsatay Xayaysiin Ficilkii Uu Mascherano Maaliyada Kaga Jiiday Shalayto Ciyaaryahan Alvaro.

0 Visits: 729 | Sunday January 03, 2016 - 13:41:06
Shirkada Joma oo ah shirkadii sameysay maaliyada kooxda Espanyol aya u adeegsata sawirkaan Mascherano inay hoosta kaga xariiqdo sida ay u adag tahay maaliyada ay sameeyeen oo aysan u aheyd mid jilic oo dhaqso iska jeexmeysa. Kulanka Catalan Derby ayaa ahaa mid xamaasadeysan oo farqaha la isku dhexay…

Read More »

Kooxaha Manchester Ka Dhisan Oo Saxiixyo Waa Weyn Sameynaya Isbuucaan Iyo Wararkii Kale Ee Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta Oo Axad Ah.

0 Visits: 742 | Sunday January 03, 2016 - 13:39:02
Suuqa kala iibsiga Ingariiska ayaa fursan maalintii labaad bisha Janaayo, waxaana durbaba si weyn loo hadal-hayaa xiddigaha ay ku dhow yihiin saxiixyadooda kooxaha waa weyn ee Ingariiska. Maanta oo axad ah waxaan idiin soo uruurinay wararkii ugu waa weynaa ee ay qoreen wargeysyada Ingariiska ka soo…

Read More »

Tababare Louis Van Gaal Oo Amaan Kala Dul Dhacay Kabtankiisa Wayne Rooney Oo Kulankii Swansea Goolka Guusha U Dhaliyay Iyo Rooney Oo Dhaafay Gooldhalintii Denis Law

0 Visits: 761 | Sunday January 03, 2016 - 13:36:50
Tababaraha Manchester Unitedee Louis van Gaal ayaa amaan kala duldhacay kabtankiisaWayne Rooney kadib markii uu gool qurux badan kooxdiisa guul ugu horseeday kulankii Old Trafford ku dhexmaray kooxaha Man United iyo Swansea City. Iyada oo ciyaartu barbaro 1:1 ahayd isla markaana ay 13 daqiiqo ka hadhsan…

Read More »

Hordhac: Valencia v Real Madrid – Benitez Oo Haddii Uu Ka Faa'ideysan Waayo Barbarihii Barcelona La Burin Doono Iyo Neville OO Guushii Ugu Horeysya Ee Horyaalka Raadinaya.

0 Visits: 707 | Sunday January 03, 2016 - 12:53:00
Kulanka: Valencia v Real Madrid Garoonka: Mestalla Stadium Waqtiga: 10:30pm Saacada Geeska Afrika Dhowr isbuuc ka hor, FC Barcelona ayaa garoonka Camp Nou waxa ay barbaro kula galeen kooxda Deportivo de la Coruna, Real Madrid ayaana ka faa'ideysan weysay sababtoo ah Los Blancos ayaa waxaa guuldarro…

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Man United Oo U Dhaqaaqeysa Saxiixa Saido Mane Ka DIb Guushoodii Ugu Horeysay Ee Muddo Sagaal Kulan Ah, Xilli Mane Ay Isku Dhaceen Tababarihiisa Koeman.

0 Visits: 669 | Sunday January 03, 2016 - 12:51:11
Manchester United ayaa ku dhow inay dalab ka gudbisay bishaan Janaayo Sadio Mane ka dib markii weeraryahanka kooxda Southampton ay isku dhaceen tababaraha Saints Ronaldo Koeman, sida ay ku waramayaan wargeysyada Ingariiska.

Read More »

Afar Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Barcelona Ay Barbaro Kala Kulantay Deriskooda Espanyol.

0 Visits: 712 | Sunday January 03, 2016 - 12:49:11
Barcelona ayaa barbaro goolal la'aan ah lagu qabtay kulankii ay la ciyaareen deriskooda Espanyol ee Catalan Derby. Kulankaan waxa uu ahaa kulankii ugu horeeyay ee seddex kulan oo ay labada kooxood wada ciyaarayaan 10 maalmood gudaheed, iyagoo mar kale is arki doona arbcada lugta hore ee Copa del…

Read More »

James Rodriguez Oo Sharaxaad Cajiib Ah Ka Bixiyay Sababtii Uu U Joogsan Wayay Markii Ay Boliiska Ceyrsanayeen Maalintii Jimcihii.

0 Visits: 702 | Sunday January 03, 2016 - 12:46:19
James Rodriguez ayaa ka hadlay sababihii uu u joogsan wayay markii ay boliiska ceyrsanayay ka dib markii uu ku socday xawaare kor u dhaafaya 200 kiilomitir saacadii.

Read More »

Ruud Gullit Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababta Memphis Depay Uu U Yahay Saxiixii Ugu Xumaa 2015 Ee Premier League.

0 Visits: 667 | Sunday January 03, 2016 - 12:42:25
Halyeeygii hore ee xulka Netherlands Ruud Gullit ayaa Memphis Depay ku eedeeyay dabeecadiisa iyo qaab nololeedkiisa inay ugu wacan tahay in lagu tilmaamo saxiixii ugu xumaa 2015.

Read More »

Waa Kuma Ciyaaryahanka Ay Arsenal Bishaan Kula Soo Wareegeyso Lacag Gaareysa 42 Milyan Ginni?

0 Visits: 692 | Sunday January 03, 2016 - 12:40:10
Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa isha ku haya inuu dalab 42 milyan ginni ah ugu dhaqaaqo weeraryahanka Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang bishaan inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga.

Read More »

WITNESS: stark encounter with a suicide bomber

0 Visits: 772 | Sunday January 03, 2016 - 11:01:52
OGADISHU (HOL) – Mohamed Hassan, a 60 years old former university professor was chitchatting with his friend over coffee inside a Mogadishu restaurant when he saw a suspicious man struggling to fine-tune a wire under his blouse which poked out of his shirt's buttons.

Read More »

Wilfired Bony Oo Calaancal Afka Furtey Fariina Hawada U Mariyey Macalinkiisa Peligrinni.

0 Visits: 700 | Saturday January 02, 2016 - 10:11:21
Weeraryahanka reer Ivory Coast iyo weliba sidoo kale kooxda Manchester City Wilfred Bony ayaa waxaa uu macalinkiisa Peligrinni ka codsadey in isaga iyo Aguero la iska barbar ciyaarsiiyo dhinaca weerarka.

Read More »

Hordhac: Watford v Man City – Sky Blues Oo Raadineysa Inay Wadada Guusha Ku Soo Laabato Ka Dib Barbarihii Leicester.

0 Visits: 833 | Saturday January 02, 2016 - 09:57:57
Kulanka: Watford v Man City Garoonka:Vicarage Road Stadium Waqtiga: 8:30pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Martin Atkinson

Read More »

Hordhac: West Ham v Liverpool – Reds Oo Raadineysa Guusheedii 3aad Ee Isku Xigta Inay 2016 Guul Ku Bilaabato.

0 Visits: 737 | Saturday January 02, 2016 - 09:56:36
Kulanka: West Ham v Liverpool Garoonka: Upton Park Waqtiga: 3:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: R Madley

Read More »

Hordhac: Arsenal v Newcastle – Gunners Oo U Darban Inay Sii Xajisato Hogaanka Horyaalka Kulankooda Ugu Horeeya Ee Sannadka Cusub.

0 Visits: 700 | Saturday January 02, 2016 - 09:53:33
Kulanka: Arsenal v Newcastle Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Anthony Taylor

Read More »

Hordhac: Man United v Swansea – Red Devils Oo Dooneysa Inay Guul Ku Bilaabato 2016 Balse Wajaheysa Koox Ka Badisay Seddexdii Kulan Ee Ugu Danbeysay.

0 Visits: 727 | Saturday January 02, 2016 - 09:52:15
Kulanka: Man United v Swansea Garoonka: Old Trafford Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Jonathan Moss

Read More »

Hordhac: Espanyol v Barcelona – Blaugrana Oo Sannadka Cusub Ee 2016 Ku Bilaabaneysa Kulanka Catalan Derby.

0 Visits: 734 | Saturday January 02, 2016 - 09:50:19
Kulanka: Espanyol v Barcelona Garoonka: Estadio Cornella El-Prat Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Wenger Oo Qirtay In Mesut Ozil Uu Halis Ugu Jiro Inuu Dhaawacmo Ka dib Markii Uu Ku Fashilmay Qamaarkii Uu Ku Galay Alexis Sanchez.

0 Visits: 755 | Saturday January 02, 2016 - 09:48:30
Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in Mesut Ozil uu u baahan yahay inuu nasto laakiin inaysan awoodin inuu kulamada qaar ka fariisto. Tababaraha kooxda Arsenal Wenger ayaa sheegay in Ozil uu tababarka dhib ku yahay islamarkaana uu kulanba kulanka ku xiga ciyaarayo sababtoo ah waxa uu muhim u yahay…

Read More »

Goormee Ayuu Furmayaa Islamarkaana Soo Xirmayaa Suuqa Kala Iibsiga Bisha Janaayo Ee Wadamada England, Spain, Italy, Germany Iyo France?

0 Visits: 715 | Thursday December 31, 2015 - 20:46:24
Iyadoo uu soo dhawaaday suuqa kala iibsiga bisha Janaayo waxaan halkaan ku eegeynaa waqtiyada muhimka ah ee ay tahay inaad maanka ku heyso. Goormee ayuu furmayaa suuqa kala iibsiga Ingariiska?

Read More »

Goolashii Ugu Badnaa, Kaararkii Ugu Badnaa, Caawintii Ugu Badneyd Iyo Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Horyaalka Premier League Iyo Sannadkan Dhamaanaya Ee 2015.

0 Visits: 769 | Thursday December 31, 2015 - 20:43:25
Sannadka miilaadiga ee 2015 ayaa ku eg maanta oo khamiis ah, waxaana maanta qormadeena laacib.net ku eegi doonaa sannadkan 2015 iyo horyaalka ugu xiisaha badan waqti xaadirkaan kubada cagta caalamka ee Premier League, waxaana idiin soo gudbineynaa istaatistiko kasta oo ku saabsan sannadkan iyo horyaalka…

Read More »